Goolhaye Cabdi-xaaq oo VOA Wareysi Siiyey
Goolhayihii Gobolka Jubbada Hoose, Cabdi Maxamed Axmed (Cabdi-xaaq) oo hadda ku nool Australia ayaa tababar siiya caruur Soomaaliyeed oo heer wacan ka gaaray kubadda cagta. Wareysi uu VOAda siiyey ayuu...
View ArticleMaalintii Calanka Somalia
12ka bisha October 1954, waa maalintii la sameeyey calanka Soomaaliyeed ee buluugga khafiifka ee xiddigta 5ta gees dhexda kaga taallo. Cabdirisaaq Xaaji Xuseen oo ka mid ahaa xisbigii SYL, horeyna...
View ArticleDeutsche Bank oo ka digaya qatar
Mid ka mid ah bangiyada ugu wayn Yurub Deutsche Bank ayaa dhaleeceeyay qorshaha lagu xalinayo dhabaatooyinka daymaha Yurub
View ArticleDeutsche Bank oo ka digaya qatar
Mid ka mid ah bangiyada ugu wayn Yurub Deutsche Bank ayaa dhaleeceeyay qorshaha lagu xalinayo dhabaatooyinka daymaha Yurub
View ArticleWararkii ugu dambeeyay dagaalo culus oo maanta ka dhacay Gobolka Jubbada...
Dagaalo xoogan ayaa waxay maanta ka dhaceen duleedka degmada Af Madow ee Gobolka Jubbada Hoose, waxaana dagaalada soo qaaday ciidamo hubeysan oo taabacsan Xoogaga Shabaab. Dagaalada ayaa waxay maanta...
View ArticleDagaal Culus oo Maanta ka Dhacay Deegaanka Taabto ee Jubbada Hoose
Nairobi (RBC) Wararka naga soo gaaraya deegaanka Taabto ee gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in dagaal culus oo saacado badan qaatay uu maanta ku dhexmaray ciidamada Raskambooni oo kaashanaya kuwa...
View ArticleErgeyga Midowga Afrika u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya Mr. Jerry John...
Waxaa maantay caasimada magaalada Muqdisho soo gaaray Wakiilka Midowga Afrika ee arrimaha Soomaaliya, Mr.Jerry John Rawlings oo ah madaxweynihii hore ee dalkaGhana, iyadoo lagu wado in uu kulamo la...
View ArticleWefdi Ka Socda Dowlada KMG Ah Soomaaliya oo Soo Garey Maanta Magaalada Gaalkacyo
Gaalkacyo(RBC): Wefdi ka socda Dawladda KMG ah Soomaaliya ayaa maanta soo gaaray magaalada Gaalkacayo ee xarunta gobolka Mudug. Wafdigan oo u horkacaayay Wasiir ku xigeenka Wasaarada arimaha gudaha iyo...
View ArticleTalyaaniga iyo Midowga Yurub oo dib u furanaya Safaaradoodii Muqdisho
Muqdisho 13 October 2011 (SONNA): Dowladda talyaaniga ayaa shaaca ka qaaday in ay dib u furaneyso safaaraddii ay ku lahayd magaalada Muqdisho kaddib markii ay tilmaameen in ay xaaladda magaalada ay...
View ArticleSwap Deal Boosts Hamas Clout Over Fatah
A prisoner swap deal between Hamas and Israel to release hundreds of Palestinian prisoners for a captured Israeli soldier has given the Islamist group more leverage over its rival Fatah, analysts believe
View ArticleMas’uul ka tirsanaa Dowladii Hose ee Kacaanka oo sheegay in Duqa M/Muqdisho...
Mas’uul horay uga tirsanaa Dowladii Hoose ayaa ku dhaliilay Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, awoodaha xad-dhaafka ah ee uu adeegsanayo xilkiisa, isagoo arrin aan sharci aheyn...
View ArticleAn Open Letter to President Abdirahman Mohamed (Farole)
By Puntland Students Network (PSN) Malaysia October 13, 2011 Dear President Abdirahman, We are here by congratulating and declaring our gratitude to you Mr. President for your bold step ahead of...
View ArticleSheekh Fu’aad Shongolle oo maanta hanjabaado culus u jeediyay Dowladda...
Sheekh Fu’aad Shongolle ayaa wuxuu maanta uu shaaca ka qaaday in uu ka qeyb qaadan doono dagaalada ka soconaaya magaaladda Muqdisho, isagoo sheegay in uu dagaalada uu ku Shahiidi doono. Sheekh Fu’aad...
View ArticleHayland oo Magcaabistiisii lagu Guulaystay
Madaxwaynaha Ismaamul Goboleedka PL C/raxmaan Faroole ayaa Magcaabay Gobolkii ay Mataanaha ahaayeen Sanaag ee Hayland waxana loo Magcaabay Laba Masuul oo Aqoon iyo Khibrad dheeraad ah u leh Hanaanka...
View ArticleCiidamada Raaskambooni iyo kuwa TFG-da oo galay deegaanka Taabto
Ciidamada wada socda ee Raaskambooni iyo kuwa TFG-da ayaa galabta casir liiqii gudaha u galay deegaanka Taabto, kadib dagala lagu hoobtay oo maanta halkaas ku dhex maray iyaga iyo Shabaab. Wararka ayaa...
View ArticleOWN: Halkan Ka Dhegaysta Waraysi Aanu Khadka Telfoonka Kaga Qaadnay Abwaan...
Hargeysa (OWN)- Waxa aanu halkan idiinku soo gudbinaynaa waraysi aanu khadka telfoonka kaga qaadnay Abwaan Maxamed Xaashi Dhamac “Gaariye” oo dawayn u jooga dalka Norway, isaga oo sheegay in...
View ArticleDiyaarado duqeyn u geystay meelo ka tirsan jubooyinka
Wararka naga soo gaaraya deegaanka Taabto oo 60-km u jirta magaalada Dhooblay ee gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in galabta diyaarado joog hoose ku duulay ay duqeymo ka geysteen fariisimo ciidamada...
View ArticleDiyaarado duqeyn u geystay meelo ka tirsan jubooyinka
Wararka naga soo gaaraya deegaanka Taabto oo 60-km u jirta magaalada Dhooblay ee gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in galabta diyaarado joog hoose ku duulay ay duqeymo ka geysteen fariisimo ciidamada...
View Article