Invitation to a “Know Your Legal Rights” Conference hosted by the Canadian...
Know Your Legal Rights” Conference The Canadian Somali Congress cordially invites all members of the community to the first session of an important “know your legal rights” initiative. There is a need...
View ArticleMahadnaq iyo duco
Mahadnaq iyo duco Aniga oo ku hadlaya magaca eheladii Axmad Abiibakar Sheekh Cumar Good, waxan mahadnaq u dirayaa dhammaan dadkii nala damqaday ee geeridii naxdinta badnayd ee ku timid wiilkayagii...
View ArticleConcerns raised over skill shortages and limited national vision
HARGEISA (SomalilandPress)—President Ahmed Mohamud Siilaanyo today addressed ministers from his cabinet along with intellectual groups and donor country members. The meeting held at the Hotel Mansoor...
View ArticleGaari lagu qarxiyey waxyabaha qarxa
Nairobi(GMN)-Ciidamada la dagaalanka argagixisada dalka kenya ayaa magaalada Nairobi ee dalka kenya waxa ay ku qarxiyeen gaari laga soo buuxiyey waxyabaha qarxa. Saraakiiha amaanka dalka kenya ayaa...
View ArticleReysulwasaraha oo ka horyimid hadalkii Shariif
Muqdisho(GMN)-Reysulwasaaraha dowlada KMG Soomaaliya Cabdiwali Maxamed Cali Gaas oo ka jawabay hadal ka soo yeeray madaxweynaha dowlada KMG Soomaaliya ayaa sheegay in ciidamada dalka kenya ay...
View ArticleNin Kenyan oo qirtay Qaraxyadii Bam ee Nairobi, sheegeyna inuu ka tirsan...
Elgiva Bwire Oliacha oo ah 28-sano jir ayaa qirtay mid ka mid ah qaraxyadii labo cisho ka hor ka dhacay Magaalada Nairobi ee dalka Kenya, iyadoo Maxkamad la soo taagay ninkan Kenyanka ah. Howl gal ay...
View ArticleKenya: Nin qirtay inuu ka dambeeyay qarax ka dhacay Nairobi
Nin Kenyan ah oo ay ciidamada ammaanka ku qabteen xaafad katirsan caasimada Nairobi habeenimadii Talaada ayaa qirtay inuu ka dambeeyay mid ka mid ah labo qarax oo Isniintii ka dhacay Nairobi iyo inuu...
View ArticleC/weli Gaas “Waa war qaldan in la yiraahdo Kenya soo duushay, Rabitaanka yaga...
R/wasaaraha Soomaaliya Dr. C/weli maxamed Cali Gaas ayaa si layaab leh u khilaafay hadal wada jir ahaa oo shalay isaga iyo Madaxweynaha ay ka soo saareen Magaalada Muqdisho, kaasoo mowqifkooda ay ku...
View ArticleMadaxweyne Shariif iyo Ra’iisul Wasaare Gaas oo go’aan adag oo isku mid ah ka...
Shirjaraa’id oo ay si wada jir ah magaalada Muqdisho ugu qabteen Madaxweynaha dowladda KMG Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo Ra’isul wasaare C/weli Gaas ayey ku cadeeyeen mowqifkooda ku aadan...
View ArticleR/wasaare Cabdi Welli: “taageerada ciidamada Kenya waan soo...
R/wasaaraha Xukuumadda FDKMG Soomaailya oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa mar kale ka hadlay arrinta ku aadan Kenya iyo Soomaaliya isagoo sheegay in aysan dowladda ka soo...
View ArticleDal Furan, Dowlada La yaso iyo Dad aan Damiir laheyn Dulinimaa u Danbeysa...
Madaxweyne sheekh Shariif ayaa wuxuu hadlay soo galitaanka ay soo galeen ciidamada kenya gudaha Soomaaliya, wuxuuna sheegay inaysan raali ka aheyn shacabka iyo dowlada labadaba,hadalkaan uu sheegay...
View ArticleCabsi xooggan oo ka taagan qeybo ka mid ah gobolka Mudug iyo diyaarado dagaal...
Waxaa cabsi laga soo sheegayaa deegaano u dhexeeya magaalooyinka Gaalkacyo iyo Xarardheere, cabsidaas oo kala dhalatay diyaarado dagaal oo halkaas dul heehaabaya. Diyaaradahan oo joog hoose ku duulaya...
View ArticleMaxamed Cabdi Gaani; "Madaxweyne Shariif haddii uu ka horyimaado dagaalka ka...
Prof. Gaandhi, hogaamiyaha maamul goboleedka Azania ayaa xaq ku tilmaamay dagaalka ka dhanka ah alShabaab ee ay ciidamada Kenya ka wadaan Koonfurta Soomaaliya. Hogaamiyaha Azania wuxuu sidoo kale...
View ArticleDunida waxaa xukumi doona mustaqbalka dhow islam: Turjumaadii iyo diyaarintii...
Islam Will Rule the World soon 27.10.2011الإسلام سيحكم العالم قريباMustaqbalka dhow Dunida waxaa xukumidoona Islam ! Hadalkaas waxaayiri cilmi baarayaal iyo khubaro maraykan”....
View ArticleBanaanbax ay Samaysay Al Shabaab
Banaanbax looga soo horjeedo soo gelitaanka ciidamada Kenya ayaa ka dhacay magaalooyinka koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya ee ay Alshabaab ka taliyaan.
View ArticleGudiga xiriirka Amaanka oo Shirkii Sadaxaad uga furmay muqdisho,
Ra’iisulwasaaraha Xukuumadda KMG ee Soomaaliya Cabdiwali Maxamed Cali ” Gaas” ayaa waxa uu maanta furay Shirka gudiga xiriirka Amaanka Soomaaliya oo ah Shirkii labaad ee horay loogu soo qabtay dalka...
View ArticleHeshiiska Yurub ee dhibaatada daymaha
Madaxweynaha Faransiiska Nicolas Sarkozy ayaa ku dhawaaqay in hogaamiyayaasha shirka Brussels ee dalalka Yurub ay gaareen heshiis lagu xalinayo dhibaatooyinka daymaha Yurub
View ArticleHeshiiska Yurub ee dhibaatada daymaha
Madaxweynaha Faransiiska Nicolas Sarkozy ayaa ku dhawaaqay in hogaamiyayaasha shirka Brussels ee dalalka Yurub ay gaareen heshiis lagu xalinayo dhibaatooyinka daymaha Yurub
View ArticleIn this Universe Part 31, The Hijab (The Veil),By: Saeed I.Hussein
The Hijab is one of that duties Allah has set to the people,and it's obliged wamen to take and use it properly,Allah has created these people and knows what is good for them,and He ordered women...
View Article