Xukunno lagu Ridday Mas'uuliyiin Gargaar Leexsaday
Guddoomiyaha Maxkamada Ciidamada Qalabka sida, G/sare Xasan Maxed Xuseen Muungaab ayaa VOA u sheegay in maxkamadda ciidamadu ay maanta markii ugu horeysay xukunno kala duwan ku riday labo guddoomiye...
View ArticleDAAWO SAWIRRADA:-Xaflad Lagu Muujinayo Nabadda Muqdisho Oo Caawa Ka Dhacday...
Halkaan waxaan idinkugu soo gudbineynaa Sawirrada xaflad lagu muujinayey Nabadda magaalada Muqdisho oo Caawa ka dhacday degmada Howlwadaag ee gobolka Banaadir waxaana Xafladda kasoo qeybgalay...
View ArticleMilitariga Kenya ayaa 7 Kalluumaysato reer Kenya ah ku diley aagga badda ee...
Ciidanka Militariga Kenya ayaa Jimcadii dooni ay leeyihiin kalluumaysato reer Kenya waxay ku dejiyeen xeebaha ku aadan aagga raas Kambooni, waxaana doontaas ku dhintay 7 qof oo kamid ah...
View ArticleHambalyo :Cabdi Daahir Cabdi (Bacow)
Dhammaan howl wadeenadda Website-ka Oodweynenews waxaan idinku salaamayaa Salaanta Islaamka Asalaamu Calaykum Waraxmatulaahi Wabarakaatu. Halkan waxaan Hambalyo aan La Soo Koobi Karin Uga Diraynaa...
View ArticleIID MUBAAKIR , HAMBALYO SHAQO WACAN GudoomiyahaTVQSL
HAMBALYO Waxaanu kuugu hambalyaynaynaa Xilka culus ee laguu igmaday oo ah Gudoomiyaha TV Qaranka Somaliland ee yurub waxanu ilaahay kaaga baryaynaa inuu kuu fududeeyo adigun aad si daacadnimo aha aad u...
View ArticleOWN: Wareysi Aanu La Yeellanay Leyla Abokor Dheere oo Kamida Gudida Urur...
Dhageystayaasha qiimaha badan waxaanu halkan idiinku soo gudbinaynaa wareysi aanu la yeellanay Leyla Abokor Cabdillaahi (Leyla Abokor Dheere) oo kamida gudida urur dhawaan la sameeyey oo loogu tallo...
View ArticleMungaab “Hada baaritaan waxaa ku socdo 3-Gudoomiye degmo, hadii lagu helo waa...
Gudoomiyaha maxkamada sare ee ciidamada qalabka sida G/sare Xasan Mungaab oo shalay ka dhawaajiyay in maxkamada ay xukuno tobanaan sano xabsi ah ku riday gudoomiyeyaashii degmooyinka Xamar Jajab iyo...
View ArticleWasiirka arrimaha dibada Kenya oo u yeeray Safiirka Eritrea u fadhiya Kenya &...
Wasiirka arrimaha dibada Kenya Moses Wetangula ayaa shalay xafiiskiisa ugu yeeray safiirka dowladda Turkiga u fadhiya magaalada Nairobi, si uu ugu sharxo walaac dowladda Kenya ka qabto warar dhanka...
View ArticleMalaayiin Muslimiin ah oo maanta taagan Baanka Carafo
Malaayiin Xujey Muslimiin ah ayaa maanta taagan Banka Carafo oo ah rugniga ugu weyn ee acmaasha Xajka, iyadoo dadka ay saaka aroor hore ka soo kalaheen macsharka Mina oo ay shalay soo gaaraan, xalayna...
View ArticleIsgaarsiinta Baardheere oo hawada ka maqan & Ciidamada dowladda oo kaabiga ku...
Xiisado dagaal ayaa saaka laga dareemayaa deegaano u dhow dhow degmada Baardheere, kadib markii ay u soo ruqaansadeen Ciidamo ka tirsan dowladda oo labo jiho ugu soo kala wajahan. Sida wararku...
View ArticleXiisado dagaal saaka ka taagan duleedyada magaalada B/weyn
Kadib dagaal shalay ka dhacay inta u dhaxeysa deegaanka Kala Beyr iyo Matabaan ee gobolka Hiiraan ayaa waxaa saaka xiisad dagaal laga soo sheegayaa qeybo ka mid ah gobolkaas, gaar ahaan duleedka...
View ArticleMuslimiin Xujey ah oo maanta taagan Banaanka Carafo, si ay u gutaan Rugniga...
Malaayiin Muslimiin ah ayaa maanta waxay taagan yihiin Banaanka Carafo, si ay u gutaan rugniga ugu weyn ee Xajka, kadib markii shalay uu si rasmi u bilowday gudashada waajibaadka Xajka. Maanta oo...
View ArticleXoolo dhaqato Ari jir ah Oo Ay La Socdaan Arigooda iyo Lo’odoodii Oo...
Illaa shan kun oo neef oo ari ah iyo in kudhow boqol lo’ ah ayaa isugu soobaxay wadooyinka magaalada Madrid ee caasimada dalka Spain si ay u soo bandhigaan ka soo horjeedida ay ku diidan yihiin in...
View ArticleDowlda Keyna ayaa ku dhawaqday in ay Magalda Baydhabo kasameyneysay goob ka...
War ay soo saartay Wasaaradda gaashaandhiga dalka Kenya ayaa waxaa lagu sheegay in Kenya ay aag duulimaadyada kacaagan ka sameeyeen magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay kadib markii la sheegay in...
View ArticleCiidamadda Dowladaha Somaliya iyo Kenya oo ku dhawaaday magaaladda Baardheere...
Dagaalo culus ayaa waxaa maanta laga cabsi qabaa inay ka dhacaan magaaladda Baardheere ee Gobolka Gedo oo ay gacanta ku heyso Xarakada Al Shabaab, iyadoo aan la-ogeyn waxa ay xaaladda ku soo idlaan...
View ArticleXarakada Al Shabaab oo weerar ka geysatay dalka Kenya iyo khasaaro kala duwan...
Xarakada Al Shabaab ayaa waxay xalay weeraro qorsheysan ay ka geysatay duleedka magaaladda Nairobi ee dalka Kenya, iyadoo muwaadiniin u dhashay dalka Kenya ay dhimasho iyo dhaawacyaba u geysatay. Gaari...
View ArticleMuslimiinta caalamka oo maanta u taagan Banka Carafo iyo inta badan...
Kala nasiib badan dadku, waxaana sanad walba Xajka tagga inta ruux ee uu Alle ugu talla gallay inay Xijiyaan, isla-markaana waa wax Waajib ku ah Muslimiinta oo dhan, haddii ay awoodaan. Waxay maanta...
View ArticleCiidamada Dowladda oo ku wajahan Baardheere & isgaarsiinta oo hawada laga saaray
Ciidamada Dowladda Soomaaliya ayaa ku wajahan Magaalada Baardheere iyo Buurdhuubo halkaasoo ka mid ah deegaanada ay ku hareen Shabaab, iyadoo saacadihii la soo dhaafay dhaq dhaqaaq ciidan oo xoog leh...
View ArticleAhlusunada Galgaduud oo markii u horeysay sheegay in aysan Khilaaf ku Ciideyn
Maamulka Culumaa’udiinka Ahlusuna ee Gobolada Dhexe ayaa ku dhawaaqay in Khilaaf la’aan ay kula ciidayaan Umada Muslimiinta, iyagoo sheegay in maanta Bisha Dulxaj ay tahay Sagaal, isla markaana...
View ArticleSheikh xuseen cali - Muxaadaro Part.4
Sheikh xuseen cali - Muxaadaro Part.4 Sheikh xuseen cali - Muxaadaro Part.4 From: mohammedmursal Views: 0 0 ratings Time: 09:55 More in People & Blogs muxaadaro:
View Article