Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Browsing all 54547 articles
Browse latest View live

Xisbul islaam oo ku soo biiray masraxa idaacad boobka lana wareegay idaacadii...

Xoogag taabacsan Xizbul Islam ayaa saakay xoog ku galay dhismaha idaacada iyo telefishinka GBC ee magaalada Muqdisho iyagoo la wareegay guud ahaanba idaacada. Xarunta idaacadan codka nabadda ku...

View Article


Nin Soomaali ah oo lagu xiray Holland

Booliska magaalada Amistardam ee dalka Holland ayaa xiray nin Soomaali ah oo haysta dhalashada dalka Britain. Ninkaasi la xiray oo aan magaciisa shaaca laga qaadin ayay ciidamadu kala soo degeen...

View Article


Haweeney SOmali ah oo lagu eedeeyey iney dishay laba caruur ah oo ey dhashay

Hooyo Soomaaliyeed ooi magaceeda lagu sheegay  Ebyan Maxamed Faarax kuna  nool gobolka Indiana ee dalka Mareykanka ayaa lagu soo eedeeyey in ay dishay labo carruur ah oo ay  dhashay. Haweeneydaasi oo...

View Article

RW Dowlada KMG ah oo sheegay iney dagaal kula wareegi doonaan gobolada...

RW Dowladda KMG ah ee Somalia Cumar C/rashiid Sharmaarke  ayaa waxa uu sheegay in la furayo jiid cusub oo xaga dagaalka ah sida looga hortago kooxaha dowlada ka soo horjeeda oo ku siqa meelo dhowr ah...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Maamulka Galmudug oo sheegay iney ammaanka Gaalkacyo wax ka qabanayaan

Maamulka Galmudug ayaa sheegay in koonfurta magaalada Gaalkacyo ay ku daadin doonaan Ciidamo farabadan oo ka tirsan Booliska Maamulka xili falal amaan xumo oo aad u sareysa laga soo sheegayo....

View Article


AMISOM oo xalay madaafiic u qeybiyey qeybo kamid ah magaalada Muqdisho

Iyadoo maalmihii la soo dhaafay magaalda Muqdisho laga dareemayay xaalado deggaansho ayaa haddana mar qura dadka muqdisho waxaa ay habeenkii xalay ku soo baraarugeen Madaafiic cul culus oo ka soo...

View Article

Dagaal dib uga bilaowday meelo kamid ah degmada Hodon ee magaalada Muqdisho

Dagaal u dhaxeeya ciidamada Dawladda ku meel gaarka Soomaaliya iyo xarakada shabaab ayaa subaxmimadii hore ee saaka ka dhacay qaybo ka mid ah magaalda Muqdisho gaar ahaana degmada Hodan Dagaalkan oo...

View Article

Ciidamo ka wada tirsan XIsbul Islaam oo isku rasaaseeyey xarunta idaacada GBC...

Ciidamo ka tirsan Ururka Xisbul Islaam ayaa xalay isku rasaaseeyay afaafka hore ee Dhismaha Xarunta Idaacada GBC oo ay shalay la wareegeen, iyadoo isku dhacan ka dambeysay markii ay isku qabsadeen...

View Article


Guddoomiyaha gobolka banaadir ee dowlada KMG ah oo ku eedeeyey kooxaha...

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Maxamuud Axmed Nuur Tarzan ayaa ka eedeeyey ururada Islaamiyiinta iney boobayaan hantiyada shacabka magaalada Muqdisho isagoo sheegay iney damacsan...

View Article


War deg deg ah: Qarax ka dhacay agagaarka madaxtooyada villa somalia

Nin nafta soo huray ayaa la sheegayaa inuu isku Qaraxiyey agagaarka  Xarunta Madaxtooyada Villa Somaliya kaasi oo qal qal galiyay dhamaan saraakiisha Dowlada ee ku sugan Xaruntaasi iyadoo laga maqlay...

View Article

MUXAADARO

Author: abudar100 Keywords: Added: September 21, 2010 muxaadaro: 

View Article

Dagaal iyo duqeymo daba socday oo saakay ka dhacay magaalada Muqdisho

Dagaalo ayaa waabarigii saaka mar kale ka dhacay degmada Hodan ee Gobolka Banaadir, kaasi oo daba socday dagaalo shalay duhurkii ilaa galabnimadii ka dhacay, iyadoo dagaalka saaka ahaa mid goos goos...

View Article

Yaa u sharaxan jagada RW dowladda KMG ah kadib markii sharmarke tegay

Madaxweynaha DKMG ee Somalia Shariif Sheekh Axmed ayaa si diiran u soo dhaweeyey tallaabadii uu isku casilay ra'iisal wasaarihii xukuumadda Cumar Cabdirashiid Sharmaake, wuxuuna ku tilmaamay mid...

View Article


Madaxweyne Shekh Shariif iyo Wafdi uu hogaaminaayo oo dalka ka...

Madaxweynaha dowladda FKM mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo wafdi uu hogaaminaayo Ayaa galabta ka dhoofay garoonka Diyaaradaha Ee magaalada Muqdisho. Madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa waxa ay ku...

View Article

WAR DEG DEG AH: Madaxweyne Shariif oo ku dhawaaqay magaca ku-simaha ra'iisal...

Ka dib markii uu shaqada ra'iisal wasaarenimada maanta ka fariistay Cumar Cabdirashiid Cali Sharma'arke ayaa waxaa uu madaxweynuhu jagadaas si ku meelgaarnimo gaaban ah ugu magcaabay nin ka so jeeda...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ciidamada Xisbul Islam oo maanta barakacayaal ku sugnaa dhismaha Jaamacadda...

Waxaa maanta barqadii iyagoo ku hubeysan gaadiidka dagaalka xoog ku galay gudaha Dhismaha weyn ee Ex Jaamacaddii Lafoole Ciidamo ka amaqarqaata Xisbul islam. Ciidamadan oo aad u fara badnaa ayaa waxay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Afhayeenka Ciidamada AMISOM; "Saldhig cusub ayaan magaalada Muqdisho ka...

Afhayeenka Ciidamada AMISOM oo warbaahinta qaarkood la hadlay ayaa sheegay in ciidamadoodu isku ballaarinayaan magaalada Muqdisho iyagoo saldhig cusub ka degay qeyb magaalada ka mid ah. Afhayeen...

View Article


Afhayeenka Xisbul islam "Mas'uuliyadda weerarkii Madaxtooyada innaga ayaa ka...

Maxamad Cismaan Caruus, afhayeenka Xisbul Islam ayaa daboolka ka qaaday in qarixii dhicisoobay ee ka dhacay afaafka hore ee Villa Somali iyo ninkii qaraxaas doonayay in uu fuliyo ay iyagu waa Xisbul...

View Article

Taliyaha Ciidamada AMISOM; "Maalinta nabadda adduunka darteed Alshabaab...

Nathan Mugisha, Taliyaha ciidamada AMISOM ee sheegta in ay nabad-ilaalin u oogaan Soomaaliya oo ka hadlayay munaasabad lagu maamuusayay maalinta nabadda Adduunka oo ka dhacday Dugisiga Tababarka...

View Article

Laba askeri oo dowladda ka tirsan ayaa dhimatay Shacab kalena waa dhaawacmeen...

Laba ka mid ah ciidamada Dowladda ayaa dhimatay sadex qofood oo rayid ahina waa dhaacmeen ka dib markii xalay iyagoo meel ku qayilaya weerar bambaano oo rasaasi ka damebysay lala beegsaday. Weerarkan...

View Article
Browsing all 54547 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>