Mutamarkii 10aad Seattle WA 2010
Author: Dugsigaumalquraa Keywords: Added: September 25, 2010 muxaadaro:
View ArticleDiyaarad Helicopter ah oo gantaal aan waxyeelo geysan ku dhuftay magaalada...
Diyaarad nooca dagaal ah oo Helicopter ah ayaa saakay hadba dhinac u dul mareysa Magaalada Marka ee gobolka Shabeelaha Hoose. Diyaaraddan oo aan la garanayn halka ay ka timid iyo cidda iska leh toona...
View ArticleKhudbadii Madaxweynaha Dowladda KMG ah ee New York Q-2aad( War saxaafadeed)
Maadaama Howlaha Jamciyadda Quruumaha ka dhaxeysa ay ka mid tahay, in ay ka doodaan goobaha qalalaasuhu ka jiraan ee caalamka, ee khatarta ku ah degganaansha iyo nabadda caalamka, waxaan ka...
View ArticleDadka magaalada Muqdisho oo saakay ka nastay dagaalada
Magaalada Muqdisho ayaa dagan ka dib dagaal xoog badan oo xalay illaa shalay ka socanaya magaalada iyadoo xalay Madaafiic lagu garaacay xaafado ka mida caasimada. Jawi daganaansha ah ayaa saaka laga...
View ArticleDjibouti Muxaadaro 2 Diinta iyo Bulshadda(She. Abdirashid Ali Sufi)2. ...
Author: diintadotcom Keywords: Added: September 27, 2010 muxaadaro:
View ArticleDjibouti Muxaadaro 3 Diinta iyo Bulshadda(She. Abdirashid Ali Sufi)3. ...
Author: diintadotcom Keywords: Added: September 27, 2010 muxaadaro:
View ArticleDjibouti Muxaadaro 4 Diinta iyo Bulshadda(She. Abdirahman Ali Sufi)4. ...
Author: diintadotcom Keywords: Added: September 27, 2010 muxaadaro:
View ArticleDjibouti Muxaadaro 5 Diinta iyo Bulshadda(She. Abdirashid Ali Sufi)5. ...
Author: diintadotcom Keywords: Added: September 27, 2010 muxaadaro:
View ArticleDjibouti Muxaadaro 6 Diinta iyo Bulshadda(She. Abdirashid Ali Sufi)6. ...
Author: diintadotcom Keywords: Added: September 27, 2010 muxaadaro:
View ArticleDjibouti Muxaadaro 7 Diinta iyo Bulshadda (She. Abdirashid Ali Sufi)7. ...
Author: diintadotcom Keywords: Added: September 27, 2010 muxaadaro:
View ArticleMaamulka gobolka Banaadir oo Reer Muqdidhso ugu hanjabay Ganaax lacageed iyo...
Maamulka gobolka Banaadir ee dowladda Federaalka ayaa reer Muqdisho ugu hanjabay ganaax lacageed haddii ay wadooyinka ku soo daadiyaan qashinka. Mudane Tarzan, gudoomiyaha maamulka gobolka Banaadir...
View ArticleMadaxweynaha Soomaaliya Shiikh Shariif Shiikh Axmed oo talo loo soo jeediyay
Madaxweynaha Soomaaliya oo haatan dalka dibadda uga maqan balse la filayo in uu dhowaan ku soo laabto ayaa lagula taliyay in uu ka fiirsado cida uu Ra'iisal wasaaraha u soo magacaabayo. Xildhibaanada...
View ArticleOGEYSIIS, OGEYSIIS, OGEYSIIS KA DAAWO CAAWA DAQIIQADO KA DIB TELEFISHINKA...
rel="lightbox" src="http://media.voanews.com/images/480*360/midkamida+dhalinyaro+sanad+ka+hor+gacanta+shabab+ka+gooyay.jpg" width="300" height="300" align="right" border="0" />SOOMALAIGA KU DHQAN...
View ArticleDad qaraqmay iyo mid ka mid ah burcad-badeed oo la qabtay
Ilaa 13 qof ayaa baddu liqday iyadoo 8 kalena la la'yahay kadib markii markab kuwa ciidamada badda US uu isku dayay in uu gargaaro doon ku jabtay gacanka cadmeed. Tanzania-na waxay sheegtay in ay...
View ArticleCulumaaudiinka Ahlu Sunnah oo u muuqda kuwo isku khilaafsan taageerida...
Kadib Kulan ay maanta ku yeesheen mas’uuliyiinta sarsare ee Culumaa’udiinka Ahlu Sunna Waljameeca magaalaa Muqdisho ayaa laga soo soo saaray war saxaafadeed ku aadan khilaf ka dhexeeya Ahlu Sunnah oo...
View ArticleKooxda Xiriirka caalamiga ah ee Somalia oo ku baaqday in la kordhiyo...
Shir ay soo qaban qaabisay Kooxda Xariirka Caalamiga ah ee Soomaaliya (Somali Contact Group) waxaa maanta lagu soo gaba gabaynayaa Magaalada Madrid ee Dalka Spain, waxaana shirkaasi loga hadlay sidii...
View ArticleDowladda KMG ah oo beenisay in askari ka baxsaday u galay ururka Xisbul Islaam
Afhayeenka wasaarada warfaafinta dowlada KMG Soomaaliya C/risaaq Maxamed Qaylow ayaa si kulul u beeniyay in askari ka tirsan ciidamada dowlada KMG Sooamaaliya uu isku soo dhiibay ururka xizbul Islaam...
View ArticleSagaal ayaa dhintay, 16 waa dhaawac kadib madaafiic AMISOM ku garaaceen Suuqa...
Madaafiic ku dhacay suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho ayaa waxa ku dhintay ugu yaraan sagaal qof, 16 kalena waa ay ku dhaawacmeen. Madaafiicda ayaa waxa ay ku dheceen qeybta khudaarta ee suuqa...
View ArticleCiidamo Xabashi ah oo markale dalka ku soo xadgudbay
Ciidamo farabadan oo xabashi ayaa markale muddo asbuuc gudahiisa ku soo xadgubay soohdinta wadanka kadib markii lagu arkay ciidamo farabadan oo xabashi ah gudaha degaanka Qurac Joome ee gobolka...
View Article