Alshabaab iyo Xisbul islaam oo mar kale gacanta ka taagay wadahadal nabadeed...
Dhaqdhaqaaqyada ka soo horjeeda dowladda Soomaalida gaar ahaan Alshabaab iyo Xisbul Islaam ayaa markale sida la sheeagayo ka soo horjeestay wax wadahadal nabadeed ah in ay la galaan dowladda...
View ArticleJaaliyadda Somalida UK oo soo dhoweeyey sii deynta Paul iyo Rachel Chandler
Somalida UK ayaa si aad ah u soo dhaweeyay sii daynta Lamaanihii u dhashay wadanka Britain oo xuriyadooda helay iydoo uu gacan ka geystay muwaadin somalida UK ah oo is taxalujiyey. Soomaalida ku...
View ArticleMuxaadaro Midnimada Umadaha Islaamka Sh Mustafa X. Q 7
Author: albadaris Keywords: Added: November 18, 2010 muxaadaro:
View ArticleLOVE OF THE PROPHET MUHAMMAD (SAW)
Author: nasabstudio2009 Keywords: Added: November 20, 2010 muxaadaro:
View ArticleDagaal u dhexeeya Alshabaab iyo Ahlu Sunna oo mar kale dib uga qarxay...
Wararka ka imaanaya degmada Guriceel ee gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in dagaal aad u qaraar uu haatan ka socdo deegaano duleedka degmadaas ku yaal, dagaaladaas oo u dhexeeya Alshabaab iyo Ahlu...
View ArticleXildhibaan Cali Maxamuud Faarax; "In Milaterigii dalka mudo 100 maalmood ah...
Mid ka mid ah mudanayaasha Baarlamaanka Soomaaliya oo idaacadaha maxaliga ah ee magaalada Muqdisho la hadlay ayaa wax aan dhici karin ku tilmaamay hadal uu shalay Ra'iisal wasaare Farmaajo ka sheegay...
View ArticleWAR DEG DEG AH: Gaadiid dagaal oo Alshabaab looga qabsaday dagaalkii maanta...
WAR DEG DEG AH: Gaadiid dagaal oo ay Ahlu Sunna ka qabsadaan Alshabaab ayaa la geeyay degmada Guiceel sida dadka deegaanka laga soo xigtay saraakiisha Ahlu Sunnana ay sheegayaan. Dhinaca kale...
View ArticleWariya-yaasha Shabakadda Dhacdo.com oo Hambalyo u diraaya xubin sare oo ka...
Maamulka iyo Wariya-yaasha Shabakadda Caalamiga ah ee Dhacdo.com ayaa waxay hambalyo aroos ay u diraayaan Axmed Ciise Xaaji Axmed “Dhicis” oo kamid ah xubnaha sar sare ee ka hawl-galla Shabakadda...
View ArticleLabo Codleyn!... Caado Soomaali Cadibatey!. Q.1-aad.(Fikrad khaas ah)
Qormadii hore waxaan ku eegnay janjeersiga iyo qod u liicidda, waliba kiisa liitee laciifka ah, marna aan luufluuf iyo lugdambeedin lahayn, waaba orottan baarqabiyo afarqaadleyn lixaadsiya, dhan isu...
View ArticleRa'iisal wasaare Farmaajo oo balanqaadaya in AMISOM aysan duqeyn doonin Reer...
Ra'iisal wasaare Farmaajo oo lagu wado in maanta xukuumada uu soo dhisay ay hortagto Baarlamaanka ayaa isagoo la hadlayay idaacada BBCda waxaa uu sheegay in haddii la ansixiyo xukuumadiisa uu balan...
View ArticleLamaanihii Ingiriiska ee mudada afduubka loogu heystay Soomaaliya oo hadal...
Paul iyo Rachel Chandlre oo mudo sanad ka badan koox burcad badeedi ahi afduub ugu heysteen deegaano ka tirsan dhul xeebeedka Soomaaliya ayaa magaalada London ka soo saaray maalmo yar ka dib markii ay...
View ArticleDowladda oo la filayo in maanta la ansixiyo
Xildhibaanada Barlamaka Dowladda KMG ah ayaa saakay isu diyaarinaya iney kulan ku yeeshaan aqalka Ummada si looga doodo dowlada R/Wasaare Farmaajo. Xildhibaanada barlmaanka KMG ah ee Soomaaliya ayaa...
View ArticleCiidamada AMISOM oo lagu eedeeyey xasuuq kadib markii ey madaafiic ku...
Madaafiic lagu qiyaasay illaa iyo dhowr iyo toban ayaa ciidamada AMISOM xalay ku garaaceen degmada Huriwaa ee magaalada Muqdisho iyagoo ku waxyeeleeyey dad somaaliyed oo guryahooda is ka hurda....
View ArticleWaa sidee xaaladda Wara-dhuumo-leh iyo degaanadii dhowaan lagu dagaalay...
Deganaansho aan caga badan ku taagneyn ayaa lagu soo sheegayaa qeybo ka mid ah gobolka galgaduud, kadib dagaalo culus oo labadii maalmood ee u dambeeyay halkaasi ka dhacay. Sida wararku sheegayaan...
View ArticleMuxaadaro Mideynta Diimaha Qaybta1-aad.(ALYAQIIN.COM)
Author: saadsuuban Keywords: Added: November 23, 2010 muxaadaro:
View ArticleDhaq dhaqaaq ciidan cusub oo ka bilowday meelo kamid ah gobolka Hiiraan
Ciidamo ka tirsan maamulkii hore ee dowladda ee gobolka Hiiraan ayaa saakay soo gaaray degaanka Kalabeyr iyadoo aan lo ogeyn halka ey ku wajahan yihiin. Ciidamadan oo ka yimid laguna soo tababaray...
View ArticleMadaxweyne Sh. Shariif oo ka hadlay geerida Gudoomiyihii Maxkamadda sare
Madaxweynaha Soomaaliya Sh.Shariif Sh. Axmed ayaa ka hadlay Allaha u naxariistee geerida Gudoomiyihii Maxkamadda sare Maxamud Faarax Cumar Indhabuur, oo xalay ku geeriyooday magaalada Muqdisho kadib...
View ArticleLife LIne Africa oo soo bandhigtay tirada dadka Soomaaliyeed ee dagaaladu ku...
Saraakiisha Gaadiidka gurmadka deg dega ah ee la yiraaho Lifeline Afrika oo ey maalgeliso Shirkadda Nationlink ayaa soo saaray warbixin ka hadleysa tirokoob ay ku sameeyeen dadkii ku dhintay kuna...
View ArticleXildhibaanimoow Xaal qaado!!!:By Bashiir M. Xersi(fikrad)
Qormadan waxaan ugu magacdaray heesta kooxda qayladhaan”Xildhibaanimoow xaal qaado” , oo runtii Anigu aan ka helo heesahooda, maadama ay ku sooo beegmeen xilli aad u xassaasi ah, waa kooxdii labaad oo...
View ArticleWadamada IGAD oo shir ku yeeshay Addis Ababa baaqn ka soo saaray
Madaxda urur goboleed IGAD oo shalay shir hal maalin ah ku yeeshay Magaalada Adis ababa ee xarunta dalka Ethiobiya ayaa ugu baaqay Mudanayaasha Barlamaanka in ay ansixiyaan xukuumadda cusub ee dhawaan...
View Article