Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Browsing all 54547 articles
Browse latest View live

Shirkii labada maalmood socday ee Xsbul islaam oo soo gebgeboobay iyo Shiikh...

Hogaanka Xisbul islaam oo ku shirsanaa deegaanka Ceelasha Biyaha labadii maalmood ee la soo dhaafay ayaa waxay kulankaas oo shalay gabal-dhicii soo dhamaaday ka soo saareen baaq dagaal oo ka dhan ah...

View Article


Gaari looga shakiyey inuu hub u waday Xisbul Islaam oo lagu qabtay Ex-Control...

Gaari Nuuca xamuulka qaada ah oo ay lahaayeen Ciidanka  Dowlada ka soo galay dhanka Xisbul Islaam isla makaasan siday Hub farabadan ayaa saaka lagu qabtay Isgoyska Ex-Control Afgooye ee duleedka...

View Article


Muwaadinin Soomaali ah oo maxkammad lagu saarayo Spain

Maxkmadda ugu sareysa waddanka Spain ayaa ku dhawaaqday inay maanta maxkamadeyneyso laba nin oo Soomaali ah oo lagu eedeeyay inay qeyb ka ahaayen afduubka doon kalluumeysi oo laga lahaa waddanka Spain...

View Article

Afhayeenka AMISOM "Dagaaladii u dambeeyay waxaan ku dilnay sarkaal Alshabaab...

Afhayeenka Ciidamada sheegta in ay Soomaaliya nabad ilaalin u jeegta ee AMISOM Bhuko ayaa saxaafada Muqdisho ka hawlgasha uga warbixiyay dagaaladii u dambeeyay ee magaalada Muqdisho ka dhacay....

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

fataawa Inhizaamiya7-2.rmvb( Xasaan Xuseen)

Author: mudeyfa Keywords: Added: December 17, 2010 muxaadaro: 

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

fataawa Inhizaamiya7-3.rmvb( Xasaan Xuseen)

Author: mudeyfa Keywords: Added: December 17, 2010 muxaadaro: 

View Article

Shilal baabuur oo dad ku dhinteen ayaa ka kala dhacay magaalooyinka Muqdisho...

Waxaa dhimatay sadex ruux shan kale waa dhaawacantay ka dib markii laba gaari ay iskula dhaceen wadada Warshadaha ee magaalada Muqdisho. Labada gaari oo kala ahaa Caasi rakaab siday iyo Gaari weyn oo...

View Article

Dowladda Mareykanka oo Cabdiraxmaan Faroolaha Puntland iyo Axmed Siilaanyaha...

Maamulka Mareykanka ee madaxweyne Obama ayaa labada nin ee kala hogaamisa maamulada kala mabda'a ah ee Somaliland iyo Puntland ugu yeertay Washinton. Danjire Donald Yamamoto ayaa shaaciyay casuumaadan...

View Article


WAR DEG DEG AH: Waxaa goor dhow lagu dilay agagaarka Masjidka Abuu Hureyra ee...

War deg deg ah oo hadda naga soo gaaray Suuq Bakaaraha ayaa sheegaya in waqti yar ka hor laba nin lagu dilay agagaarka masjidka Abuu Hureyra ee Suuqa Bakaaraha. Labadan Qofood oo aan weli meydkooda la...

View Article


Farmaajo oo go'aano dhowr ah looga fadhiyo

Ra'iisal Wasaaraha cusub ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi, ayaa waxaa soo wajahay arrimo dhowr ah oo ka dhex dhacay xukuumadda oo uu ku khasban yahay in uu ka qaato tallaabooyin si ay hawshu u kala...

View Article

Dawladda oo Baadi goobaysa Hantidii Qaranka

Ra’iisal wasaaraha ayaa sidaasi ka sheegay munaasibad loogu talagalay soo noqoshada guriga safaaradda Somalia ee Nairobi, Kenya. Munaasabadan oo ay ka soo qayb galeen xubno ka tirsan mas'uuliyiinta...

View Article

Dowlada KMG ah oo sheegtay inuu saakay bilowday qorshahii dagaalka boqolka...

Wasiirka arimaha gudaha iyo amniga qaranka ee dowladda KMG Soomaaliya C/shakuur Sheekh Xasan Faarax oo saakayla hadlayay saxaafada ayaa waxa uu sheegay in dowladu ay bilawday holwlgal dhan ah...

View Article

Maamulkii Luuq ee Xisbul Islaam oo ku biiray Alshabaab

Wararka ka imaanaya degmada Luuq ee gobolka Gedo ayaa sheegaya in Xisbul Islaam lagala wareegay degmadaasi, taasoo ka danbeysay markii ay maleeshiyadii Xisbiga ee halkaasi ku sugneyd ay ku biireen...

View Article


Madaxweynaha Jabuuti oo ku booriyey aqoonyahanada Somaliyeed iney isu taagaan...

Madaxweynaha Jamhuriyadda Jabuuti ayaa aqoonyahanka Soomaaliyeed ugu baaqay in ay wax uga qaban lahaayeen xaalada murugsan ee daka Somalia. Mudane Ismaaciil Cumar Geelle ayaa hadalkaan ka sheegay shir...

View Article

Barakac baahsan oo ka bilowday degmooyinka magaalada Muqdisho

Dadka tirada yar ee ku haray degmooyinka waqooyiga Muqdisho ayaa saaka waxa ay halkaasi ka wadaam barakac xooggan kadib markii dowladu iclaamisay dagaal boqol maalmood ah oo lagula wareego degmooyinka...

View Article


Alshabaab oo ciidamado soo dhoobay magaalada Muqdisho iyo dagaalo laga cabsi...

Ciidamda Taraafikada ee Al-Shabab ayaa xalay illaa iyo saakay ku howlan iney soo gudbiyaan ciidamo ka tirsan Alshabaab oo gurmad u ah kuwa jooga magaalada Muqdisho kadib dagaalo laga cabsi qabo iney ka...

View Article

Ciidamada Itoobiya oo falal isugu jira Xasuuq iyo guryo gubis ka geystay...

Ciidamo Itoobiyaan ah ayaa la xaqiijiyay in ay dab qabadsiiyeen ku dhowaad Toban aqal oo ku kala yaal tuulooyinka Afmadoow iyo Gabagabo oo ka tirsan gobolka Qorraxey. Itoobiyaanka ayaa dhanka kale si...

View Article


Alshabaab iyo Xisbul Islaam oo laga cabsi qabo in ay saacadaha soo socda ku...

Suuqa weyn ee Bakaaraha ayaa waxaa laga so sheegayaa xiisad u dhexeysa xoogaga Alshabaab iyo Xisbul Islaam ee ka mideysan colaada kala dhexeysa dowladda Soomaaliya balse ku kala fog aragtida...

View Article

War deg deg ah: ururkii Xisbul Islaam oo ku biiray Alshabaab!!

Wararka aan ka heleyno magaalada Afgooey ee gobolka Sh/hoose ayaa sheegaya in maamulka Xisbul Islaam si toos ah ugu biireen ururka Alshabaab kadib shir markale ey halkaasi ku yeesheen saraakiil sar...

View Article

Dhaqdhaqaaqa ka hortagga qabyaaladda

Galbeedka Magaaladan London, xaafadda Hammersmith, waxaa xalay ka dhacday musaabad ay isugu yimaadeen in ka badan kun qof, oo isugu jira qaybaha kala duwan ee bulshada ku dhaqan guud ahaan London....

View Article
Browsing all 54547 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>