Quantcast
Browsing all 54547 articles
Browse latest View live

Xaalada magaalada Buur Hakaba oo kacsan iyo dagaal laga cabsi qabo in uu mar...

Wararka naga soo gaaraya magaalada Buur Hakaba ayaa sheegaya in halkaas ay maanta ka jirto xiisad colaadeed oo aad u kacsan. Dadka deegaanka ayaa sheegaya in magaalada laga dareemayo dhaqadhaqaaq...

View Article


Rumeyso ama ha rumeysan; idaacada Shabelle Radio oo ku guuleysatay...

Paris: Idaacada Shabelle Radio ee ka hawlgasha magaalada dagaalada u saaxiibka ah ee Muqdisho ayaa xaflad si heer sareysa loo soo yagleelay kana dhacday magaalada Paris lagu gudoonsiiyay abaalmarin....

View Article


Dagaal culus oo saaka dib uga bilowday magaalada Muqdisho

Dagaal culus ayaa saaka ka bilowday magaalada Muqdisho.Dagaalka ayaa u dhaxeeya xoogaga Islaamiyiinta iyo ciidamada dowladda ku meelgaarka ah oo ay kaabayaan ciidamada midowga africa ee AMISOM. Qaybo...

View Article

Xarakada Alshabaab oo guulo ka sheegtay dagaaladii saakay ka dhacay magaalada...

Af hayeenka u qaabilsan xarakada Alshabaab dhinaca dagaalada Shiikh Cabdilcasiis abuu Muscab ayaa ka war bixiyay dagaaladii ugu danbeeyey ee ay la galeen ciidamada dawladda ku meel gaarka Soomaaliya...

View Article

Ciidamada Ivory Coast oo soo weerarary Alassane Outtara

Ciidamada Ivory Coast ayaa hareereeyay Hotel xarun u ah Alassane Outtara oo ah ninka ay Qaramada Midoobay iyo Midowga Afrika ay ku dhawaaqeen inuu ku guulaystay doorashada. Wararka qaar ayaa sheegaya...

View Article


Maxaad Ka Taqaanaa Jaamacadda Islaamiga ah ee dalka Malaysia? “Warbixin...

Jaamacadda Caalamiga Islaamka ee Malaysia waa Jaamacad aad u weyn oo ku taalla dalka Malaysia, Jaamacadaan oo ku taalla dalka Malaysia ayaa waxaa dhaqaalo ahaan ku taageera 8 wadan oo ka tirsan...

View Article

Labo Codleyn, Caado Soomaali Cadibatey!. Q.3-aad. Qalinkii Bashiir M. Xersi

Labo Codleyn: Caado Soomaali Cadibatey!. Q.3-aad. Qaybtii labaad ee qormada waxaan ku qaadaadhignay C/laahi Yuusf iyo C/laahi Sheekh Xasan, halkii ayaanna ka sii amba qaadaynaa, waxaanna sii...

View Article

Muranka maamulka Dekedda iyo Xaaladda Muqdisho

Xildhibaan Furuh, ayaa eedeeyay maamulka dekedda Muqdisho. Wuxuu ku eedeeyay lunsi daqliga deked. Hase yeeshee, maareeye ku xigeenka dekedda Ahmed Cabdi Kaariye ayaa beeniyay eedaha xildhibaanka....

View Article


Liibaan Cabdi Sahal waxaa magaalada Ceelbuur ku toogtay Alshabaab ka dib...

Fagaare ku yaal magalaada Ceelbuur ayaa waxaay Alshabaabku ku toogteen wiil lagu magacaabi jiray Liibaan Cabdi Sahal oo labaatan iyo laba jir agu sheegay da'diisa ka dib markii Maxkamad ay Alshabaabku...

View Article


Xafiiska Ururka Midnimada Soomaaliyeed ee Finland (Somaliliitto) oo madax...

Xafiiska Ururka Midnimada Soomaaliyeed ee Finland  (Somaliliitto) oo ku yaal caasimada dalka Finland ee Helsinki ayaa waxaa loo diray Madax-Doofaar qurmay oo oo qaab hadiyayd oo kale loo soo xirxiray...

View Article

Shiikh Xassan Daahir Aways: “Afgooye Waan Ku Dhimanaynaa Ama Waan Ku...

Iyadoo qaybo kamid ah Gobolka Shabeelaha Hoose ay isaga baxeen maanta Ciidamo katirsanaa Ururka Xisbul Islaam ayaa waxaa galabta Degmada Afgooye ee Gobolkaasi waxaa ka dhacay kulan dhexmaray...

View Article

Alshabaab oo u sheegay Xisbul Islaam "ama shariif ama shabaab"

Ururka hubeysan ee Alsabaab ayaa warar hoose oo aan heleyno waxa ey u sheegeen hoggaaamiyaha Xisbul Islaam "ama shabaab ama shariif" iyagoo aad moodo iney go'aansadeen iney baabiyaan awooda Xisbul...

View Article

Tirokoob uu soo saaray mareykanka oo lagu sheegay tirada somalida Mareykanka

Tirakoob ka soo baxay xafiiska tirokoobka ee dalka Mareykanka ayaa lagu sheegay in dadka asalkoodu somalida yahay ee ku dhaqan dalkaasi in ay kordheen sanadihii ugu danbeeyay. 


Waaxda tira koobka...

View Article


Hogaamiye kooxeedyadii muqdisho intoodii badnayd oo kullan ku yeeshay...

Inta badan hogaamiye kooxeedyadii dagaal oogayaasha soomaaliya ayaa bilaabay kullamo xariir ah oo ay ku yeeshaan Caasimada Magaalada Muqdisho, waxaana ka dhex muuqday kullamadaasi hogaamiyayaal can...

View Article

Madax Kenya oo denbi lagu soo oogay

Xeer Ilaaliyaha Maxkamadda Caalamiga ah ee Dembiyada, Louis Moreno Ocampo, ayaa magacaabay lix ruux oo Kenyan ah, oo loo haysto in ay mas'uul ka ahaayeen rabshadihii daba joogaydoorashadii 2008 oo ay...

View Article


Madaxweynihii Hore ee Soomaaliya Dr.Cabdiqaasim oo sheegay in mar ay ahaataba...

Madaxweyhinii Hore ee Soomaaliya ee Dowladaii Carte lagu soo dhisey sanadkii 2000 Dr.Cabdi qaasim Salaad Xassan oo la hadlayey idacad ka howlgasha magalada Muqdisho isagoo ku sugan Qaahira Masar ayuu u...

View Article

Dagaalo iyo duqeymo xigay oo shacab lagu laayey oo ka dhacay Muqdisho

Ciidamada dowladda KMG Soomaaliya oo gacan ka helaya kuwa AMISOM iyo Xarakada Al-shabaab ayaa maanta ku dagaalamay degmada Boondheere ee magaalada Muqdisho. Dagaaladaa oo ahaa kuwo aad u culus ayna...

View Article


Fadhi lagu qaboojin rabay xiisadda ka dhex aloosan Alshabaab iyo Xisbul...

Saraakiil ka tirsan Xisbul Islaam iyo Alshabaab ayaa la sheegay in shir ey ku balan sanaayeen uu baaq kadib waxa ey ku sheegeen cillad dhinaca farsamada ah. Sh. Xassan Aways ayaa la sheegay inuu...

View Article

Madaxweyne Shiikh Shariif Shiikh AXmed "Ciidamada Dowladu waxay u diyaar...

Madaxweynaha dowladda Soomaaliyeed ee ku meel gaarka ah Shariif Shiikh Axmed ayaa daboolka ka qaaday in hadda ay ciidamada dowladiisu diyaar u yihiin dagaal cusub oo hor leh. Shariif oo isagoo xiran...

View Article

Ciidamada AMISOM oo rasaas ku furay qaar ka tirsan ciidamada dowladda iyo...

Ciidamada AMISOM ayaa rasaas aan loo meel dayin ooda uga qaaday gaari ay saarnaayeen qaar ka tirsan ciidamada dowladda Soomaaliya xili uu marayay agagaarka Daarta ZOPE ee KM5. Wadihii gaariga ay...

View Article
Browsing all 54547 articles
Browse latest View live