Quantcast
Browsing all 54547 articles
Browse latest View live

Wasiirka Cadalada Oo Kulan La Yeeshay Laamaha Garsoorka Iyo Saraakiisha...

View Article

Ogaysiis Muhiim ah oo ku socda dadka islaamka ah meelay joogaanba

Walaalayaal  halkaan waa masjidka Abubakaru –Sadiiq oo ku yaal Magaalaada Galkacyo ee Gobalka Mudug ,masjidkaan  waa masjid ay isu xilqaameen dadka daga xaafada  uu ku yaalo oo ah xaafad u baahan...

View Article

Gaari BL ah oo Miino kula kacday agagaarka Saldhiga Kaaraan

Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya qarax miino oo dhulka lagu aasay kaasoo ay la kacday Gaari qudaar waday oo dad shacab saarnaayeen, iyadoo qasaare dhimasho iyo dhaawac uu ka dhashay. Gaarigan oo...

View Article

Xukuumadda oo cambaareysay xiritaanka Al-Shabaab ee shirkadaha xawaaladda iyo...

(Muqdisho, 2 Oktoobar, 2011) Wasaaradda Warfaafinta, Boostada iyo Isgaarsiinta waxay cambaareyneysaa falka kooxda Shabaab ay ku joojiyeen shaqadii shirkadaha isgaarsiinta iyo xawaaladaha ee koonfurta...

View Article

Ganacsatada Soomaaliyeed ee K/Sudan oo deeq gaarsiiyay 1000 qoys oo ku dhaqan...

Ganacsatada Soomaaliyeed ee Koonfurta dalka Suudaan ayaa maanta deeq raashin ah soo gaarsiiyay qaar ka mid ah qoysaska degan gobolka Bakool, waxaana kaalmadaasi gacantooda gelisay hay’adda maxalliga ah...

View Article

Badhasaabkii Gobolka Oodweyne Oo Ku Geeriyooday Magaalada Hargeysa iyo...

Hargeysa(OWN) – Badhasaabkii gobolka Daad-Madheedh (Oodweyne)  Eng Maxamed Gahayr Xirsi ayaa maanta ku geeriyooday  cisbitaalka guud ee Magaalada Hargeysa, ka dib daaweyn loo keenay cisbitaalka....

View Article

Baarlamaanka oo ka Dooday Heshiiska xadka badda

Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta kulan ka yeeshay heshiis dhinaca baddaha oo la sheegay inuu dhexmaray dowladda Somalia iyo Kenya. Wasiirka Kaluumaysiga iyo khayraadka badda ee DKKMG C/raxmaan...

Turkey oo Balaarisay Xarumaha Quudinta

Dowladda Turkiga ayaa balaarisay xarumaha quudinta ay Muqdisho ka sameyeen ee loogu talagalay dadka barakacayaasha ee Muqdisho degan. Turkey ayaa Muqdisho ku qabtay munaasabad ay uga hadleen howlaha...

DEG DEG: Al-Shabaab oo Fasaxay Shirkada Nationlink Kadib Markii Galabta ay ka...

Muqdisho (RBC) Sida RBC Radio ay u xaqiijiyeen ilo wareedyo ku dhow shirkadda isgaarsiinta Nationlink oo ka mid ah shirkadihii maanta Al-Shabaab ay shaqada ka joojiyeen ee ku yaalla gobolada koonfurta...

View Article

Somali Government condemns extremists’ ban on telecom and money transfer...

(Mogadishu, October 2, 2011) The Ministry of Information, Posts and Telecommunications has strongly condemned the ban on telecom and money transfer companies in south and central Somalia by al-Shabab...

View Article

Britain iyo France oo muwaadiniintooda uga digay Xeebaha ku dhow Soomaaliya

Dowladada Britain ayaa muwaadiniinteeda uga digtay in ay ka fogaadaan xudduudda u dhaxeysa Kenya iyo Soomaaliya si ay uga badbaadaan in ay afduubtaan kooxaha burcad badeedda looga shakiyay ee...

View Article

Barcelona oo si dirqi ah kaga fakatay sporting iyo Real Madrid oo badisay,

03 Oct 2011-  Horyaalka Laligaha oo maraaya meel aad u xiisa badan aaya todobaadkan la ciyaaray waxaana dhacay kulamo aad u adgaa,tiiyoo ay cirka isku sii shareerayso hamiga kooxaha ee ku aadan...

War Saxaafadeed: Dowlada KMG Soomaaliya Oo Cambaareysay Al-Shabaab Xanibaada...

  background:white">Muqdisho(OWN)- Wasaaradda Warfaafinta, Boostada iyo Isgaarsiinta waxay cambaareyneysaa falka kooxda Shabaab ay ku joojiyeen shaqadii shirkadaha isgaarsiinta iyo xawaaladaha ee...

View Article

Dhageyso Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada oo Habeen walba kabaxa Radio Muqdisho Codka Jamhuuriyadda Soomaaliya marka laga reebo Jimcaha ayaa waxa uu kamid ahaa Barnaamijyada ay Aqristayaasha radiomuqdisho.net...

View Article

Xukuumada Somaliland Oo La Sheegay Inay Ku Wareejisay Ethiopia Tiro Oromo Ah...

  Mid ka mid ah wakaaladaha wararka Ethiopia ooo la yidhaahdo Nazrat ayaa maanta waxay daabacday in ka dib markii Wasiirkii hore ee Arrimaha gudaha Somaliland Dr. Maxamed Cabdi Gaboose uu ka...