Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Browsing all 54547 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Meydad qoorta laga gooyay oo la soo dhigay ´Garoonka diyaaradaha ee magaalada...

Laba meyd oo qoorta laga gooyay ayaa waxaa maanta lagu arkay meel aan ka fogeyn garoonka diyaaradaha ee magaalada Kismaayo, xarunta gobolka Jubbada Hoose. Meydadkan oo mid ka mid ah sida dadka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

WAR DEG DEG AH: Laba ka tirsan Shirkadaha isgaarsiinta oo deegaanada qaar ee...

War deg deg ah oo goor dhow ay baahisay Shabakadda warbaahinta Shabelle ayaa sheegaya in al Shabaab ay ka mamnuuceen shaqadii ay Shirkadaha Isgaarsiinta ee NationLink iyo Telecom u hayeen shacabka ku...

View Article


Somali Government didn’t endorse or support Peter King’s hearings

Press release Somali Government didn’t endorse or support Peter King’s hearings Sunday October, 2nd 2011: United States Representative Peter T. King, Chairman of the Committee on Homeland Security,...

View Article

Press release Somali Government didn’t endorse or support Peter King’s hearings.

United States Representative Peter T. King, Chairman of the Committee on Homeland Security, recently published in his website that Somali Government supports Peter King’s hearings. Somali Government...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

DAILY TIMES: Dagaalka argagixisada waxaa ku horeeya madaxweyne Barack Obama

DAILY TIMES: Mareykan badan ayaa madaxweyne Obama ku eedeeya xanuunada haya bulshada sida ciriirga dhaqaalaha iyo dagaalada Ciraaq iyo Afghaanistan. Haddii taasi run tahay iyo haddii ay been tahayba...

View Article


DAILY TIMES: Dagaalka argagixisada waxaa ku horeeya madaxweyne Barack Obama

DAILY TIMES: Mareykan badan ayaa madaxweyne Obama ku eedeeya xanuunada haya bulshada sida ciriirga dhaqaalaha iyo dagaalada Ciraaq iyo Afghaanistan. Haddii taasi run tahay iyo haddii ay been tahayba...

View Article

War Dag dag ah.Dhakhaatiir ka socota dalka Ingiriiska oo maanta Garowe soo...

Garowe(Puntlandi.com)Waxaa maanta garoonka diyaaradaha ee Garowe ka soo dagey dhakhaatiir ka socota dalka Britian oo in mudo ah laga sugayey magaladda Garowe,dhakhaatiirataasi ayaa galinka danbe ee...

View Article

Maamulka G/Banaadir Oo Hakiyay Boob Loo Geysanayay Dhul Ay Dowladdu Laheyd

Gudoomiyaha Maamulka Gobalka Banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho oo maanta kormeer ku tagay dagmada Shangaani ee gobalka Banaadir ayaa  hakad geliyay boob baahsan oo ka socday dhul ay leedaha dowlada...

View Article


Mas’uuliyiin Ka tirsan Xukuumadda Oo Kormeer Ku Tagay Suuqa Bakaaro

Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda ayaa maanta kormeer ku tagay suuqa bakaaraha iyagoo u kuur galayay xaaladda amaanka ee suuqaasi. Kormeerkan howleyd oo ay maanta ku tageen suuqa Bakaaraha Mas’uuliyiin...

View Article


Wasiirkii hore ee bada Somaliya oo sharaxaya muranka badda Dhageyso

   Max’ed Macalin wasiirkii hore ee Khamuusaysiga Khayraadka Badda iyo bii’ada oo ka hadlay xadka Badda Somali.   http://media.voanews.com/audio/Newsmaker-01OCT11.Mp3            

View Article

Hay’adda CAN International oo Maanta Deeq Raashiin ah u Qeybisay in Ka Badan...

Muqdisho (RBC) Hay’adda CAN International ayaa Maanta deeq raashiinka qalalan ah waxay gaarsiisay 408-Qoys oo barakacayaal ah kuwaasi oo ku sugan xero ku taalla xaafada Zone-K ee degmada Hodan ee...

View Article

Xarakada Al Shabaab oo maanta xitray Xaruunta Dahab Shiil ee magaaladda Jowhar

Xoogaga Shabaab ayaa waxay maanta xireen Xaruunta Xawaaladda Dahab Shiil ee magaaladda Jowhar ee Gobolka Shabeellaha Dhexe, iyadoo aan la-kala cadeyn sababaha dhabta ah ee loo-xiray Xaruuntaan. Ciidamo...

View Article

Talo iyo Tusaalayn ku Socta Amina weris iyo xirsi:,By: Pro: Axmed Yusuf

Aamina werisMarwada koowaad ee dalkeena Somaliland halbaan leeyahay: Ammina halbaan leeyahay oo waxan leeyahay halkii madax weynaha Seegay yuu ku seegin. U dulqaado xanafta mucaaradka kana ilaali wax...

View Article


Hanbalyo meher farxadleh mudane mohammed nour balayax iyo marwo warda yusuf...

  hanbalyo meher  farxadleh 1.hiis  mohamoud jama 2.jama dirir hirsi 3.jama adam ilmi 4.abdale mohamed iyo  reerkiisa  5.nour salieman iyo reerkiisa  6.mousa faras iyo reerkiisa  7.mustafe mohammed...

View Article

Dowladda Soomaaliya oo sheegtay inaysan marnaba aqbalin isla markaanta...

Mudanaha aqalka Mareykanka ee Peter T. King, ahna guddoomiyaha guddiga arrimaha amniga ayaa dhawaan ku shaaciyay boggiisa internet-ka in dowladda Soomaaliya ay taageereyso dacwadaha ka dhanka ah...

View Article


Wasiirka Kalluumeysiga DKMG ah oo sheegay inaysan jirin wax xadeyn ah oo lagu...

Wasiirka kalluumeysiga iyo kheyraadka badda DKMG ah ee Soomaaliya, C/raxmaan Sheekh Ibraahim oo ka qaybgalay kulan looga hadlayay xadeynta badda Soomaaliya oo ay xildhiabannada baarlamaanka Somalia ku...

View Article

OWN: Barnaamijka Xiisaha Badnaa Ee Ciyaaraha Ee Todobaadka‏n

  Kusoo Dhawaada Barnaamijkii xiisaha badnaa ee Ciyaaraha iyo Todobaadkan,  barnaamijkan oo ku saabsan Ciyaaraha ka dhaca daafaha caalamka kuwa ugu xiisaha badan,  waxaana inoo soo diyaariya todobaad...

View Article


Shirkadaha Telecom, NationLink iyo Dahabshiil oo albaabada la isugu laabay

Waxaa maanta shaqo joojin lagu sameeyay Shirkadaha Isgaarsiinta Telcom, NationLink iyo shirkadda Xawaaladda Dahab Shiil ee ka howl gala gobollada Jubbooyinka, Bay, Bakool, Sh/hoose, Sh/dhexe iyo...

View Article

Ardaygaadhay 538 Oo Ka Qalin Jabiyay Jaamacada Hargeysa Iyo Madaxweyne...

Hargeysa (OWN)-Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa maanta shahaadooyin gudoon siiyay 538 arday oo ka qalin jabiyay toban kuliyadood oo ay ka koobantahay  Jaamacada Hargeysa....

View Article

Madaxweyne Shariif oo Kormeeray Xarunta Ciidamada Kulliyadii Jaalle Siyaad...

Madaxweynaha dowladda KMG Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa maanta kormeer ku tagay xarunta kulliyadii Jaalle Siyaad isagoo halkaasi kula kulmay saraakiil ka tirsan ciidamada dowladda KMG iyo...

View Article
Browsing all 54547 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>