Reysal wasaaraha Somaliya iyo Wafdi uu Hogaaminayo oo Dib ugusoo Laabtay Dalka.
Reysal wasaaraha Dowladda KMG ah ee Somaliya Dr.Cabdiwali Gaas iyo wafdi uu hogaaminayo oo ka Tirsan Golahiisa wasiirada ayaa Maanta dib ugu soo laabtay Magaalada Muqdisho ee Caasimadda wadanka...
View ArticleKumanaan dadweyne ah iyo madaxda ugu sareysa dalka oo isugu soo baxay Gegida...
Waxaa hadda ka socda gudaha magaalada Muqdisho dibadbax aan loo kala harin oo ay ka qeybqaadanayaan qeybaha kala duwan ee bulshada. Dibadbaxan ayeey dadku ku muujinayeen sida ay uga soo horjeedaan...
View ArticleCiidamada AMISOM oo madaafiicda goobta hadda ku duqeynaya qeybo ka mid ah...
Ciidamada AMISOM ayaa hadda mafaaciida waa weyn oo aad culculus ku garaacaya deegaano hoostaga degmada Heliwaa. Deegaanka Suuqa Xoolaha ayaa ah meelaha ugu daran ee hadda ay madaafiicdu ku dhaceyso...
View ArticleDowladaha Kenya iyo Faransiiska oo ciidamo soo dhoobay xadka Soomaaliya iyo...
Ciidamo ku hubeysan gaadiidka dagaalka iyo diyaaradaha qumaatiga u kaca ee Helikobterka loo yaqaan ayaa saakay lagu arkayaa xadka u dhexeeya Kenya iyo Soomaaliya. Ciidamadan oo Faransiis iyo kenyaati...
View ArticleMilan oo dooneysa Maxwell iyo Khedira
Kooxda kubbadda cagta AC Milan ee dalka Talyaaniga ayaa dooneysa sidii ay bisha January ula soo wareegi laheyd daafaca kooxda Barcelona, Maxwell iyo xiddigga qadka dhexe ee kooxda Real Madrid Sami...
View ArticleRa’isulwasaare C/weli Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Wasiirka Gaashaandhigga...
R/Wasaaraha Soomaalaiya Mudane C/weli Maxamed Cali ayaa maanta dib ugu soo laabty dalka kadib markii uu safar dheer ku soo kala bixiyay wadamo dhowr ah isagoo dhanka kale garoonka diyaaradaha ku...
View ArticleDood cilmiyeed ku saabsan sara u qaadida kaalinta saxaafada ee nabada oo...
Cadaado:-Dood cilimiyeed ku saabsan sara u qaadida kaalinta saxaafada ee nabada iyo xalinta khilaafaadyada ayna soo qabanqaabisay hay’ada TARDO ayaa maalintii labaad ka socdo magaalada Cadaado ee...
View ArticleSOMALIA: Puntland says the visit of Somaliland leader in Lasanod was...
PRESS RELEASE 09 October 2011 Somalia: Puntland Condemns Somaliland Leader’s Provocative Visit The leader of Somaliland’s separatist administration, in northwestern Somalia, has visited military...
View ArticleSettlers Assault Muslim, Christian Graves
In a new settler attack on Muslim and Christian sites, dozens of graves were desecrated in the Israeli city of Jaffa on Saturday, October 9
View ArticlePuntland oo Daandaansi ku Tilmaantay Booqashadii Axmed Siilaanyo ee...
Garowe (RBC) War saxaafadeed maanta ka soo baxay xafiiska madaxweynaha Puntland ee magaalada Garowe ayaa si adag loogu cambaareeyey booqashadii maalin ka hor magaalada Laascaanood uu ku tegey...
View ArticleBanaanbax Muqdisho kadhacay iyo Madaxweyne Shariif oo Qudbo ka Jeediyay
Muqdisho (RBC Radio) Banaanbaxaan ayaa waxaa looga soo horjeeday qaraxii xooganaa ee dhowaan ka dhacay magaalada Muqdisho kaasi oo ay ka danbeeyeen ururka Al-Shabaab ee ka soo horjeeda dowlada...
View ArticleMadaxweyne Shariif “Dambiilayaal dalalkooda fakad ka ah, iyo caasi-waalidiin...
Madaxweynaha Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed oo Khudbad xasaasi ah ka jeediyay Banaan bax ballaaran oo looga soo horjeeday qaraxii ismiidaaminta ay Al-Shabaab ku gumaadeen Arday iyo shacab kale oo...
View ArticleWayne Rooney oo Laga Yaabo In Laga Qafiifiyo Ganaax Uu Muteystey
Ciyaaryahanka kooxda Man United Wayne Rooney ayaa laga yaabaa in laga qafiifiyo ganaax uu ku qaatay kaarka casaanka ciyaartii ay xulka Ingiriiska iyo Montenegro ee jimcihii kuna dhamaatay barbarro 2-2....
View ArticleOn-campus Veil Ban Angers Tunisia Islamists
Reflecting a growing tension between Tunisia’s secularists and Islamists, fierce clashes have been going in different cities between in the country over a decision to ban the full-face veil in...
View ArticleTacsi Inaa Lilaahi Wa Inaa Ileyhi Raajucuun
Tacsi Inaa Lilaahi Wa Inaa Ileyhi Raajucuun Jaaliyada Reer Nour ee uk waxay tacsi tiraanyoleh u diraayan dhamaan eheladii, qaraabadi iyo asxaabti u ka geeriyooday marxuum Ahmed Xassan Nour...
View ArticleTacsi Ku Socota Eheladdii Marxuun Axmed Xasan Nuur
Dhamaan dadka hoos ku qorani waxay tacsi u dirayaan heledii iyo qaraabadi marxuun Ahmed Xasan Nour oo ku geeriyooday xalay magaalada London. isagana waxay ilaahay uga baryayaan janatul ferdowsa....
View ArticleDaawo Sawirada: Raa’isal Wasaaraha Somaliya oo maanta si weyn loogu soo...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka KMG ah ee Soomaaliyeed Prof. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay kadib safari uu ku soo kala bixiyay dalalka Mareykanka, Dernmark,...
View ArticleShacabka Soomaaliyeed oo soo Dhaweeyey Go’ aamadii ay Baarlamanka Federaalka...
Iyadoo markii ay taariikhdu ahayd 8/10/2011 kulankii ay isugu yimaadeen Xildhibaanada Baarlamaanka waxay Go’ aamo Taariiikhi ah ka soo saareen Badda Soomaaliya, waxaana Go’ aamadaas si weyn u soo...
View ArticleOp-Ed:Who Answers to the Youth? Youth Campaign Against The Age Limitations of...
Justice is not something confined to the situations where judges and juries handle certain cases. On the contrary it is a requirement for doing everything of any nature, characteristic, kind or crux of...
View Article