Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Browsing all 54547 articles
Browse latest View live

Mas'uul ka socday dowladda Ingiriiska oo la kulmay Madaxweynaha curdinka ah...

Waxaa magaalada Hargeysa gaar ahaan madaxtooyada Somaliland ku kulmay Safiirka Ingiriiska ee Addis Ababa iyo Mudane Siilaanyo, Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaalida iteeda kale dhinaca uga beyrtay ee...

View Article


Axmed Cabdisalaan, wasiirka Ammaanka Qaranka oo ka hadlay Socdaalkii Addis...

Wasiirka Ammaanka Qaranka Soomaaliyeed mudane Axmed Cabdisalaam oo dib uga soo laabtay safarkii uu ku tegay magaalada Addis Ababa ayaa ka xog hadlay waxyaabahii ka soo baxay Kulankii halkaas ku...

View Article


Dowladda Soomaaliya; "Alshabaab iyo Xisbul islaam kuma ciidi doonaan Gobolada...

Xukuumada Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay qorshe sida ay sheegeyso ay ku xidida siibeyso xoogaga dagaalka kula jira ee inta badan Koofurta Soomaaliya ka arimiya. Wasiiru-dowlaha wasaarada arrimaha gudaha...

View Article

Xaaladda cunto yarida Soomaaliya

Warbixin cusub oo ay maanta ka soo saartay Nairobi, waaxda hey'adda FAO u qaabilsan qiimeynta xaaladda cuntada iyo nafaqada Soomaaliya ee FSNAU ayaa lagu sheegay in tirada dadka u baahan gargaarka...

View Article

Dagaal ka socda Muqdisho

Ugu yaraan lix qof ayaa ku dhintay tiro kalena waa ay ku dhaawacmeen dagaal culus oo ka dhacaya magaalada Muqdisho. Dagaalka ayaa waxa uu u dhexeeyaa ciidamada dowladda KMG ah ee Soomaaliya iyo...

View Article


Muxaadaro Cusub Aduunyo Jaceel Dr Cali Maxmed Saalax Qeebta 6

Author: albadaris Keywords: Added: August 23, 2010 muxaadaro: 

View Article

Muxaadaro Cusub Aduunyo Jaceel Dr Cali Maxmed Saalax Qeebta 8

Author: albadaris Keywords: Added: August 23, 2010 muxaadaro: 

View Article

Al-shabaab iyo dowladda KMG oo guulo ka kala sheegtay dagaal ka dhacay Muqdisho

Dowladda KMG Soomaliya iyo xarakada Shabaab ayaa guulo ka kala sheegtay dagal maanta galinkii dambe ka dhacay magaalada Muqdisho Xarakada Shabaab ayaa guulo ka sheegtay dagaalka iyagoo sheegay in ay...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ciyaartoy Soomaali ah oo lagu tababarayo Doha

Kooxda kubadda cagta ee qaramada Soomaaliya ee da'doodu ka hoosayso 17 sano, ayaa tababar ku qaadanaya magaalada Dooxa ee dalka Qadar. Kooxda U17 Soomaaliya Kooxda kubadda cagta ee qaramada Soomaaliya...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Jamhuuriyada Islaamiga ah ee Iiraan oo soo saartay Diyaarad dagaal oo loogu...

Madaxweynaha dalka Iiraan Mohamud Ahmedinejad ayaa maalintii shalay aheyd xarigga ka jaray Diyaaradii ugu horeysay ee abid lagu farsameyo gudaha dalka Iiraan taas oo aan u baahan in shukaanta duuliye...

View Article

Dowladda Soomaalíya oo tacsi u dirtay Dadkii ku dhintay qaraxyadii Yugaandha...

Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Yugaandha Sayid Axmed Shiikh Daahir oo munaasab Askar Soomaaliyeed tababar loogu soo gebagebeeyay ka hadlayay ayaa muujiyay sida ay ka dowlad ahaan uga xun yihiin...

View Article

Djibouti Muxaadaro 1 (shekh Abdirahman) Quwada iyo dhalinyaradda 1.flv

Author: diintadotcom Keywords: Added: August 23, 2010 muxaadaro: 

View Article

Djibouti Muxaadaro 2 (shekh Abdirahman) Quwada iyo dhalinyaradda 2.flv

Author: diintadotcom Keywords: Added: August 23, 2010 muxaadaro: 

View Article


Djibouti Muxaadaro 3 (Shekh Abdirahman) Quwada iyo dhalinyaradda 3.flv

Author: diintadotcom Keywords: Added: August 23, 2010 muxaadaro: 

View Article

Djibouti Muxaadaro 4 (Shekh Abdirahman) Quwada iyo dhalinyaradda 4.flv

Author: diintadotcom Keywords: Added: August 23, 2010 muxaadaro: 

View Article


Djibouti Muxaadaro 5 (Shekh Abdirahman) Quwada iyo dhalinyaradda 5.flv

Author: diintadotcom Keywords: Added: August 23, 2010 muxaadaro: 

View Article

WAR DEG DEG AH: XILDHIBAANO IYO SHACAB LAGU LAAYAY HOTEL MUNA EE DEGMADA...

WAR DEG DEG AH: War deg deg ah oo hadda na soo gaaray ayaa sheegaya in kooxo hubeysan oo ku labisan dareeska ciidamada  ay weerar ku qaadeen Hotel Muna oo inta badan ay degan yihiin Xildhibaano iyo...

View Article


Dagaal culus oo degmada Boondheere, agagaarka Hotel Weheliye iyo qeybo ka mid...

Dagaal aad u culus ayaa waxaa hadda si xawli ah uga socda deegaanada ay ka midka yihiin Boondheere, Hotel Weheliye iyo weliba qeybo ka mid ah Wadada Halbawlaha u ah dhaqdhaqaaqa Dowladda ee Maka...

View Article

Wararkii ugu dambeeyay ee dagaalada Muqdisho, AMISOM Taangiyadeeda bannaanka...

Waxaa weli si xawli ah u socda dagaalkii qaraaraa ee u dhexeeyay dowladda iyo xoogaga ka soo horjeeda, sida wararka ugu dambeeya ee dagaaladuna ay sheegayaan ciidamada Dowladda waxaa laga soo saaray...

View Article

Guurka waa muxadaro aad u muhiim ah by Sh Muhomed Ahmed (Boqolsoon) part ...

Author: HAARCAD2009 Keywords: Added: August 24, 2010 muxaadaro: 

View Article
Browsing all 54547 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>