Sawiro iyo warbixin dheeraad ah oo ku saabsan dadkii lagu xasuuqay Hotel...
DKMG Somalia oo faahfaahin ka soo saatay Qarax Ismiidaamin ee ka dhacay Muqdisho. R/wasaare ku xigeen ahna wasiirka kaluumeysiga iyo kheraadka badda dowladda KMG C/raxmaan Maxamed Adan Ibbi ayaa ka...
View ArticleTrial delayed for two women charged with supporting terror - Post-Bulletin
MINNEAPOLIS — A federal judge has designated the case involving two Rochester women accused of providing support to a Somali terrorist group as "complex," and granted motions to continue preliminary...
View ArticleShiikh Xasan Daahir Aweys muxuu ka yiri Qaraxyadii maanta lagu laayay...
Shiikh Xasan Daahir, Hogaamiyaha Xisbul islaam oo si weyn uga soo horjeeda Dowladda Soomaaliya ayaa ka hadlaya sida uu arko Qarixii iyo weerarkii ismiidaamineed ee maanta ka dhacay magaalada Muqdisho....
View ArticleXasan Dahir oo Soo Dhaweeyay Falkii Maanta Lagu Qarxiyay Hotelka Muna.
Sheikh Xasan Daahir Aweys oo ka mid ah Ragga sida aadka ah uga soo hor jeeda Daw;adda ku meel gaarka Soomaaliya iyo Ciidamada AMISOM ayaa markii u horeeyay ka hadlay qaraxii manta lala beegsaday...
View ArticleShariif Oo Canbaareeyay Falkii Maanta Lagu Weeraray Hotelka Muna Sheegeyna...
Madaxweynaha dawladda Ku meel gaarka Soomaaliya Shariif Shiikh Axmed oo manta Shir jaraa’id ku qabtay gudaha Magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay weerarkii lagu qaaday Hoteelka Muna. Madaxweynaha ayaa...
View ArticleMadaxweyne Shariif; "Ciidamada Dowladda waxaan farayaa dagaal iyo in ay ku...
Shiikh Shariif wuxuu maanta ku dhawaaqay dagaal ka dhan ah xoogaga ka soo horjeeda dowladdisa isagoo ku celceliyay in Wadiiqadii nabadda iyo wadahadalku soo xirantay. Madaxweyne Shariif oo ka hadlay...
View ArticleWar deg deg ah: dagaal aad u qaraar oo ka socda meelo aad ugu dhow...
War hada na soo gaaray ayaa sheegay xoogag alshabaab in ay qabsadeen isgooska dabka oo ay ku sugnayeen ciidamada dowlada iyagoona halkaasi ku dulay taliyihii Saldhigga waabari ee Ciidamada dowladda...
View ArticleMaraykanka oo Cambaareeyay Qaraxii Hotel Muna
Wasaaradda arrimaha dibadda ee Maraykanka ayaa sheegtay in Maraykanku aad uga xunyahay qaraxa al Shabaab u gaysteen dad rayid ah oo ku sugnaa Huteelka. Afhayeenka wasaardda arrimaha dibadda ee...
View ArticleMadaafiic haatan lagu garaacayo Suuqa Bakaaraha iyo dhibaato ka dhaltay
Qaybo ka mid ah Gudaha Suuqa Bakaaraha ayaa waxaa iminka sida roobka oo kale ah ugu soo dhacaya Madaafiic ka soo dhacaysa Taangiyada Ciidamada AMISOM ee fariisimada ku leh qaybo ka mid ah Magaalda...
View ArticleQasaaraha rayidka ka soo gaaraya dagaalada saddexda maalin ka socda Muqdisho...
Degmooyinka C/casiis, Shibis, Boondheere oo dhanka Waqooyi Magaalada Muqdisho ah waxaa saaka ka socda dagaalo culus oo u dhaxeeya Xarakada Alshabaab iyo dowladda KMG oo garabsanaysa Ciidamada AMISOM ee...
View ArticleBaaq: Guddiga Xuquuqda Aadanaha Soomaaliyeed (SHARMOC)
Guddiga Dabagalka Xuquuqda Aadanaha Soomaaliyeed ee (Sharmoc) waxa uu Cambaareynayaa, wax laga xumaadana ku tilmaamayaa Xasuuqii ka dhacay Hotelka Muna ee degmada Xamarweyne, ee Magaalada Muqdisho,...
View ArticleXildhibaan Cali Ganey oo is-casilay iyo dowladda oo cambaareysan is-casilaadiisa
Cali C/laahi Xasan (Cali Ganey), oo ka tirsanaa Golaha Baarlamanka KMG ee Somalia, ayaa ku dhawaaqay inuu gabi ahaanba iska casilay jagadaasi xildhibaanimo. Cali Ganey, ayaa eedeyn kulul usoo...
View ArticleGuddoonka Barlamanka KMG ah oo maanta shaaciyey magacyada xildhibaanada...
Guddoomiye ku xigeenka labaad ee baarlamaanka Somalia Cabdiweli Sheekh Ibraahin ayaa soo saaray maanta magacyada Xildhibaanadii ku dhintay iyo qaarkii kale ee ku dhaawacmay weerarkii is-qarxinta iyo...
View ArticleGuurka part 2.Sh Muhomed Ahmed (Boqolsoon)
Author: HAARCAD2009 Keywords: Added: August 25, 2010 muxaadaro:
View ArticleCayaartoy loo ganaaxay inuu afuray
Mid ka mid ah ciyaartoyda kubbadda cagta ee ugu caansan Iran, oo kooxda laga eryey kaddib markii uu soonka iska furay, waxaa lagu ganaaxay 40 kun oo dollar. Cali Kariimi waxaa loo sheegay inuu mar...
View ArticleCiidamada Gobolada Jubbooyinka
Ciidan gaaraya ilaa iyo saddex kun oo askari oo Soomaaliyeed, oo loo tababaray dowladda kumeelgaarka ah ee Soomaliya ayaa ku sugan Kenya/ Ciidamada Gobolada Jubbooyinka Media Player Daar noocyada kale...
View ArticleMaxey ka qabtaa Shareecadda Islaamku cidam qaadeysa mas'uuliyada shacabka ku...
Shareecada Islaamku mowqifka ay ka taagan tahay cida qaadaneysa Adduun iyo Aaqiraba mas'uuliyada dadka sida maalinlaha ah loogu dilayo dagaalada ka socda guud ahaan dalka gaar ahaan magaalada Muqdisho...
View ArticleDegmooyinka, Boondheere, Cabdicasiis, Shibis, Wardhiigley, Hodon iyo...
Muqdisho waxaa maanta ka hayaamaya inta badan dadkii shacabka ahaa ee ku dambeeyay kuwaas oo aan xitaa ogeyn halka ay u hayaamaan madaafiicda miir la'aanta ah ee lagu garaacayo guryohooda dartood. Ka...
View ArticleMagaalada Muqdisho oo saakay yara xasilan iyo Suuqa Ganacsiga ee Bakaaraha oo...
Waxaa saakay xasilooni aan sidaas u buurneyn laga dareemayaa magaalada dagaalada loogu dowlgalay ee Muqdisho ka dib dagaalo, duqeymo bareer ah iyo weliba wax walba nafta bani'aadmiga dhiba....
View ArticleDagaalka Muqdisho iyo warbixintii ugu dambeysay
Maalinkii afraad ayaa duqayn ay ka socotaa magaalada Muqdisho iyadoo dagaalka fool ka foolka ahaa uu yar qaboobay walow la filan karo xilli kasta. Ciidamada Alshabaab Maalinkii afraad ayaa duqayn ay...
View Article