Sheikh xuseen cali - Muxaadaro Part.5
Sheikh xuseen cali - Muxaadaro Part.5 Sheikh xuseen cali - Muxaadaro Part.5 From: mohammedmursal Views: 0 0 ratings Time: 10:01 More in People & Blogs muxaadaro:
View ArticleWeerarro ka dhacay Nigeria
Wararka ka imaanaya Nigeria ayaa sheegaya in weerarro is xigay oo ay rag hubeysan ku qaadeen magaalada Damaturu ay ku dhinteen ugu yaraan soddon qof, qaar kale oo badanna ay ku dhaawacmeen.
View ArticleDowladda Kenya; "Waxaan xayirnay hawada magaalada Baydhbao, waana weerari...
Dowladda Kenya ayaa sheegtay in xayiraad dhinaca cirka ah ay saartay magaalada al Shabaabku ku xooga badan yahay ee Baydhabo. Taliyaha ciidamada qalabka sida ee Kenya oo saxaafadda la hadlay ayaa ku...
View ArticleAl Shabaab oo meydad aad u isu bedelay iyo filimaad dagaal ah ku soo...
Al Shabaab ayaa magaalada Marka, xarunta gobolka Shabeellada Hoose dadka ku dhaqan u soo bandhigay meydad aad isu bedelay oo ka tirsanaa ciidamadii Burundi ee ku dhintay dagaalkii maalmo ka hor ka...
View ArticleFu'aad Shangole; "Kuwaas jooga Puntland waxay leeyihiin AMISOM ha naloo keeno...
Fu'aad Shangole, madaxa dacwada iyo dagaal ku qalqaalinya al Shabaab oo la hadlayay koox ka tirsan taageerayaashooda ayaa sheegay in uu la yaaban yahay hadalkii ka soo yeeray maamulka Puntland ee ku...
View ArticleWaa barnaamijka Gurmad ee 66aad
Barnaamijka Gurmad ee maanta waxaa uu ka hadlayaa mucaawinooyin dadka barakacay la siiyay munaasabadda ciidda iyo saameynta roobka ee socodka gargaarka.
View ArticleDagaal Dhexmaray Ciidamo kawada Tirsan DKMG
Is-rasaaseynta ayaa bilaabatay kaddib markii ciidamo dowladda KMG ka tirsan oo howlgal wada ay isku dhaceen ciidamo kale oo meel u taallay is-baaro kuwaasoo lacago ka qaada gaadiidka dadweynaha....
View ArticleCiidamada Dowladda oo galabta qabtay Gaari Bisado ay ka buuxeen+Sawirro
Ciidamada Dowladda KMG ah ee Soomaaliya ayaa galabta ku qabtay nawaaxiga Saldhiga Kaaraan Gaari nuuca Soomaalida u taqaano Homey oo ay Bisado fara badan ka buuxeen, iyadoo lala qabtay ilaa shan ruux oo...
View ArticleMadaxweynihii Hore iyo Fanaaniin Caan Ah Oo Ka Qeybgalay Barnaamijka...
Inaga oo isku dayeyna inaan daboolno baahida Shacbiga Soomaaliyeed ee ku nool caalamka oo la xiriirta dhanka warbaahinta islamarkaana fulineyna ballan qaadkeenii ku aadanaa u sahlida inay dadka Qurbaha...
View ArticleJoe Biden:Talaabo waa in la qaataa si loo kobciyo Dhaqaalaha
Madaxweyne ku xigeenka Mareeykanka Joe Biden ayaa sheegay in Aqalka Cad uu talaabo qaadan doono hadii buu yiri ,Xubnaha Republicanka ee congresska ay ku guul dareeystaan ineey gudbiyaan sharciga...
View ArticleDaadad sababay in ay dayuuradahii ay ka kici waayaan kana soo degi waayaan...
Dalka Thailand oo ka mid ah wadamada ku yaal qaarada Asia ayaa todobaadkii la soo dhaafay waxaa ka da’ayay roobab waaweyn oo ay ka dhasheen daadad ku fatahay caasimada dalkaas ee Bangkok. Daadadkan...
View ArticleSoomaalida Xajka Gudatay
Tiradii ugu badneyd ee Soomaali ah ayaa la sheegay inay sanadkan guteen rukunka Xajka, iyada oo tiro kale oo badanina ay meelo dalka Somalia ka baxaysan ay ka tageen. Wareysi arrintaas la xiriirta...
View ArticleCiidul-adxaa farxad weyn …dhar cusub…farxad weyn , laakiin Soomaaliya!
Maqaal: Ciidul-adxaa farxad weyn …dhar cusub…farxad weyn , laakiin Soomaaliya! Axmed-yaasiin Max’ed Sooyaan. alle_yaqaan99@yahoo.co.uk Waa maalin weyn, Ciid-weyn iyo Ciid yareey, waxaan u malayniyaa...
View ArticleSida Looga Ciiday Nairobi
Magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa iyadana dad badan oo Soomaali ahi maanta u dabaaldageen munaasabadda ciidda Adxaha. Culumada diinta ee dadka tujiyey ayaa ka digay dhiigga magaca diinta lagu...
View ArticleSida Looga Ciiday Nairobi
Magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa iyadana dad badan oo Soomaali ahi maanta u dabaaldageen munaasabadda ciidda Adxaha. Culumada diinta ee dadka tujiyey ayaa ka digay dhiigga magaca diinta lagu...
View ArticleSida Looga Ciiday Somalia
Magaalooyinka waaweyn ee Somalia ayaa si balaaran looga ciiday, iyada oo madaxda maamulada kala duwanina ay nabadda dadka ku adkeeyeen. Dhageyso sida looga ciiday Muqdisho, Garoowe, iyo magaalooyin ka...
View ArticleBarnaamijka Ciidda (Q. 2aad)
Qeybta labaad ee barnaamijka Ciidda waxa inoo soo diyaariyey Sahra Ciidle Nuur iyo Cabdicasiis Xuseen Cusmaan. Waxa qeybtan marti inoogu ah fanaankii weynaa ee Xasan Aadam Samatar iyo fanaaniin kale....
View ArticleBarnaamijka Ciidda (Q. 2aad)
Qeybta labaad ee barnaamijka Ciidda waxa inoo soo diyaariyey Sahra Ciidle Nuur iyo Cabdicasiis Xuseen Cusmaan. Waxa qeybtan marti inoogu ah fanaankii weynaa ee Xasan Aadam Samatar iyo fanaaniin kale....
View ArticleBarnaamijka Ciidda (Q 1aad)
Barnaamijka Ciidda ee maanta qeybtiisa hore waxa inoo soo diyaariyey Caasha Ibraahim (Cuud) iyo Ibraahiim Xasan (Daanduray), waxana marti ku ah fanaaniin waaweyn oo ah kuwa caanka ka ah fanka Somalida....
View Article