Quantcast
Browsing all 54547 articles
Browse latest View live

Afhayeenka milatariga Kenya oo sheegay inay dileen 11 kamid ah ciidamada...

Milatariga dowlada Kenya ayaa waxa ay sheegeen in 11 ka mid ah ciidamada ururka Alshabaab kadib markii ay weerar ku qaadeen saldhig ciidan oo ay ku lahaayeen ururka Alshabaab deegaanka  Hosingo....

View Article


Madaxda ugu sareysa Dowladda oo soo dhoweeyay Xafiiska Qaramada Midoobey ka...

Madaxda ugu sareysa Dowladda ayaa si diiran u soo dhoweeyay dib u howl gelida Xafiiska Siyaasada ee Qaramada Midoobey ee UNPOS, kadib munaasabad maanta ka dhacday Xarunta Madaxtooyada, kaasoo...

View Article


maxaa kala heysta barcelona iyo real madrid EL Clasico.

25 Jan 2012.Kulanak caawa ayaa Lugtii hore waxaa 2-1 ay guusha ku raacday kooxda Barcelona waxa uuna qeyb kayahay wareega 8da Copa del Rey iyadoo lugtii hore lagu soo cayaaray hooyga naadiga Real...

View Article

Radio Gaalkacyo oo wali hawada ka maqan iyo Qalabkii idaacada oo wali maqan

Meeshay Marayso Radio Gaalkacyo Waa wax Laga Noxo, Duminteeduna Dan maahee Bulshaday u shaqayso allaha Garansiiyo, si ay u Badbaadsadaan”Agaasimihii Hore ee Radio Galkacyo Xasan Maxamed Jamac....

View Article

Jaaliyada Sanaag ee dalka Australia oo Taageertay Banaanbixii Badhan

  War-Murtiyeed ay soo saareen Golaha Sare ee Jaaliyada Sanaag ee dalka  Australia waxa lagu sheegay  inay Taageersanyihiin Banaanbixii Nabada ahaa ee ka dhacay Maalintii Shalay Magaalada  Badhan ee...

View Article


Dowladda KMG ah oo go’aan kasoo saartay dadka sida sharci darada ah ku heysta...

(Mogadishu 25th Jan 2012) . Kulan ka dhacay xarunta madaxtooyada ee Villa Soomaaliya uuna shir gudoominayay Madaxweynaha Dowladda KMG Mudane Shariif Sheekh Axmed ayaa diirada lagu saaray dadka sida...

View Article

“Intii Somaliland Jirtay Ganacsigu wuxuu ka madax-banaanaa siyaasad, laakiin...

Hargeysa(OWN)-Qaar ka mid ah Ganacsatada waaweyn ee Reer Somaliland, ayaa Wasiirka Maaliyada ku eedeeyay inuu iska horkeen iyo kicin ka dhex wado Ganacsatada wadanka iyo Bulshada rayidka ah, isla...

View Article

Jaaliyada Puntland ee Qadar “Hambalyo Soomaalaay

Warqad Katimid: jaaliyadda PL eek u dhaqan waddanka QATAR Ku: dhammaan shacabka soomaaliyeed meel ay joogaanba Ku: dhammaan shacabka puntland Ku: dawlad goboleedka PL. Ujeeddo hambalyo iyo Bogaadin....

View Article


Baarlamaanka Soomaaliland oo kulmi wayay Qaad awgiis

Hargeysa(Pi) Xili uu maamulka Hargesya ku jiro marxalad adag oo ku saabsan midnimadooda oo qarka usaaran burbur iyo gobolada maamul goboleedyada ku dhawaaqay, Dagaal ay ku hayaan gobolada kasii baxaya...

View Article


Shirkii Villa Somalia iyo bayaankii xasasiga ahaa ee laga soo saaray...

Kullan ka dhacay xarunta madaxtooyada ee Villa Soomaaliya uuna shir gudoominayay Madaxweynaha Dowladda KMG Mudane Shariif Sheekh Axmed ayaa diirada lagu saaray dadka sida sharci daradda ah ku heysta...

View Article

Ergeyga gaarka ah ee Midowga Afrika oo maanta la kulmay Madaxda Dowladda+Sawirro

Ergeyga gaarka ah ee Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya Jerry Rowlings oo maanta soo gaaray Magaalada Muqdisho ayaa kulan la qaatay Madaxda ugu sareysa Dowladda Soomaaliya. Kulankan oo ka dhacay...

View Article

Manal al-Sherif who defied Saudi motoring ban dies in fatal road accident

Another was hurt in the crash in the only country in the world where females are banned from getting behind the wheel. A police spokesman said that one of the women was killed instantly but the other...

View Article

Sida loo soo Furtay Labada Samafale

Ciidamada badda mareykanka ee sida gaarka ah u tababaran ee la yirahdo Navy seals ayaa saakay soo weerar ku soo furtay, laba samafale oo lagu heystay bartamaha Soomaaliya Buchanan iyo  Thisted ayaa u...

View Article


Warbixin: Soo Furashadii Samafalayaasha

Ciidamada badda mareykanka ee sida gaarka ah u tababaran ee la yirahdo Navy seals ayaa saakay soo weerar ku soo furtay, laba samafale oo lagu heystay bartamaha Soomaaliya Buchanan iyo  Thisted ayaa u...

View Article

War Saxaafadeed: DKMG oo Sheegtay in Xoog Loo Adeegsan Doono Cid Kasta oo...

Kulanka guddiga gaarka ee katalabixinta fulinta mashaariicda horumarintaMuqdisho (RBC) War saxaafadeed caawa ka soo baxay guddi gaar ah oo dhowaan DKMG Soomaaliya u saartay qiimeynta fulinta...

View Article


DEG DEG:-Dabkii Suuqa Xamarweyne Oo Lagu Guuleystay In La Demiyo

Waxaa hada lagu guuleystay in la demiyo dab xoogan oo maqribnimadii caawa ka kacay suuqa degmada Xamarweyne ee gobolka Banaadir ayadoo dabkaasina mudadii uu socday geystay qasaare burbur hantiyadeed....

View Article

Libya: 15 Mayd oo Soomaali ah oo la Helay

Magaalada Misrata ee dalka Libya waxaa la keenay 15 mid ah maydad Soomaali ah oo baddu soo tuftay, kuwaaso saaraa dooni la la’aa oo ka baxday dalka Libya kuna sii jeeday dalka Talyaaniga. 15 ka mid ah...

View Article


Dhaqanka iyo Hiddaha:(Murtida Guur Doonka) (Q-94aad)

Barnaamijka Dhaqanka iyo Hidaha ee maantu waxa uu ku saabsan Qaar ka mid ah murtidii ay raggii hore ee Soomaalidu isticmaali jireen markii xaajo guur ay u qalab qaataan.

View Article

WAR DEG DEG: Dab xoogan oo caawa fiidkii ka kacay Suuqa degmada Xamar weyne

Dab xoogan ayaa goor dhow ka kacay Suuqa degmada Xamar Weyne oo ka mid ahj suuqyada ugu camirsan suuqyada Muqdisho, iyadoo dabka uu xilligan yahay mid xowli u socda oo ku fidayo qeybo hor leh oo suuqa...

View Article

Madaxweyne Shariif: “Dowladaha Caalamka haka furtaan safaaradahooda Soomaaliya”

Muqdisho Arbaco 25 January 2012 (SONNA) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo ka hadlay munaasabad shalay xariga looga jaraayay xafiiska Qaramada Midoobay...

View Article
Browsing all 54547 articles
Browse latest View live