Quantcast
Browsing all 54547 articles
Browse latest View live

Masar: Kacdoonkii 25ka January oo Sanad Jirsaday

Dadka reer Masar ayaa fagaarayaasha iskugu soo baxay, iyaga oo u dabaal-degaya kacdoonkii riday xukunkii Madaxweyne M. Xusni Mubarak. Dadka reer Masar ayaa aragtiyo kala duwan ka bixiyey maxsuulka...

View Article


Muqdisho: Dab Qabsaday Suuqa Xamar-weyne

Ciidanka Booliiska DKMG ee kuwa AMISOM ayaa dadaal ay muujiyeen ku yareeyey khasaare laga baqayey inuu suuqa waxyeello ugu geysto, hase yeeshee waxa jira dad hantidoodii meesha ku baaba'day. Suuqa...

View Article


Shirka Hogaamiyeyaasha Afrika Oo Galabta Ka Furmay Addis Ababa

Magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka Ethiopia ayaa waxaa gelinkii dambe ee maanta ka furmay shirka Madaxda dalalka Afrika ayadoo Soomaaliyana uu shirkaasi uga qeybgalayo Wafdi uu hogaaminayo...

View Article

Ethiopia says won’t leave Somalia until AU forces arrive

ADDIS ABABA (Reuters) – Ethiopian troops will stay in Somalia until African Union forces replace them to avoid creating a power vacuum that could see a resurgence of Islamist militants in the lawless...

View Article

Somali captors move US hostage after SEAL raid

MOGADISHU, Somalia (AP) — Pirates moved an American hostage at least three times in 24 hours and threatened Thursday to kill him after U.S. Navy SEALs rescued an American and a Dane in a bold,...

View Article


Dowladda oo ka tacsiyeysay dilka Agaasimihii Idaacadda Shabelle (WAR...

Inaa Lilaahi wa inaa Ilheyhi Raajicuun   (Mogadishu, Janaayo 28, 2011) Dowladda Federaalka Kumeel gaarka ah ee Soomaaliya waxay canbaareyneysaa falki foosha xumaa ee caawa dilka loogu geystay Allaha u...

View Article

Go’aanada shirka London oo la sii ogaaday “Top News”

Waxaa in mudda ah la hadal hayay shir ka dhici doona magaalada London oo looga hadli doono arrimaha soomaaliya, sida la ogyahay marna dowlada ingriisku ma muujin siyaasad ka hor imaaneeysa midnimadda...

View Article

Barn. Hambalyada iyo Heesaha

Hambalyada iyo Heesaha waxaad ku maqashaan warqaddaha tahniyadaha iyo heeso macaan oo isugu jira kuwii hore, dhexe iyo kuwa cusub

View Article


Saraakiisha ciidanka Buuhoodle oo digniin u diray SNM (Daawo)

Taliye kuxigeenka ciidanka daraawiishta deegaanka Buuhoodle C/raxmaan Cabdilaahi Axmednuur (Afweyne) ayaa gelinkii danbe ee maanta shir jaraa’id uu ku qabtay magaalada Buuhoodle waxaa uu kaga hadlay...

View Article


Cawayska: Faadumo Cabdilaahi Maandeeq (Q-4aad)

Barnaamijka Cawayska Washington waxaan idiinku haynaa qodobo kale duwan. Waxaa kujira qeybtii Afraad ee wareysiga Fannaanadda Faadumo C/laahi Kaahin Maaandeeq.

View Article

Somali prominent journalist shot dead in capital tonight‏

Somali Exiled Journalists Association (SEJASS) is dismayed to learn that two unknown gunmen killed one of the prominent Somali Journalists in Mogadishu tonight. Hassan Omar Abdi known as “Fantastic”...

View Article

Somalia journalist shot dead in capital

MOGADISHU, Somalia (AP) — A producer at a Somali radio station says gunmen shot dead the station’s director in the chaotic capital, Mogadishu. Mu’awiye Ahmed Mudey, a producer at Shabelle radio, said...

View Article

Dagaalyahanno farabadan oo ka soo baxsaday ururka Alshabaab

Illaa 150 nin oo ka tirsanaa dagaalyahanada ururka Al-Shabaab ayaa maata ka gudbay deegaanka Kaxda ee duleedka magaalada Muqdisho iyagoo isu dhiibay DKMG ah. Dad ku dhow Xarakada Al-Shabaab oo aan...

View Article


Somaliland oo Maxaabiis laga Qabtay Daawo VIDEO

View Article

Madaxweyne Shariif oo si kulul u cambaareeyay dilkii Agaasimaha Idaacadda...

Addis Ababa,Axad 29 January 2012 (SONNA) – Madaxweynaha dowladda KMG ah ee Soomaaliya ayaa si kulul u cambaarayay dilkii xalay Muqdisho loogu geystay Allaha u naxariistee Agaasimihii Idaacadda...

View Article


Hay’adda Bisha cas ee Iiraan oo deeq raashin ah ka qaybisay Garoowe

Garoowe,Axad 29 January 2012 (SONNA) – Ururka Bisha Cas ee dalka Iiraan ayaa maanta raashin u qeybisay qoysas danyar  ah oo ku nool magaalada Garoowe ee xarunta gobolka Nugaal, halkaasi oo sidoo kale...

View Article

Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

War Habeen 29-January-2012         Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada Wararka iyo Barnaamijyada ka baxa Radio Muqdisho ee ku dhaafa ka Dhageyso Taleefonkaaga adigoo garaacaya:- Yurub...

View Article


IGAD oo ku baaqday in la xoojiyo taageerada ciidamada dowladda iyo AMISOM...

Addis Ababa, Axad 29 January 2012 (SONNA) – Warmurtiyeed laga soo saaray shirkii madaxda ururka Goboleedka IGAD ay ku yeesheen Dalka Ethiopia ayaa lagu taageeray horumarka la taaban karo oo ay...

View Article

italian proposal for somalia Political solutions

ItalianNonPaperPostTransitionInSomalia

View Article

Shir Madaxeedkii Midowga Afrika oo Galabta ka Furmay Addis Ababa

Dismaha cusub ee Midowga Afrika oo Dawlada Shiinuhu maalgelisayAddis Ababa (RBC) Shir madaxeedkii Midowga Afrika ayaa galabta ka furmay magaalada Addis Ababa ee xarunta wadanka Ethiopia iyadoo shirkan...

View Article
Browsing all 54547 articles
Browse latest View live