Quantcast
Browsing all 54547 articles
Browse latest View live

Djibouti Muxaadaro RAAXADA Qoyska Dhextaal 2 (Shekh Abdirahman Bashir)2.flv

Author: diintadotcom Keywords: Added: August 28, 2010 muxaadaro: 

View Article


Djibouti Muxaadaro RAAXADA Qoyska Dhextaal 3 (Shekh Abdirahman Bashir)3.flv

Author: diintadotcom Keywords: Added: August 28, 2010 muxaadaro: 

View Article


Djibouti Muxaadaro RAAXADA Qoyska Dhextaal 4 (Shekh Abdirahman Bashir)4.flv

Author: diintadotcom Keywords: Added: August 28, 2010 muxaadaro: 

View Article

Madaxweyne A M Siilaanyo oo magacaabay xilal cusub

Madaxweynaha Somaliland, Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa shaqadii ka fadhiisiyay in ka badan afaratan mas'uul, waxanu magacaabay xilal cusub. Madaxweynuhu wuxuu kale oo uu magacaabay masuuliyiin cusub oo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Muqdishu oo xalay iyo saaka deganeyd

Magaalaa Muqdishu lagama soo sheegin wax dagaallo ah oo waaweyn xalay iyo saaka, welise waxa taagan cabsi iyo xiisadihii colaadeed, waxana xidhan jidadkii waaweynaa iyo suuqyadii ganacsiga. Dhinaca...

View Article


Waraysi - Abdullahi Ahmed Addow

Abdillahi A Addow, diblomaasi somaliyeed oo ku baaqaya shirweyne   Waraysi - Abdullahi Ahmed Addow Media Player Daar noocyada kale ee Maqal/muuqaal

View Article

Dagaal goos goos ah

Dagaal ayaa maanta mar kale dib uga bilowday magaalada Muqdisho, kadib markii in muddo ah ay xasilooneyd magaalada. Dagaalka ayaa so goos goos ah loo maqlayay rasaasta ka dhaceysa qoryaha culus. Suuqa...

View Article

Sh. Attam "Dagaalka Galgala weli ma dhammaan waan sii wadeynaa"

Hogaamiyaha mucaaradka puntland ee ka dagaala Buuraha Galgala ayaa maanta ka hadlay ajandayaasha kooxaha ku jira Buuraha Galgala ee dagaalka kula jira Ciidamada Puntland iyadoo dagaalka halkaasi ka...

View Article


Maleeshiyaad ka tirsan Xizbul Islaam oo Muqdisho ku qulqulaya.

Waraka naga soo gaaraya deegaanada Duleedka Muqdisho ayaa sheegaya in Ciidanka Xizbul Islaam ay si isdaba joog ah ku gaarayaan magaalada Muqdisho markii dagaalo saf balaaran ah ay qarxeen. Ciidan...

View Article


Alshabaab oo ciidamo ku soo daabulaya magaalada Muqdisho iyo ciidamadii ugu...

Ciidamo aad u fara badan oo ku hubeysan gaadiidka dagaalka ayaa soo gaaray maanta gelinkii dambe magaalad Muqdisho kuwaas oo ka soo dhaqaajiyay magaalada Beledweyne, xarunta gobolka Hiiraan. Xoogagan...

View Article

Maxaa ka jira wararka sheegaya in xiriirka Itoobiya iyo Jamhuuriyadda...

Ka dib markii maalmihii la soo dhaafay ay iska soo daba dhaceen warar sheegaya in xiriirkii Somaliland iyo Itoobiya uu xumaatay tan iyo markii majaraha Somaliland loo dhiibay Madaxweyne Siilaanyo ayaa...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dr. Cabdiqaasim Salaad Xasan: "Alshabaab iyo Dowladda waxaan leeyahay...

Dr. Cabdiqaasim Salaad Xasan, Madaxweynihii hore ee Soomaaliya oo ka murugooday mashaakilka joogtada ah, xasuuqa aan dhamaadka laheyn iyo weliba barakicinta lagu hayo shacabka Muqdisho ayaa baaq u...

View Article

Djibouti Muxaadaro 4 Dhibatadda Aadanaha Ku dhacda (Shekh Abdirahman God)4flv

Author: diintadotcom Keywords: Added: August 29, 2010 muxaadaro: 

View Article


Djibouti Muxaadaro 5 Dhibatadda Aadanaha Ku dhacda (Shekh Abdirahman God5.flv

Author: diintadotcom Keywords: Added: August 29, 2010 muxaadaro: 

View Article

Dowladda oo sheegtay iney dib ula wareegeen goobo dhowaan Alshabaabku ka...

Afhayeenka ciidamada Dowlada KMG ah ayaa sheegay iney galabta dib ula wareegeen goobo ey dhowaan ka qabsadeen ururka Alshabaab kadib Dagaal Xoogan ayaa Galabta waxaa uu ka dhacay Xaafado ka mid ah...

View Article


Hitler was a Somali bastard?

DNA research shows that the German Fuhrer Adolf Hitler was related to Somalis, Berbers and Jews. Dat staat deze week te lezen in het tijdschrift Knack. That is this week to read the magazine Knack....

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Muqdisho oo maalintii sideedaad marti u ah ma naxayaal dagaalaya iyo dagaal...

Waxaa maalintii sideedaad uu dagaal culisi ku dhexmarayaan magaalada Muqdisho xoogaga Alshabaab iyo ciidamada Dowladda oo garabsanaya AMISOM iyo Ahlu Sunna Waljamaaca. Dagaalkii u dambeeyay uguna...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ciidamada maamulka Puntland oo dad ka badan Lixdan Qofood ku xirxiray...

Magaalada Boosaaso, xarunta maamulka gobolka Bari wararka ka imaanaya ayaa sheegaya in halkaas xalay hawlgalo ay ka sameeyeen ciidamada maamulka Puntland ay ku soo qabqabteen dad kor u dhaafaya Lixdan...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha Uganda oo khalad ku tilmaamay in Soomaalida lagu yiraahdo...

Yuweri Museveni, Madaxweynaha dalka Uganda ayaa khalad bareer loo galay ku tilmaamay in Soomaalida lagu fiirsado dagaalka ay kula jiraan Argagixisada Caalamka waa siduu hadalka u dhigaye. Madaxweynaha...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweyne Shariif oo War saxaafadeed ka soo saaray Argagixisada Caalamka,...

War saxaafada loogu talagalay oo ka soo baxay xafiiska Madaxweyne Shariif ayaa u qornaa sidatan ee hoos kaga bogo: Iyada oo maanka lagu hayo weerarkii isqarxinta ee lala eegtay Hotel Muna 24-kii...

View Article
Browsing all 54547 articles
Browse latest View live