Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Browsing all 54547 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

War deg deg ah: Madaafiic culculus oo wax yar ka hor ku soo dhacday Suuqa...

War deg deg ah: Waxaa wax yar ka hor madaafiic waa weyn lagu garaacay Suuqa Ganacsiga ee Bakaaraha xili ganacsatada Súuqu ay isu diyaarinayeen dib u bilaabida shaqooyinkoodi maalmahan xayirnaa...

View Article


War Deg Deg ah:-Dagaal GalGala

Wararka hada naga soo Gaadhaya Magaalada ayaa sheegaya in dagaal Xalay Saqdii dhex Curtay uu wali socdo kaasi oo  Dhinacyo badan ka socda, Xidhiidh aanu la samayan Bosaaso ayaa la sheegay in dhawaac...

View Article


4 ka dhimatay ciidamada AMISOM

Afar askari oo ka tirsan ciidamada midowga africa ee AMISOM, ayaa la xaqiijiyay in ay ku dhinteen magaalada Muqdisho.8 kale ooka tirsan ciidamada AMISOM ayaa iyaguna dhaawacmay. 8 kale ooka tirsan...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Marti gelinta cayaaraha adduunka 2018

Khadra Cige waa gabadh Soomaaliyeed oo ka tirsan guddiga England ee u ololeynaya in cayaaraha adduunka ee sanadka 2018 lagu qabto England. Marti gelinta cayaaraha adduunka 2018 Media Player Daar...

View Article

Ciidamada AMISOM tacshiirad huwiyey dad shacab oo jid ka agdhow marayey

Ciidamada Burundiga oo qayb ka ah Ciidamada amisom ee fariisinkoodu yahay Kuliyaddii hore ee Jaalle Siyaad ayaa galabta si lama filaan ah Tacshiirad u huwiyey dad weyne fara badan oo xilligaa sida la...

View Article


Djibouti Muxaadaro 1 Diinta iyo Bulshadda (Shekh Abdirahman God)1.flv

Author: diintadotcom Keywords: Added: August 30, 2010 muxaadaro: 

View Article

Djibouti Muxaadaro 2 Diinta iyo Bulshadda (Shekh Abdirahman God)2.flv

Author: diintadotcom Keywords: Added: August 30, 2010 muxaadaro: 

View Article

Djibouti Muxaadaro 3 Diinta iyo Bulshadda (Shekh Abdirahman God)3.flv

Author: diintadotcom Keywords: Added: August 30, 2010 muxaadaro: 

View Article


Dowladda Uganda oo qorsheyneysa iney ciidamo dheeraad ah u so diraan dalka...

Dowladda Yugandha ayaa sheegtay inay 10-kun askari ciidan oo dheeraad ah u direyso gudaha dalka Soomaaliya si ay xoojiyaan ciidamada AMISOM ee ku sugan magaalada Muqdisho oo dagaal adag kala kulmaya...

View Article


Warabixintii ugu dambeysay iyo Xaalada magaalada Muqdisho

Xaalada magaalada Muqdisho ayaa saakay yara deggan kadib madaafiic iyo dagaal iyo illaa iyo xalay ka socday meelo kamid ah caasimada. Waxaa saaka degan degmada Hodan halkaasi oo dagaalo iyo duqeymo...

View Article

Itoobiya oo ka hadashay Dagaalada ka socda muqdisho.

Warbixin ay soo saartay wasaaradda arrimaha dibadda ee xukuumadda Itoobiya ayaa waxay ku sheegtay in dagaallada ka socda magaalada Muqdisho iyo qaraxii ka dhacay hotel-ka Muna ay muujinayaan khatarta...

View Article

Xarakada Alshabaab oo dagaal ku qaaday Kulliyada Jaalle Siyaad ee Magaalada...

Ciidamo ka tirsan Xarakada Alshabaab ayaa xalay weerar culus ku qaadeen Fariisin Ciidamada AMISOM ku leeyihiin Kulliyadii hore Jaalle Siyaad ee Magaalada Muqdisho, waxaana dagaaladaasi barbar socday...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Shiikh Xasan Daahir Aweys oo saxaafaada kula hadlay gudaha Suuqa Bakaaraha ee...

Shiikh Xasan Daahir Aweys, Hogaamiyaha Xisbul islaam oo saxaafada kula hadlay maanta gudaha Suuqa Bakaaraha ayaa ka hadlay arrimo u badan dagaalada hadda ka socda Muqdisho, Ciidamada Amisom iyo baaqii...

View Article


Dowladda Soomaaliya; "Waxaan dalbadanay ciidamo fara badan oo Afrikaan ah,...

Dowladda Soomaaliya ayaa daboolka ka qaaday in ay dalbadeen ciidamo fara badan oo Afrikaan ah si ay cagta u mariyaan Xoogaga Alshabaab iyo Xisbul Islaam ee tan iyo markii dhidibada loo taagay laf...

View Article

Dowladda Uganda oo sheegtay haddii Mareykanku siiyo lacag badan ay Soomaaliya...

Dowladda Uganda oo ciidamo ku shaqeeya magaca Midowga Afrika Soomaaliya u soo diray ayaa daboolka ka qaaday in ay ciidamo Toban kun gaaraya Soomaaliya geynayaan haddii Mareykanku lacag siiyo. Sarkaal...

View Article


Djibouti Muxaadaro 1 Furaha qoyska (Shekh Mustafa)1.flv

Author: diintadotcom Keywords: Added: August 31, 2010 muxaadaro: 

View Article

Djibouti Muxaadaro 2 Furaha qoyska (Shekh Mustafa) 2.flv

Author: diintadotcom Keywords: Added: August 31, 2010 muxaadaro: 

View Article


Djibouti Muxaadaro 3 Furaha qoyska (Shekh Mustafa) 3.flv

Author: diintadotcom Keywords: Added: August 31, 2010 muxaadaro: 

View Article

Djibouti Muxaadaro 4 Furaha qoyska (Shekh Mustafa) 4.flv

Author: diintadotcom Keywords: Added: August 31, 2010 muxaadaro: 

View Article

Djibouti Muxaadaro 5 Furaha qoyska (Shekh Mustafa) 5.flv

Author: diintadotcom Keywords: Added: August 31, 2010 muxaadaro: 

View Article
Browsing all 54547 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>