Quantcast
Browsing all 54547 articles
Browse latest View live

Barnaamijyo: Geerida Cabdullaahi Yuusuf

Madaxweynihii hore ee Somalia, C/laahi Yuusuf Axmed ayaa ku geeriyooday Cibistaal ku yaalla dalka Imaaraadka. Qeybtan hoose ka dhageyso warbixinno ku saabsan dhimashada C/laahi Yuusuf. Sidoo kale,...

View Article


Aaska Cabdullahi Yuusuf oo La Shaaciyay

Ra’isul Wasaaraha Somaliya ayaa sheegay in guddi in shalay Guddi Qaran uu u magacaabay sidii ay uga soo tala bixin lahaayeen qaabka uu u dhacayo Aaska madaxweynihii hore. Ra’isul Wasaaraha ayaa sheegay...

View Article


Burcad Badeeda Somalia oo Barriga lagula dirirayo

Wasiirada Arimaha dibadda ee Midowga Yurub ayaa go’aan ku gaaray inay balaariyaan qorshaha la dagaalanka burcad badeedda ee ciidamada badda ee midowga Yururb ay ka wadaan xeebaha Somaliya, iyadoo...

View Article

Ra’isul wasaaraha dowladda KMG oo si cad uga horyimid hadal ka soo yeeray...

Ra’isul wasaaraha dowladda KMG Soomaaliya C/weli Maxamed Cali {Gaas} ayaa shir jaraa’id ku qabtay Muqdisho waxa uu ku sheegay in ciidamada AMISOM si dhaqo ah loo geyn doono gobolada Bay iyo Bakool,...

View Article

Safiirka Jaamacada Carbta, C/laahi Xasan Maxamuud oo eedeeyey Qaramada Midoobay

Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Masar iyo Jaamacadda carabta C/laahi Xasan Maxamuud oo ka hadlayey waxqabad la’aanta dowladaha carabta ee ku aadan arrimaha Soomaaliya ayaa sheegay in dowladaha...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dagaalo khasaaro geystay oo ka dhacay Magaaladda Baladweyne iyo Al Shabaab oo...

Xarakada Al Shabaab oo dagaalo ka wado Magaalada Baladweyne ee Xaruunta Gobolka Hiiraan, ayaa waxay xalay dagaalo ay kula gashay Ciidamadda Maamulka Gobolka Hiiraan, oo uu dhawaan soo dhisay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ciidamadda Itoobiya oo si xun u gallay mid ka mid ah dagaal-yahanada Xarakada...

Ciidamadda Dowladda Itoobiya ee joogga Magaaladda Baladweyne ee Gobolka Hiiraan, ayaa waxay si adag ay u garaaceen mid ka mid ah Ciidamadda Xarakada Al Shabaab, ee dagaalada ka wada Magaaladda...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ciidamada Itoobiyaan oo qorsheeynaya weerar ka dhan ah degmada Ceelbuur ee...

Boqolaal ka tirsan ciidamada Itoobiya oo wata gaadiidka dagaalka iyo kuwa xamuulka qaada ayaa waxay u dhaqaajiyeen dhanka degmada Ceelbuur ee Bartamaha Soomaaliya. Ciidamadan oo ka dhaqaaqay degmada...

View Article


Chelsea V Tottenham

Kooxda Chelsea waxay martigalinaysaa Tottenham. Cayaartan ayaa bilaabaysa 3:45 saacadda africada bari. Waa laba koox oo isku haya kaalinta Afaraaad. Waxaa kaloo Tottenham ay cagta cagta ugu haysaa...

View Article


Arday Berri U Fariisandoonta Intixaan Ay Ku Helayaan Waxbarasho Turkiga Ah

Wasaaradda waxbarashada hiddaha iyo tacliinta Sare ee xukuumadda Soomaaliya Ayaa sheegtay in maalinnimada berri ah ay imtixaanaad u fariisan doonaan ilaa lix boqol oo arday oo deeq waxbarasho ah ka...

View Article

Ciidammada Dowladda Iyo Kuwa Amisom Oo Howlgallo Lagu Soo Qabtay Hub Iyo Rag...

Ciidammada Qalabka Sida ee Soomaaliya oo kaashanaya kuwa Midowga Afrika ee Amisom ayaa howlgallo wadajir ah uga sameeyey qaybo ka tirsan magaalada Muqdisho howlgalladaasi oo ay Ciidammadu kusoo qabteen...

View Article

Xiisado ka taagan Ceel Buur oo ciidamo Ethiopian- ah ay ku wajahanyihiin

Guriceel-hobyonet)Ciidmada dowladda Ethiopia oo wata dabaabaad iyo hub fudud oo shalay gelinkii danbe tegey magaalada Guriceel ee gobolka Galguduud ayaa maanta la sheegay inay u sii jiheesteen dhinaca...

View Article

Prof Abdi Samatar oo ka hadlaya Muqdisho

Prof. Cabdi Ismaaciil Samatar, oo wax ka dhiga jaamacadda Minnesota ee waddanka Mareykanka, ayaaka hadlaya waxa uu kusoo arkay Muqdisho.

View Article


Ciidamo Ethiopian oo soo Galay Galgaduud

Ciidamo kale oo dheeraad ah oo Ethipian ah ayaa xalay ilaa maanta soo gaarayay qeybo ka tirsan gobolka Galgaduud ee Soomaaliya. Guddoomiyaha magaalada Dhuuse-mareeb C/raxmaan Cali Geeda-Qorow ayaa VOA...

View Article

Chelsea 0-0 Tottenham

Qoraal toos ah ee cayaarta Chelsea iyo Tottenham. Waxay cayaartu ku dahmaatay 0-0. Chelsea, oo gurigeeda lagu cayaarayay kama faa'iidaysan.

View Article


General Galaal “C/Laahi Yuusuf wuxuu iigu aadanaa abti, wuxuuna wax ku soo...

General Maxamed Nuur Galaal oo ka mid ah Saraakiisha Xoogga Dalka Soomaaliyeed, ayaa wuxuu ka hadlay geeridii naxdinta laheyd ee ku timid Allaha u naxariistee Madaxweynihii hore ee Soomaaliya C/Laahi...

View Article

غــزة لــ”ثورات الشعوب “….أيــن زهـور ربيعكم ؟!

أزمة الوقود والكهرباء في غزة ظاهرها إنساني ولكنها لا تخلو من أبعاد سياسية، ومصر ملزمة بحل الأزمة لما تحمله من بعد إنساني .

View Article


Madaxweyne Yuusuf oo Gaalkacyo lagu Aasay

Madaxweynihii hore ee Somalia marxuum Cabdullaahi Y. Axmed ayaa waxa aaskiisa ka qeyb galay Madaxweynaha DKMG ee Somalia iyo madax kale oo uu ka mid yahay Madaxweynaha Maamulka Puntland. Marxuum Yuusuf...

View Article

QAYLO-DHAAN WADANI: Ha Tahriibine Tallo Keen!!! Qalinkii: Garyaqaan...

Beryahan dambe qoraalkaygu wuu yaraaday, taasi macnaheeduna maaha in qalinkaygu uu gabnoobay ama anniga iyo qoraalku aanu kala fogaanay. Hawlo adduunyo iyo hirdanka nolosha uun baa igu batay oo ila...

View Article

GABAY K U SAABSAN QAADKA

marka hore waxaan salaamayaa dhamaanba hawlwadeenada warbaahintasomaliland gaar ahaan hawlwadeena shabakadan caalimaga ah ee OODWEYNENEWS iyo sidoo kale akhistayaasha sharafta leh iyo guud ahaan umada...

View Article
Browsing all 54547 articles
Browse latest View live