Djibouti to Double Capacity at Doraleh Container Terminal
Bloomberg - Djibouti will invite bids to expand the Doraleh Container Terminal, partly owned by DP World Ltd. (DPW), in the fourth quarter, the Port and Free Zone Authority said. Capacity will double...
View ArticleDad u Muddaharadayey Guddoomiyihii hore ee Gobalka Maroodi-jeex oo Ciidanka...
Hargeysa(RBC):- Ciidamada ammaanka magaalada Hargeysa ee maamulka Somaliland, ayaa maanta Xabsiga u taxaabay illaa toddoba qof oo ka tirsanaa dad samaynayey bannaan-bax cabasho ah oo ay ku dalbanayaan...
View ArticleWicitaanka: Maryan X. Maxamed (Aw-reeyey)
Barnaamijka maanta waxa marti ku ah Madaxa Hay'adda Xuquuqda Insaanka ee Dr. Ismaaciil Jimcaale, Maryan Xuseen Maxamed (Aw-reeye). Maryan Aw-reeye waxay ka jawaabaysaa su'aalo la xiriira kufsiga iyo...
View ArticleGuluf Dagaal oo ka Socda Gobolada Dhexe
Ciidamada Ethiopia oo garab siinaya ururka Ahlusunna Waljamaaca ayaa ku sii fool leh magaalada Dhuusamareeb iyo magaalooyin kale. Ciimada Ethiopianka ayaa dhawaanahanba hawlgallo ka waday gudaha...
View ArticleCabdullaahi oo loo sameeyay aas qaran
Meydkii Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Cabdullaahi Yusuf Axmed, ayaa manta la geeyay Muqdisho, kadibna lagu aasay magaalada Gaalkacyo. Meydka Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Cabdullaahi Yuusuf...
View ArticleBay iyo Bakool oo Maamuladii hore ay sii Heyn Doonaan
Xubno ka mid ah baarlamaanka Somalia iyo xubnaha maamuladii hore ee gobolada Bay iyo Bakool ayaa sheegay in 3 bilood gudahood maamulo cusub lagu soo dooran doono. Saddexdaas bilood ka dib, waxa ay...
View ArticleWar deg-deg ah: Wafdigii Federaalka oo Madexda Galmudug kulamo la leh.
Wafdi balaan oo uu hogaaminayo Madexweynaha Dawlada Federaalka Soomaaliya Sheikh Shariif Sheikh Axmed oo ka mid yahay R/W Gaas ayaa u gudbay dhinaca Koonfureed e Magaalada Gaalkacyo halkaas oo ay...
View ArticleDhacdo layaab leh oo ka dhacday Gobolka Jubbada Hoose
Dhacdadaan oo mid layaab leh ah marka loo-eeggo dhinaca milatariga, ayaa waxay ka dhacday Gobolka Jubbada Hoose, iyadoo uu si kulul uu uga hadlay mid ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Kmg ah ee...
View Articleارديسات : روسيا ستتخلى عن دعمها للأسد حالما تقبض الثمن
توقع أن يتزايد مسلسل الانشقاقات في الجيش النظامي بشكل أكبر في الفترة القادمة، إلا أنه بين أن الجيش الحر لن يحرز نصرا حاسما ونهائيا من دون تدخل عسكري.
View ArticleAbu Bakar Diyara oo ciidamada AMISOM ugu baaqay inay shacabka Muqdisho...
Abu Bakar Diyaara, u qeybsanaha arrimaha Soomaaliya ee midowga Afrika oo war saxaafadeed ka soo saaray xafiiskiisa ayaa ciidamada AMISOM ugu baaqay in ay shacabka ku dhaqan magalaada Muqdisho ka...
View ArticleHoobiyayaal iyo qarax ay ku dhinteen dad rayid ah.
Ugu yaraan 2 caruur ah ayaa ku geeriyooday siddeed kalana waa ay ku dhaawacmeen. Ugu yaraan 2 caruur ah ayaa ku geeriyooday siddeed kalana waa ay ku dhaawacmeen, weerar hoobiyayaal ah oo xalay lagu...
View Articleالحراك الشعبي الخليجي المحتشم.. كيف يراه الأمريكان؟
منذ حرب الخليج الثانية، عام 1992، قامت الولايات المتحدة الأمريكية بإعداد خطط طويلة الأمد من أجل إعادة توزيع انتشار قواتها في منطقة الخليج، وبالصورة التي يمكنها الحفاظ بواسطتها على أمن وسلامة تلك القوات...
View ArticleGalmudug oo ka Hortimid Magac-siinta Gegida Gaalkacyo
Madaxweynaha Galmuduga, Maxamed Axmed Caalin ayaa sheegay in gegida dayuuradaha Galcayo la siiyo magaca madaxweynihii hore ee Somalia ee geeriyooday, Cabdulaahi Yuusuf ay haboonayd in lagala tashado....
View ArticleCiidamada Huwanta oo Qabsaday Ceel-buur
Ciidamada dalka Ethiopia oo dhawaanahanba ka howgalayyey gobolada dhexe ee Somalia, taageerana siinayey kuwa Ahlusunna Waljameeca ayaa maanta qabsaday degmada Ceelbuur ee Galguduud. Ciidamda Ethiopia...
View ArticleDegmada Ceelbuur oo gacanta al Shabaab ka baxday iyo ciidamo Itoobiyaan ah oo...
Ciidamo Itoobiyaan ah oo ay garwadeen u yihiin kuwa Ahlu Sunna Waljamaaca ayaa sida wararka lagu helayo waxay dagaal kula wareegeen degmada Ceelbuur oo ka mid aheyd meelaha ay saldhigyada adag ku...
View ArticleAl Shabaab oo sheegay inaan urur Jihaadi ah oo dambe aan Soomaaliya laga...
Afhayeenka al Shabaab oo saxaafadda la hadlay ayaa sheegay in Ururkoodu uu si rasmi ah ula midoobay Al Qaacida hadda kadibna aan urur dambe oo Jihaadi ah Soomaaliya laga dhawaaqin karin. Shiikh Cali...
View ArticleCeelbuur oo laga qabsaday Al Shabaab
Ciidammada Ethiopia iyo kuwa Ahlu Sunna ayaa maanta la wareegay magaalada Ceel Buur oo afartii sano ee ugu dambeeyay Al Shabaab ay gacanta ku haysay.
View ArticleTodobaadka iyo Qiimaha Sarifka lacagaha, Badeecaha iyo Suuqyada ganacsiga Burco.
Qiimaha Sarifka lacagaha Qalaa, Badeecadaha Raashinka, iibka sayladaha Xoolaha, Nooligga gaadiidka lagu raaco iyo Qalabka Dhismaha oo ay idin soo diyaarisay shabakadda Togdheernews.com, todobaakiiba...
View ArticleAtam oo Laga Guulaystay GalGala oo Gargaar Lagu Daad Guraynayo
GalGala:- Kooxdii dhalinyarada Marin Habaabisay ee Buuraha GalGala ku Dhuumanaysay ayaa Awoodii Hoos u dhacday ka dib markii ay dhawaan sheegeen inay la Midoobeen Kooxda Al-Shabaab ee Liiska...
View ArticleYAABAYE MA YAABTEEN By: Mataan Maxamuud Cumar
Waxaa yaab ku noqotay dhegaha shacabka Somaliland ee gudaha iyo dibadaba kala jooga hadalkii uu wasiirka Xanaanada Xooluhu ku hadalay shay isagoo jawab uga dhigaya xukuumada iyo inuu wakiil ka yahay...
View Article