Weriye lagu Dilay Beledweyne
Idaacadda Shabelle ayaa sheegtay in niman hubeysan ay galabta Beledweyne ku dileen weriye Mahad Salad Adan (Mahad Jarmal) oo ka tirsanaa idaacadda Shabelle. Maxamed Bashir Xaaji oo ka tirsan Idaacadda...
View ArticleXaaladda Dadkii ku Dhawacmay Qaraxii Tiyaatarka (Sawirro)
Dowladda Soomaaliya ayaa magacowday guddi heer wasiir ah oo ka shaqeynaya sidii caafimaad dibedda ah loogu heli lahaa dadka qaba dhawacyada culus. Qeybtan hoose ka dhageyso Warbixin ka hadlaysa...
View ArticleGanacsato Turkish oo maalgalinaya Soomaaliya
Waxaa Muqdisho yimid wafdi ganacsato Turkish ah oo u yimid si ay maalgashi uga sameeyaan Somaliya. Waxay la kulmayaan qaar ka mid ah ganacsatada Soomaalida.
View ArticleAskar AMISOM oo la geeyay Baydhabo
Ciidamada AMISOM ayaa qaybtii hore la geeyay magaalada Baydhabo. Askarta ayaa la geeyay magaalada oo mustaqbalka ay kala wareegi doonaan ciidamada Itoobiya oo hadda jooga Baydhabo.
View ArticleAmm. Islaamka: Bayaankii Alshabab & Falcelintii X. D. Aweys
Bayaan uu dhawaan soo saaray ururka Alshabab ayaa keenay in Sheekh Xasan Daahir Aweys uu si adag uga falceliyo, isaga oo sheegay in aanay habbooneyn in magaca Jihaadka lagu banneysto dhiigga...
View ArticleBurcad Badeed Soomaalida oo laga Fara maroojiye Markab Ganacsi
Kooxaha burcad badeeda soomaalida aya laga fara maroojiye markab weyn oo lagu magacaabo Xianghuamen oo siday badeecado kale duwan kasoo kasoo shiraacday dalka Shiinaha waxaan lasheegay in ay...
View ArticleSumcaddii iyo awooddii ciidammada Xoogga oo taariikhda baal Dahad ah ka gashay
Ciidammada dalka Soomaaliyeed ayaa billaabay xeelada cusub oo ay uga hortagaan ficillada Al-Qaacidda, sida qaraxyada weerarrada gaadmada ah, iyadoo askarta Xoogga dalka ay muujiyeen sida ay dhab uga...
View ArticleCiidamada Huwanta Ah Oo Dhul kale Qabsaday
Wararka ka imanaya Gobolka Bay ayaa sheegaya in ciidamada dawladda Soomaaliya oo ay taageerayaan kuwa Itoobiya ay dhul kale oo cusub ka qabsanayaan maleeshiyada ururka Al-Shabab. Ciidamadan ayaa 24-kii...
View ArticleMalawi: Madaxweynihii oo Geeriyooday
Radiyaha codka dowlad ku hadla ee Malawi ayaa xaqiijiyay in Madaxweynihii dalkaasi Bingu wa Mutharika uu geeriyooday. Dhawaqan sida rasmiga ah uga soo yeeray Radioga Dowladda maanta oo sabti ah, ayaa...
View ArticleGeneraal Maxamed Nuur Galaal oo Khiyaano Qaran ku Tilmaamey Heshiiska...
Shirkadda bixineysa shatiyada lagaga kalluumaysan karo badda Soomaaliya ayaa waxaa Heshiiskaan ka soo horjeestey Siyaasiyiin Aqoonyahano , Xildhibaano iyo Xubno kale… Sii Akhri
View ArticleSharif Xassan oo Baydhaba Mar Kale Tagay
Xildhibanada Somalia ee ka soo horjeeda guddoomiyaha Barlamanka ayaa sheegay inay go’aan ku gaareen inay qabtaan doorasho madaxweyne. Guddoomiyaha barlamanka Shariif Xassan Sheikh Aden ayaa ku...
View ArticleCaweyska Washington: Luul Jeylaani (Q-3aad)
Barnaamijka Cawyeska ee Caawa waxad kaga bogan doontaan qeybtii 3aad ee wareysigii Luul Jeylaani iyo qubanayaal kale oo xiiso badan. Barnaamijka oo dhameystiran qeybta hoose ka dhageyso.
View ArticleWararkii ugu Dambeeyey ee Bay iyo Bakool
Xubno ka tirsan baarlamaanka DKMG ee Somalia oo shalay tagey magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay ayaa u gudbey magaalada Xuddur ee gobolka Bakool, iyada oo wali ay dagaalo ka socdaan degmooyin ka...
View ArticleMowliid Macaani oo ku Geeriyooday Nairobi
Xildhibaan Mowliid Macani ayaa saaka waabarigii ku geeriyooday Nairobi. Marxuumka ayaa u dhintay dhaawac ka soo gaaray qaraxii ka dhacay Tiyaatarka Qaranka ee Muqdisho. Safiirka Soomaaliya ee Kenya,...
View ArticleShaxda shirqoollada iyo Shabaqa Shabaab:by Bashir M. Hersi
Murti ayaa dhahaysa: “Aqool xumo abaar ka daran” mid kale waxay leedahay dadka saddax ayaa ugu xun: “Tiraab xume, Talo xume iyo Tab xume” tu kale waxay leedahay ninna waxaa laga sheegay inuu yiri:...
View ArticleShir Balaaran oo lagu mideynayo Beelaha dega Mudug, Galgaduud iyo Hiiraan oo...
London-hobyonet)Shir la doonayo in lagu mideeyo beelaha walalaalaha ah ee wada dega gobolka Mudug, Galgaduud iyo Hiiraan ayaa waxa uu shalay ka dhacay Magaalada London ee Dalka Inigriiska iyadoo...
View ArticleMadaxweynaha Soomaaliya oo kullan balaaran la-qaatay Beelaha laga tirada...
Madaxweynaha Dowladda Kmg ah ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed, ayaa wuxuu kullan balaaran uu la-qaatay Odayaasha Golaha Dhaqanka ee Beelaha laga tirada badan yahay. Madaxweynaha oo kullankaan soo...
View ArticleSheekh C/Qaadir Cali “In dalkeena lagu soo duullo oo nalagu dul socdo miyaan...
Sheekh C/Qaadir Cali ayaa wuxuu shaaca ka qaaday inaysan marnaba u dul-qaadan kareyn in dalka Soomaaliya lagu soo duullo, dadka Soomaaliyeedna la-gumeysto, isagoona sheegay in taasi ay dagaalo oo...
View ArticleRag ka tirsanaa Xarakada Al Shabaab oo iskaga goystay Al Shabaab “Top News”
Rag ka tirsanaa Xarakada Al Shabaab ayaa waxay goysteen inay iskaga goystaan Xarakada Al Shabaab, bacdamaa loogu baaqay inay iskaga goystaan Xarakada Al Shabaab, oo lagu eedeeyay mid dhibaato badan ku...
View Article