War laga soo saaray xafiiska madaxweynaha oo la soo gaarsiiyey Halganka.net...
Ansixinta Dastuurka Qabyada & Dhammaadka Muddada Kala Guurka ah Waxaa Go’aan ka Gaari kara Hey’adaha KMG ah oo Wada Jira (Muqdisho, Soomaaliya September 4, 2010, Madaxweyne Soomaaliya, Sheekh...
View ArticleAgaasimaha Horseed Media oo la sii daayey kadib faragelin ka timid beesha...
Maxkamadii xukuntay wariyihii horseed radio ee dhowaan lagu xiray mgaalada Boosaso ayaa sheegtay maaanta iney sii deysay wariyaha kadib markii qareen uu u doodayey sheegay iney sharci darro tahay....
View ArticleMaamulka Xarakada Alshabaab ee gobolka Hiiraan oo gacmaha ka jaray Dhalinyaro...
Maamulka Xarakada Alshabaab ee gobolka Hiiraan ayaa maanta meel fagaara ah gacmaha uga jaray laba wiil oo dhalinyaro ah. Wiilashan dhalinyarada ah oo sida ay Alshabaabku sheegeen bakhaaro ku yaal...
View ArticleDhalinyaro looga shakiyay in ay Alshabaab ka tirsan yihiin Qaraxyanna...
Maamulka degmada Burco ee Togdheer ayaa xabsiga u taxaabay dhalinyaro sida la sheegay ku hawlanaa dhaqdhaqaaqyo ammaanka lidi ku ah. Gudoomiyaha gobolka Togdheer ee Somaliland oo saxaafada la hadlay...
View ArticleMadaafiic lagu garaacayo Bakaaraha
Madaafiic waaweyn oo ah kuwa taangiyada ayaa haatan lagu garacayaa Suuqa Bakaaraha ee Magaalada Muqdisho xilli uusan xilli dadku ka caraabayaan suuqa. Madaafiicda oo ah kuwo aad u xooggan ayaa waxaa...
View ArticleMadaxweyne Shariif iyo Ra'iisal wasaare Sharma'arke maxey isku qoomeen?...
Ka dib markii khilaaf uu ka soo dhex burqay Ra'iisal wasaare Sharma'arke iyo Madaxweyne Shariif ayaa waxaa Khilaafkaas iyo meesha uu ka soo bilowday ka hadlay isla ra'iisal wasaaraha. Sharma'arke...
View ArticleDjibouti Muxaadaro 1Shabaabka iyo Islaamka (Shekh Abdirahman God)1.flv
Author: diintadotcom Keywords: Added: September 4, 2010 muxaadaro:
View ArticleDjibouti Muxaadaro 2 Shabaabka iyo Islaamka (Shekh Abdirahman God)2.flv
Author: diintadotcom Keywords: Added: September 4, 2010 muxaadaro:
View ArticleDjibouti Muxaadaro 3 Shabaabka iyo Islaamka (Shekh Abdirahman God)3.flv
Author: diintadotcom Keywords: Added: September 4, 2010 muxaadaro:
View ArticleDjibouti Muxaadaro 4 Shabaabka iyo Islaamka (Shekh AbdirahmanGod)4.flv
Author: diintadotcom Keywords: Added: September 4, 2010 muxaadaro:
View ArticleDjibouti Muxaadaro 5 Shabaabka iyo Islaamka (Shekh Abdirahman God)5.flv
Author: diintadotcom Keywords: Added: September 4, 2010 muxaadaro:
View ArticleDjibouti Muxaadaro 6 Shabaabka iyo Islaamka (Shekh Abdirahman God)6.flv
Author: diintadotcom Keywords: Added: September 4, 2010 muxaadaro:
View ArticleDjibouti Muxaadaro 6 Dhalinyaarad iyo tarbiyeenta (Shekh Abdirahman Bashir)6.flv
Author: diintadotcom Keywords: Added: September 4, 2010 muxaadaro:
View ArticleDjibouti Muxaadaro 7 Dhalinyaarad iyo tarbiyeenta (Shekh Abdirahman Bashir)7.flv
Author: diintadotcom Keywords: Added: September 4, 2010 muxaadaro:
View ArticleMuxaadaro Cusub Taarikhdii tataarka Qeebta 2 aad Sh Mustafa .13
Author: albadaris Keywords: Added: September 4, 2010 muxaadaro:
View ArticleMuxaadaro Cusub Taarikhdii tataarka Qeebta 2 aad Sh Mustafa .14
Author: albadaris Keywords: Added: September 4, 2010 muxaadaro:
View ArticleMuxaadaro Cusub Taarikhdii tataarka Qeebta 2 aad Sh Mustafa .15
Author: albadaris Keywords: Added: September 4, 2010 muxaadaro:
View ArticleMuxaadaro Cusub Taarikhdii tataarka Qeebta 2 aad Sh Mustafa .dhamaad
Author: albadaris Keywords: Added: September 4, 2010 muxaadaro:
View ArticleDiyaarad hub fara badan sida oo Alshabaab Kismaayo uga soo degtay iyo...
Magaalada Kismaayo, xarunta maamulka gobolka Jubbada Hoose wararka ka imaanaya ayaa sheegaya in hub fara badan uu halkaas Alshabaab uga soo degay. Waraku waxay intaas ku sii darayaan in Ciidamo aad u...
View ArticleMidowga Afrika oo ku dhawaaqay Qorshe ay Mashaakilka Muqdisho wax uga qabanayaan
Midowga Afrika oo ciidamo magacooda ku shaqeeya ay ka joogaan Soomaaliya ayaa hadda ku dhawaaqay Qorshe cusub oo ay Beesha caalamka isla dejiyaan, qorshahaas oo lagu xalinayo mashaakilka Muqdisho...
View Article