Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Browsing all 54547 articles
Browse latest View live

Xeer ilaaliyaha dowlada oo ka hadlay khilaafka madaxda Dowladda KMG ah

Xeer ilaaliyaha guud ee dowladda KMG Soomaaliya C/llaahi Daahir Barre ayaa maanta ka hadlay khilaafka u dhexeeya madaxda dowlada ee ku aadan dastuurka cusub ee dhowaan la soo bandhigay. Xeer ilaaliyaha...

View Article


Dagaal dib u qarxay degmooyin dhowr ah oo kamid ah Muqdisho

Dagaalo Culus u dhaxeeyey Ciidamada dawladda KMG ah iyo kuwa  Ciidamada AMISOM iyo Xarakada Al shabaab iyo Ururka Xisbul Islaam ayaa saakay waxa ay ka bilowdeen degmooyinka Hodan iyo Hawl wadaag....

View Article


Xarakada Alshabaab oo awaamirr ku soo rogay dad magaalada B/weyne

Masuulka u qaabilsan Xarakada Shabaab gobolka Hiiraan dhinaca amniga ayaa Shir jaraa’id oo uu ku qabtay magaalada Beled weyne ku sheegay awaamiir dhowr ah oo lagu soo soo rogay shacabka magaalada....

View Article

Xarkada Alshabaab oo soo bandhigay ciidamo dhowaan tababar loo soo gaba...

xarakada shabaabu ayaa manta Xerada Maslax ee Duleedka magaalada Muqdisho waxa ay ku soo ban dhigeen bqolaal askeri oo ka tirsan ciidamooda oo dhawaan tababaro ku soo dhamaystay Xeryaha Ciidankaa ee...

View Article

Ra'iisal wasaare Sharma'arke; "Madaxweynaha ayaa diiday in la ansixiyo...

Waxaa weli figta sare sii fananaya khilaafkii mudada soo jiitamayay balse hadda uun shaaca ka qaadmay ee u dhexeeyay Madaxweyne Shariif iyo Ra'iisal wasaare Sharma'arke. Ra'iisal wasaaraha oo oo u...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Alshabaab oo maanta Muqdisho ku soo bandhigay Ciidamo hor leh oo ka...

Xarakada Alshabaab ee dagaalka ummula dooxaha kula jirta dowladda Soomaaliya iyo AMISOM ayaa maanta cíidamo fara badan oo ay tababar u soo xireen Muqdisho ku soo bandhigay. Shiikh Cali Dheere,...

View Article

Alshabaab oo maanta Muqdisho ku soo bandhigay Ciidamo hor leh oo ka...

Xarakada Alshabaab ee dagaalka ummula dooxaha kula jirta dowladda Soomaaliya iyo AMISOM ayaa maanta cíidamo fara badan oo ay tababar u soo xireen Muqdisho ku soo bandhigay. Shiikh Cali Dheere,...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Muqdisho oo la isku ciidan uruursanayo

Al-Shabaab, ayaa soo bandhigtay boqolaal ciidamo ah oo ay la sheegay in tababar u soo dhamaadaan, Amisom-na waxay sheego saldhigyo cusub ee ciidankeedu ka degan Muqdisho. Al-Shabaab, ayaa soo...

View Article


Maamulka Wajaale Oo Beeniyey In Ciidamada Ethiopia Gudaha Uso Galeen Magaaladda

Maamulka Wajaale oo ka hadlay dhaqdhaqaaq Sirdoon Itoobiyaan ahi ka sameeyeen degmadaas “Maalin bay nagu yidhaahdeen (Sirdoonka Itoobiya) waanu shakisanahay oo qolo ayaanu….” Guddoomiyaha...

View Article


Magaalada muqdisho oo saakay deggan kadib dagaal iyo duqeymo xalay ka dhacay

Waxaa maanta dagan xaalada Magaalada Muqdisho  kadib dagaalo u dhaxeeyey Shabaabul Mujaahidiin iyo ciidamada dowlada oo xalay ka dhacay dhinaca waqooyi. Deegaanada ay dagaalo ka dhaceen een ee ay isku...

View Article

Xoogaga Sh. Atam oo weerar gaadmo ah ku qaaday tuulada Galgala ee duleedka...

Wararka laga helayo Buuraleeyda Galgala ayaa sheegaya in weerar gaadma ah lagu qaaday ciidamada Puntland kaas oo la sheegay inuu dhaliyey qasaaro isu jirta dhimasho iyo dhaawac. Dagaaalka oo ey soo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dekadda iyo Garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho oo la sheegay in lagu...

Warar hoose oo laga helay xafiiska Madaxweynaha dowladda KMG Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa waxay sheegayaan in Madaxweyne Sheekh Shariif uu ku wareejiyey dekedda iyo Ayraboorka magaalada...

View Article

Ciidamo ka tirsan dowlada KMG ah gadood sameeyey khalkhal na geliey dadkii...

Ciidamo farabadan oo katirsan dowladda federaalka ayaa maanta gadood sameeyey iyagoo xiray dhowr wado oo muhim u  ah isu socod dadka iyo gaadiidka magaalada Muqdisho. iyaga oo ka cabanayay Mushaar...

View Article


Ciidamada dowladda oo sheegtay iney qabteen hub iyo walxaha qaraxa kadib howl...

Gudoomiyaha Maamulka degmada Wadajir Axmed Xasan Cadow  (Daaci) ayaa shaaca ka qaaday in ay gacanta ku dhigeen Sader ruux iyo gaari uu sheegay inay saarnaayeen hub iyo Bambaanooyin kala duwan.


Axmed...

View Article

Madaxweynaha oo eryey Taliyihii ciidamada XDS kadib markii ..

Taliyihii Ciidamada Milateriga Dowladda KMG Gen. Maxamed Geelle Kaahiye ayaa xil ka qaadis lagu sameeyay, kadib markii mudooyinkii u dambeeyay jireen khilaaf u dhaxeeyay isaga iyo Madaxweynaha. Gen....

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xarkada Alshabaab oo caawa dhowr jaho weerar uga qaaday ciidamada Dowladda...

Dagaal qaraar ayaa caawa gabaldhicii ciidamada ALshabaab waxey kaga soo qaadeen ciidamada dowlada iyo kuwa AMISOM dhowr jaho oo kala duwan iyadoo weli dagalku socdo. Dagaalkan ayaa waxa uu ka qarxay...

View Article

Ra'iisal wasaare Sharma'arke "Aniga iyo Madaxweynaha Khilaaf Shaqsiyadeed...

Ra'iisal wasaare Cumar Cabdi Rashiid Cali Sharma'arke oo haatan magaalada Nayroobi ku sugan ayaa ka hadlaya khilaafka u dhexeeya isaga Madaxweynaha Soomaaliya meesha uu ka dhashay iyo waxa sababay....

View Article


Warbixin ku saabsan duqeyn xalay magaalada Muqdisho ka dhacday oo qasaara...

Waxaa weli iska soo daba dhacaya warar ku saabsan qasaaraha ka dhashay Duqeyntii xalay ka dhacday magaalada Muqdisho ee ilaa iyo waaberigii saakay sii socotay. Inta la hubo waxaa duqeyntaas xalay ku...

View Article

Guurtida iyo Wakiilada oo wakhtiga loo kordhiyay

Golaha guurtida ee Somaliland ayaa maanta cod aqlabiyad ah muddo kordhin ugu sameeyay golayaasha wakiilada iyo guurtida. Xisbiyada mucaaradka ayaa cambaareeyay muddo kordhinta. Fadhiga maanta ee...

View Article

Ciidmada dowlada ee X-Control Afgooye oo baaritaan ka wada

Ciidamada dawladda ee  ku sugan kontoroolkii hore ee Afgooye ayaa waxa ay saaka halkaa ka bilaabeen hawl galo ay ku baarayaan gaadiidka u gudbaya dhinaca suuqa bakaaraha. Askarta ayaa joojinayay...

View Article
Browsing all 54547 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>