Quantcast
Browsing all 54547 articles
Browse latest View live

Dhaqdhaqaaq iyo diyaargaroow ka socda madaxtooyada Soomaaliya iyo...

Madaxtooyada Qaranka Soomaaliya ayaa waxaa ka socda dhaqdhaqaaq iyo diyaargaroow ku aadan sida la soo sheegayo xaflad uu Madaxweynuhu ku caleema-saarayo qofka qabanaya jagada Ra'iisal wasaaraha...

View Article


Khilaafka u dhexeeya Mas'uuliyiinta Alshabaab oo kismaayo gaaray iyo Shiikh...

Magaalada Kismaayo, xarunta maamulka Jubbada Hoose ayaa waxaa laga soo sheegayo khilaaf qarka u saaran kala tag oo u dhexeeya Mas'uuliyiinta gobolkaas ee Alshabaab. Shiikh Xasan Yacquub oo Alshabaab u...

View Article


Cabdinuur Darmaan "Ciidammada AMISOM, waxay doonayaan in ay ka geystaan...

Cabdinuur Darmaan oo sheegta in uu yahay Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliya ayaa isagoo ku sugan dalka Switzerland xog-wareysi siiyay idaacada Muqdisho ka hawlgasha ee Radio Shabelle. Darmaan wuxuu...

View Article

WARBIXIN: Muxuu salka ku hayaa khilaafka madaxda ururka Alshabaab? Yaase ka...

Masuuliyiin sare oo ka tirsan ururka Alshabaab ayaa xalay gaaray magaalada Baydhabo ee gobolka Bay iyadoo warar kala duwan ey ka soo baxayaan safarkooda. Wafdigan oo sida la sheegay uu hoggaaminayo Sh....

View Article

Sagaal lagu xiray Booramo

Xabsiga Magaalada Boorama waxaa ku xiran dhawrkii maalmood ee ugu danbeeyay sagaal dhallinyaro ah oo uu ku jiro Guddoomiyihii garabka dhallinyarada Xisbiga Mucaaridka ah ee UDUB ee gobolka awdal...

View Article


AU: waxaan gacanta ku haynaa 40 boqolkiiba Muqdisho

Midowga Afrika ayaa sheegay in ciidamadooda nabad ilaalinta inay hadda gacanta ku hayaan in ka badan afartan boqolkiiba Muqdisho. Wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya Wafula Wamunyinyi ayaa BBCda u...

View Article

Golaha Wasiirrada Ethiopia iyo somalida oo dhex muuqata

Ra'iisul wasaaraha Ethiopia, Meles Zenawi, ee dhowaan dib loogu soo doortay xilka, ayaa soo magacaabay golihiisa wasiirada cusub. Golaha Wasiirrada Ethiopia Media Player Daar noocyada kale ee...

View Article

Haddii aad rabto in aad ogaato waxa ka dhacaya Soomaaliya waqti yar ku qaado...

Waxaa laga yaabaa in haddii aad maqasho erayadan; "Haddii aad rabto in aad ogaato waxa ka dhacaya Soomaaliya waqti yar ku qaado  TALK SHOP:ka magaalada Espoo, Finland" in aad istiraahdo waa sidee...

View Article


AMISOM oo guul ku tilmaantay khilaafka soo kala dhexgalay madaxda Alshabaab...

Hogaanka ciidamada AMISOM ayaa shaaca ka qaaday in ay ka warhayaan islamarkaana ku faraxsan yihiin khilaafka shaqsiyadeed ee soo kala dhexgalay madada Alshabaab. Afhayeenka AMISOM Bahoku oo...

View Article


Sh. Xassan Yaqcuub oo dib ugu laabtay Magaalada Kismaayo kadib markii uu ka...

Sh. Xassan Yaqcuub oo ka tirsan madaxda sare ee maamulka Alshabab ee Kismaayo ayaa dib ugu laabtay magaalada Kismaayo kadib xiriir ey la sameeyeen qaar ka tirsan madaxda Alshabaa b. Sheekha ayaa...

View Article

Xisbul islaam iyo maamulka Puntland oo loogu baaqay in joojiyaan barakicinta...

Maamulka Puntland iyo ururka Xisbul islaam ayaa loogu baaqay in ay joojiyaan salka-kicinta ay salka-kicinayaan Barakacayaal markoodi horeba aad u dhibaateysnaa. Xildhibaan Maxamuud Cabdi Cali,...

View Article

Musharax ka soo jeeda Gedo oo boqolkiiba sagaashan la hubu in madaxweynuhu...

Madaxweyne Shariif oo la filayey shalay iyo maantaba inuu magacaabo ka hor ambabixiisa Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda cusub ayaa taasi dib u dhac ku timid, waxaana lagu wadaa inuu ku dhawaaqo marka...

View Article

Sh. Abu Mansuur oo salaadii jimcaha kadib dafiray khilaafka ururkiisa ka dhex...

Ku xigeenka hoggaanka Alshabaab Sheekh Mukhtaar Roobow Abuu Mansuur oo ey la socdaan wafdi dhowaan gaaray Baydhabo ayaa maanta salaadii Jimcaha ku dukaday masaajidka Nasru-diin ee magaalada Muqdisho...

View Article


Dowladda Koonfur Afrika oo iska diiday inay Ciidamo u diraan dalka Soomaaliya.

Xoghayaha Gaashaandhiga Dalka Koonfur Afrika Haweeneyda lagu magacaabo Mpumi Mpofu oo shir jaraa’id ku qabtay Magaalada Cape Town ayaa sheegtay dalkiisu inuusan diyaar u ahayn inuu ciidamo  u diro...

View Article

Alshabaab ; " Wadahadal nabadeed diyaar uma nihin dagaal ayaan diyaar u nahay"

Alshabaab ayaa ku dhawaaqay in aysan wax wadahadal ah la geleyn dowladda uu hogaamiyo Shiikh Shariif Shiikh Axmed. Muqtaar Rooboow oo salaadii jimcaha ee shalay ka dib la hadlay qaar ka mid ah...

View Article


Dagaal dowladda iyo Alshabaab ku dhexmaray Waqooyiga Muqdisho iyo shacab ku...

Dagaalo kooban balse xoogan oo saakay dowladda iyo mucaaradkeeda ku dhexmaray deegaano ka tirsan Waqooyig magaalada Muqdisho ayaa inta la hubo waxaa ku geeriyooday Laba Qofood halka sideed kalena ay...

View Article

Maxamad Warsame waa muwaadin Soomaaliyeed oo 5 sano ka dib xabsi Mareykanka...

Maxamad Warsame waa muwaadin Soomaaliyeed balse heysta dhalashada Kanada waxaana shan sano oo Xabsi ah ka dib loo soo celiyay xorriyadiisi. Muwaadinkan oo ay maxkama Mareykan ahii xukuntay in...

View Article


Madaxda Afrika iyo Jaamacadda Carabta oo magaalada Sirta uga arinsanaya...

Magaalada Sirta ee dalka Liibiya ayaa waxaa maanta ka bilaabanaya shir uu oday ka yahay Mucamar Al-Qadaafi, shirkaas oo ay ka qeybgalayaan madaxda dalalka Afrika iyo kuwa Jaamacadda Cararbta. Mucamar...

View Article

Alshabaab "Waxaan uga digaynaa shacabka ku nool Bay iyo Bakool in ay...

Sheekh Mukhtaar Abuu Muslim oo ka mid ah hogaanka sare ee Alshabaabka Bay iyo Bakool ka arimiya ayaa isagoo la hadlaya boqolaal dad ah oo ku sugan Baydhabo wuxuu si caro leh uga hadlay wararka baahay...

View Article

Burcad Badeeda oo ku hanjabtay in ay iibinayaan xubnaha jirka badmaaxayaasha...

Arbacadii la soo dhaafay Burcad Badeeda Soomaliyeed ayaa daboolka ka qaaday in haddii aan sida ugu dhaqsaha badan loo siin lacagta madax furashada ah ee ay ka doonayaan Badmaaxayaasha ay  xubnaha...

View Article
Browsing all 54547 articles
Browse latest View live