Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Browsing all 54547 articles
Browse latest View live

Madaxsweyne Shariif; "Haddaan ka hadlo cadawgeena wuxuu hadda marayaa...

Madaxweyne Shariif oo shalay la hadlayay mudanayaasha Baarlamaanka Soomaalida ayaa markii ugu horeysay ka hadlay dagaalada lagu hoobtay ee gobolada dalka qaarkood ka socda. Shiikh Shariif wuxuu...

View Article


Mareykanka oo ka hadlay siyaasadiisa ku wajahan Somaliland, Puntland, AMISOM...

Dowladda Mareykanka oo lagu eedeeyo in ay arrimaha Soomaaliya lugaha iyo gacmaha kula jirto ayaa hadda ka hadleysa siyaasadeeda ku wajahan Maamulada ka madaxa banaan dowladda ee ka jira Soomaaliya....

View Article


Muwaadin u dhashay Mareykanka balse Muslim ah oo qirtay in uu tageeri jiray...

Adam Chesser oo u dhashay dalka Mareykanka balse heysta diinta islaamka ayaa ka hor qirtay Maxkamad ku taal cariga Mareykanka dacwad lagu soo oogay. Ninkan oo da'diisa lagu sheegay 30 Jir ayaa...

View Article

Dagaal dhimasho iyo dhaawac dhaliyay oo xalay Magaalada Gaalkacyo dhanka...

Waqooyiga magaalada Gaalkacyo oo maamul ahaan hoostagta Puntland bar kaantarool uu ku taal ayaa waxaa xalay ka dhacay iska-horimaad mudo kooban socday balse dhaliyay dhímasho iyo dhaawac....

View Article

Weeraro fara badan oo ka dhan ah dadka soo-galootiga ah ayaa ka dhacay...

Dalka Sweden dhankiisa Galbeed waxaa ka dhacay weeraro silsilad ah oo si gaar ah loogu bartilmaameedsanayay dadka ajaaniibta ama soo galootiga ah ee ku dhaqan magaalada Malmö. Sida ay boolisku qabaan...

View Article


Mucjiso iyo fajac ka dhacay Cusbitaal ku yaal dalka Faransiiska!!!

Arrin aad loola yaabay islamarkaana la oran karo xaqiiqatan waa Mucjiso ayaa ka dhacday dalka Faransiiska Cusbitaal ku yaal. Arrintan mucjisad ah oo ka dhacday Cusbitaalka gudihiisa ayaa ah hadal...

View Article

War saxaafadeed: R/wasaaraha Soomaaliya oo Khubad ka jeediyay shirka golaha...

R/wasaaraha Soomaaliya Mudane Maxamed C/llaahi maxamed farmaajo ayaa maanta khudbad qiimo badan ka jeediyay golaha Barlamaanka Soomaaliya hortooda. R/wasaare Farmaajo ayaa baarlamaanka ka codsaday in...

View Article

Wasaarada isgaarsiinta dowladda KMG ah oo shirkad Jarmal ka iibisay domain ka...

FOR IMMEDIATE RELEASE PRLog (Press Release) – Oct 21, 2010 – In addition to .SO, three other domain extensions will become available: .COM.SO, which aims especially at commercial entities, .NET.SO for...

View Article


Wararkii ugu dambeeyay ee naga so gaaray magaalalda Beledxaawo iyo Dowladda...

Degmada Beledxaawo ee gobolka Gedo oo ay shalay gelinikii dambo ka dhaceen dagaalo xoogan ayaa waxaa iminka ka soo baxaya warar dheeraad ah oo ku saabsan cidda gacanta ku heysa magaalada. Ciidamada...

View Article


Ahlu Sunna oo dadka iyo gaadiidka uga digay isticmaalida wadada isku xirta...

Maamulka Ahlu Sunna Walajaamaca ee gobolka Hiiraan ayaa dadk iyo gaadiidka uga digay in ay maraan wadada isku xirta Ceelbuur iyo Buuloburde. Aadan Cabdulle Cawaale oo Ahlu Sunna u qaabilsan gobolka...

View Article

Alshabaab oo xalay weerar ku qaaday Ciidamada AMISOM ee ku sugan degmada...

Waxaa xalay weerar ku qaaday saldhig ay ciidamada AMISOM ku leeyahay degmada Boondheere ee gobolka Banaadir xoogaga Alshabaab ee dowladda Soomaalida ka soo horjeeda. Weerarkan ayaa waxaa laga dhaxlay...

View Article

Golaha Ammaanka ee QM oo sheegay in aan hadda la joogin waqtigii cunaqabateyn...

Golaha Ammaanka oo ka dooday codsigii ka soo gaaray Midowga Afrika ee ku saabsanaa cunaqabateyn caalami ah in la dul dhigo garoomada iyo dekadaha ay maamulaan xoogaga dowladda Soomaaliya ka soo...

View Article

Is-casilaada Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ee ka soo jeeda maamul...

Xildhibaan ka soo jeeda maamul goboleedka Puntland ayaa shalay ku dhawaaqay in uu ka tegay shaqadiisi xildhibaannimo ee ku ka hayay Baarlamaanka Soomaaliya. Mudanahan oo lagu magacaabo Maxamad Faarax...

View Article


Madaxweyne Shariif oo xildhibaanada ka codsaday in ay Ra'iisal wasaaraha...

Madaxweyne Shariif oo dhinaca ku haya Ra'iisal wasaarihiisa ayaa shalay markii uu ku hungoobay in Xildhibaanada uu ka ansixiyo Ra'iisal wasaarahaas wuxuu soo saaray qoraal ku wajahan Mudanayaasha...

View Article

Ismaaciil Khaliif oo ka mid ah dhalinyaradii ay Shabaabku naafeeyéen oo...

Ismaaciil Khaliif Cabdulle wuxuu ka mid ahaa dhalinyardii ay Alshabaabku dharaar cad min lug iyoi gacan is-dhaaf ah uga gooyeen fagaare ku yaal magaalada Muqdisho xili ay cadceedu kululeyd. Mr....

View Article


HALKAN KA DAAWO BARNAAMIJ LOOGU MAGAC DARAY "SAFARKII ISMAACIIL" WIILKII...

View Article

Ciidmada AMISOM oo xalay madaafiic u qeybiyey magaalada Muqdisho

Duqeyntaan oo loo adeegsaday Madaafiicda BM-ka ayaa xalay waxay ku dhacayeen Xaafado badan oo ka mid ah magaalada Muqdisho gaar ahaan Degmooyinka Wardhiigleey Boondheere iyo Kaaraan waxaana ku...

View Article


Hirgelintii Shareecada islaamka dowladu ma ka laabatay? Madaxweyne Shariif...

Inkastoo sida dad badani qabaan ay dowladu fursad u weysay hirgelinta Shareecada Islaamka dagaalada aan dhammaadka laheyn ee ka dhanka ah dartood ayaa waxaa hadana mudan in wax la iska weydiiyo...

View Article

Afhayeenka Booliska, Bariise; " Dagaaladu waa sii soconayaan inta aan dalka...

Cabdillaahi Bariise, afhayeenka Ciidamada Booliska Soomaaliya oo Muqdisho kula hadlayay warbaahinta gudaha ayaa sheeyay in dagaalada dowladu kula jirto Alshabaab ay sii soconayaan. "Alshabaab waxay...

View Article

Xisbul islaam oo sheegay in ay wadahgadal la gelayaan Dowladda uu hogaamiyo...

Ururka Xisbul islaam ee dagaalka kula jira dowladda uu hogaamiyo Madaxweyne Shariif ayaa daboolka ka qaaday in ay diyaar u yihiin wadahadal iyaga iyo dowladda dhexmara haddii ay dowladu hal shardi...

View Article
Browsing all 54547 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>