Madaxweyne Shariif oo aad uga xanaaqay duulaankii Ahlu Sunna ee Cadaado kana...
Madaxweynaha Soomaaliya Shiikh Shariif Shiikh Axmed ayaa maanta aad u cambaareeyay duulaankii saakay ay Cadaado iyo ku qabsadeen cutubyo ka tirsan ciidamada Ahlu Sunna Waljamaaca iyo ciidamo ka amar...
View ArticleWararkii ugu dambeeyay ee naga soo gaaray magaalada Dhuusamareeb iyo muran ka...
Magaalada Dhuusamareeb, xarunta gobolka Galgaduud oo ka mid ah deegaanada ay ka taliyaan xoogaga Ahlu Sunna Waljamaaca ayaa waxaa caawa adag in la ogaado kooxda gacanta ku heysa duulaan Alshabaabku...
View ArticleXoogaga Alshabaab oo galabta Laba Nin oo Itoobiyaan ah duleedka magaalada...
Ciidamo aad u hubeysan oo ka amarqaata Alshabaab ayaa galabta deegaanka KM13 ee duleedka magaalada Muqdisho ku toogteen laba nin oo sida la sheegay dhalasha ahaan ka soo jeeda Itoobiya. Labadan nin oo...
View ArticleDagaal culus oo saakay dowladda iyo Alshabaab duleedka Beledweyne ku...
Dagaal culus oo u dhexeeya ciidamada Dowladda iyo Alshabaab ayaa saakay arroortii hore ka bilowday duleedka magaalada Beledweyne waxaana iska soo daba dhacaya hadda wararkii u dambeeyay ee dagaalka....
View ArticleMareergur iyo Dhuusamareeb oo markale saakay gacanta Ahlu Sunna Waljamaaca...
Deegaanka Mareergur iyo magaalada Dhuusamareeb oo shalay dagaal looga qabsaday Ciidamada Ahlu Sunna ayaa waxaa haatan dib u qabsaday isla Ahlu Sunna Waljamaaca. Ciidamada Ahlu Sunna ayaa saakay si...
View ArticleWasiirada arrimaha dibadda IGAD oo Adis Ababa ku kulmay kana soo aaray baaq...
Kulan Addis Ababa ku dhexmaray wasiirada arimaha dibadda IGAD ayaa laga soo saaray baaq ku wajahan dalalka Midowga Afrika ee horay ugu yaboohay ciidamada AMISOM in ay ciidamo ku biirinayaan. Yuusuf...
View ArticleDhuusamareeb iyo Cadaaado oo saakay deggan iyo Alshabaabku oo isxaan u...
Magaalooyinka Cadaado iyo Dhuusamareeb ayaa saakay deggan kadib Markii ay shalay ka kala dheceen Weeraro ay ku kala Qaadeen Alshabaab iyo Ahlu sunnah. Nin Lagu Magacaabo Cabdi Shukri sheegtayna in uu...
View ArticleXoogaga Al-Shabaab oo la wareegay Ceel-Gaal
5 qof, ayaa ku dhintay, iyadoo ilaa 10 qof oo kalenaya ay ku dhaawacmeen dagaal saaka aroortii ka dhacay deegaanka Ceel Gaal ee ku yaalla meel u dhow magaalada Beledwayne dhinaca xadka dalka Ethiopia....
View ArticleCAMBAAREYN IYO BAAQ KA SOO BAXAY WAXGARADKA BEESHA CAYR HABARGIDIR EE DALKA...
Waxgaradka Beesha Cayr Habargidir ee degan dalka Finland waxay aad u cambaareynayaan dhammaan dagaaalada macna la'aanta ah ee ka socda dalka Soomaaliya mudada ka badan labaatanka sano. Waxgaradku...
View Articlemuxaadaro geerida lama filaanka ah mootul fajr axmed bajuu suuriya dimashiq...
Author: axmedBajuu Keywords: Added: October 16, 2010 muxaadaro:
View ArticleXaalad deganaan ah ayaa laga soo sheegaya degaanka Ceegaal oo ay shalay ku...
Wararka saaka ka imaanya Ceegaal ayaa sheegaya in ay halkaasi ay jirto deganansho ah kadib dagaal qaraar oo shalay ka dhacay. Dadka degaanka ayaa sheegay in saaka xaaladu deggan thay iyadoo eysan jirin...
View ArticleR/wasaaraha cusub oo ugu baaqay mucaaradka wada hadal
Ra’isulwasaaraha cusub ee Xukuumada KMG ah Mudane Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo ayaa ugu baaqay kooxaha ka soo horjeeda dowladda iney heshiis qaataan si loo samatabxiyo shacabka soomaaliyeed....
View ArticleWAR DEG DEG AH: Korneel Bare Hiiraale oo magaalada Beledxaawo dagaal...
War deg deg ah: Magaalada Beledxaawo wararka ka imaanaya ayaa sheegaya in halkaas Alshabaab xoog looga saaray ka dib dagaal dhexmaray ciidamada Dowladda iyo maamulkii Alshabaab ee magaalada ka...
View ArticleGolaha Dhaqanka Hawiye oo Ahlu Sunna ugu baaqay in ay Qaan-Dhaw ka bixiyaan...
Caaqil Axmed Diiriye Cali, afhayeenka Golaha Dhaqanka Hawiye ayaa Ahlu Sunna ugu baaqay in ay mag-dhaw ka bixiyaan dadkii ku dhintay weerarkii ay ku qaadeen degmada Cadaado ee gobolka Galgaduud....
View ArticleAlshabaab iyo Xisbul islaam oo ku dagaalamay gudaha Suuqa Bakaaraha gaar...
Xoogag kala taabacsan Alshabaab iyo Xisbul islaam oo ku wada sugan Suuqa Bakaaraha ayaa ku dagaalay gudaha Suuqaas waxaana inta la hubo ku geeriyooday dagaalkan sadex qofood halka tiro kalena ay ku...
View ArticleBeledweyne oo laga barakacayo iyo Alshabaab oo difaac adag ku jira ka dib...
Magaalada Beledweyne, xarunta maamulka gobolka Hiiraan waxaa maanta ka barakacaya shacabkii ku dhaqnaa ka dib markii xoogaga Alshabaabku difaac ka galeen daafaha magaalada ciidamo xabashi ahina ay ku...
View ArticleGudoomiye Ku Xigeenka Baarlamaanka Kenya "Danta Mareykanku uu ka leeyahay...
Faarax Macalin, Gudoomiye Ku Xigeenka Baarlamaanka Kenya ayaa Mareykanka ku eedeeyay in uu xagal daacinayo dadaal kasta oo Soomaaliya nabad loogu baadigoobayo. Siyaasada Mareykanka ee ku wajahan...
View ArticleHay'adda QM u qaabilsna somalia oo markii lixaad sheegtay iney Somalia u...
Hay'adda Qaramada Midoobay u qaabilsan SOmalia ee fadhigoodu yahay Nairobi ayaa markii lixaad sheegtay inay xafiisyada ey hay’adau ku leeday Nairobi ee qaabilsa ee arrimaha Soomaaliya ay u soo...
View ArticleAlshabaab oo raashin dhacay ku gubay degamada Huriwaa ee magaalada Muqdsiho
Xarakada Al Shabaab ayaa maanta raashiin kala duwan oo ey sheegeen inuu dhacay ku gubay xaafada Waxara Cadde ee degmada Huriwaa ee magaalada Muqdisho. Munaasabadda lagu gubay raashinkan dhacay ayaa...
View ArticleCiidamada AMISOM oo xalay si xun u duqeeyay xaafada Xararyaale ee degmada...
Ciidamada AMISOM ayaa xalay xilli la jiifay duqeyn aan loo meel dayin u geystay qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho gaar ahaan degmooyinka Wardhiigley iyo Hodon. Duqeyntan ayeey ciidamada AMISOM ku...
View Article