Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Browsing all 54547 articles
Browse latest View live

Ra'iisal wasaaraha oo looga digay in Golahiisa wasiirada uu ku soo daro...

Ra'iisal wasaaraha mar dhow uun helay codka kalsoonida baarlamaanka ayaa looga digay in uu Golaha wasiirada ku soo daro raggii horay uga tirsanaa xukuumadii Sharma'arke. Xildhibaanadii sagaashanka...

View Article


Alshabaab oo siminaar u qabtay odayaasha dhaqanka Muqdisho

Sheekh Fu’aad Maxamed Khalaf (Shongole) oo ka tirsan saraakiisha sare ee Xarakada Mujaahidiinta Shabaab ayaa maanta baaq ku wajahan odayaasha dhaqanka ee konfurta Soomaaliya u jeediyey. Sheekh Fu’aad...

View Article


Muwaadiniin ku geeriyooday miino la kacday baabuur ey saarnaayeen

Sadex qofood ayaa ku geeriyootay tiro intaa ka badana wey ku dhaawacmeen kadib markii gelinkii danbe ee shalay ay Miino kula kacday gaari dad rayid ah la socdeen nawaaxiga Guriceel. Ee Gobolka...

View Article

Dagaal culus oo laba beelood ku dhexmaray gobolka Galgaduud iyo dhimashada oo...

Dagaal culus oo aan waxba la isu reebay dhiig badanna daadiyay ayaa ku dhexmaray laba beelood oo walaalo ah balse magac maamuleedka ku kala duwan. Labadan beelood oo walaalo ah islamarkaana ood wadaag...

View Article

Ahlu Sunna Waljamaaca; "Beled-Xaawo waan ka saareynaa haddii Alle Idmo...

Ahlu Sunna Waljamaaca ayaa sheegtay in ay ku hamineyso dib u qabsashada magaalada Beledxaawo ka dib markii halkaas ay ka fara maroojiyeen Alshabaabku. Taliyaha ciidamada Ahlu Sunna oo ku sugan...

View Article


Fu'aad Shagole oo Soomaalida ku dhaqan dibadda ugu baaqay in ay ku soo...

Fu'aad Shagole oo shalay ka hadlayay seminaar ay Alshabaabku odayaasha dhaqanka Muqdishu ugu qabteen ayaa Soomaalida ku dhaqan dalka dibadiisa baaq uga soo jeediyay. Madaxa dacwada Alshabaab waa...

View Article

Dalka Norway oo kaalinta koowaad ka galay liiska dalalka adduunka ee ugu...

Sida lagu shaaciyay warbixinta lagu magcaabo A-Z ee Qaramada Midoobay dalka Norway ayaa noqday dalka ugu fiican dunida marka laga hadlayo dhinaca nololsha iyo daryeelka bulshada. Dalalka kale ee aan...

View Article

Xarakada oo weeraray xeradii Hiilweyne iyo dagaal halkaasi ku dhexmaray...

Xarakada Al-Shabaab ayaa maanta weeraray xarun ciidan oo Xisbul Islaam ku lahaa degmada Balcad ee gobolka Shabeelaha dhexe, sida ay ku warrameen dadka degaanka iyo suxufiyiin halkaas ku sugan. Xeradii...

View Article


Kenya oo dagaal ku qaaday jabhadda OLF

Warbaahinta dowladda Kenya ayaa sheegtay in ciidamada militeriga Kenya oo kaashanaya militeriga dowladda Ethiopia inay qaadeen dagaal ay ku baabi'inayaan jabhadda xoreynta Oromada ee OLF, degaanka...

View Article


Markabku xiran dekedda Muqdisho oo dab qabsaday

Markab laga leeyahay waddanka Kuuriyada Koonfureed oo ku sugan dekedda magaalada Muqdisho ayaa dab uu ka kacay. Lama oga sababta kicisay dabka, mana jirto cid wax ka noqotay shaqaalaha markabka...

View Article

Dagaal goos goos ah laga sheegayo degaanka Galinsoor

Wararka laga helayo deegaanada hoostaga Degmadai Galinsoor ayaa sheegaya in halkaas ay ka jirto daganaansho ka dib dagaalo lagu hoobtay oo halkaas ku dhexmaray beelo ka soo kala jeeda Galmudug iyo...

View Article

Daawo: Xulka qaraka somalia 1983

Xulka qaranka SOmaia oo la ciyaaraya xulka qaranka Yaman. Waxaa ka dhexmuuqda allah ha naxariistee Shiikhow, iyo rag kale oo nool hadda sida shaash, maxamada ismaaciil saciid ceyrow, Kuluu iyo BIN...

View Article

Ciidamada maamulka Xisbul islaam oo qoysas soo barakacay ka raray deegaanka...

Ciidamada maamulka Xisbul islaam oo ku hubeysan gaadiidka dagaalka ayaa qoysas soo barakacay xoog uga raray deegaanka Calamada oo ka mid ah deegaanada ay ku barakaceen dadkii ka qaxay dagaalada ka...

View Article


Daminta colaada ka socota qeybo ka mid ah gobolka Galgaduud oo loo saaray...

Colaada ka soo cusboonaatay deegaano ka tirsan gobolka Galgaduud ayaa waxaa loo saaray Gudi heer sare ah oo ka shaqeynaya daminta colaadaas aan loo baaheyn ee dadka walaalaha ah ka dhex dilaacday....

View Article

Ra'iisal wasaare Farmaajo oo loogu baaqay in uu Wasiirada ka soo xulo Beelaha...

Ra'iisal wasaaraha Soomaaliya ee haatan ku mashquulsan soo xulida golaha wasiirada ayaa waxaa loogu baaqay in uu wasiir ka dhigo qofkii beeshiisa ka keeni kara ciidamo dowladda wax ku tara....

View Article


BAAQ NABADEED KU WAJAHAN BEELAHA WALAALAHA AH EE KU DU DAGAALAYA GALGADUUD

Baaq nabadeed oo ku wajahan walaalaha ku dagaalamaya deegaanada ka midka gobolka Galgaduud ayaa waxaa boggan www.halganka.net soo gaarsiisay Cabdullaahi Cabdi Faarax (sujuud) oo ka mid ah qurba joogta...

View Article

Dhegeyso taalooyin ku socda Ra'iisal wasaare Farmaajo oo ay bixinayaan...

Nuur Cade, Cali Khalif Galeyr iyo Xasan Abshir Faarax ayaa si wadajir ah uga qeybqaatay barnaamijka todobaadlaha ah ee Faaqidaada, barnaamijkaas oo lagala socdo VOA:da laanteeda afka soomaaliga....

View Article


Muxaadaro Fadliga Quraanka Part 2

Author: NoocaMedia Keywords: Added: November 8, 2010 muxaadaro: 

View Article

Muxaadaro Fadliga Quraanka Part 2

Author: NoocaMedia Keywords: Added: November 8, 2010 muxaadaro: 

View Article

Muxaadaro Fadliga Quraanka Part 3

Author: NoocaMedia Keywords: Added: November 8, 2010 muxaadaro: 

View Article
Browsing all 54547 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>