UN Renews Peacekeeping Mandate in Somalia
The United Nations has renewed its mandate for its peacekeeping mission in Somalia as heavy fighting broke out near Somalia’s border with Kenya, The U.N. Security Council Friday also called on the...
View ArticleFighting Erupts on Somalia’s Border With Kenya
NAIROBI, Kenya — Intense fighting erupted along the Kenya-Somalia border on Friday as the Shabab militant group tried to take back a slice of strategic territory from militias allied with the Somali...
View ArticleGolaha Ammaanka oo u cusbooneysiisay Mandate-ka Ciidamada AMISOM
Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobey ayaa u cusbooneysay Mandate-ka ay Ciidamada AMISOM ku joogaan Soomaaliya, iyagoo isku raacay in la gaarsiiyo tirada Ciidamada 12-kun askari. Kulanka Golaha ammaanka...
View ArticleTaliyaha Ciidanka Daraawiishta Puntland oo Kormeeray Ciidamada Godod.
Galkacyo(Puntlandi.com);- Taliyaha ciidanka Daraawiishta Dawlada Puntland Gen.Siciid Dheere iyo Mamulka Gobolka Mudug ayaa booqday xarunta ciidamada ee Godod. Guutooyin ciidana ayuu salaan kaqaatay...
View ArticleAfghanistan Oo Sheegtay In Kor Uqaadi Doonto Wada hadalada Ay La Sameyneeyso...
Kabul (RBC):- Isagoo saxaafada kula hadlaayay magaalada Kapul ayaa Madaxweynaha Afghanistan Hamid Karzai uu Sheegay in kor loo qaadi doono wadahadalada ay la sameenayaan Kooxda Taliban. Madaxweyne...
View ArticleXaalada degmada Dhoobley oo saaka degan
Xaalad degenaansho ayaa laga soo sheegayaa degmada Dhoobley ee Gobolka Jubada Hoose, kadib dagaalo xoogan oo shalay ka dhacay halkaas. Sida Wararku sheegayaan ciidamo fara badan oo ka tirsan...
View ArticleGolaha Ammaanka oo muddo kordhin u sameeyay Ciidamada Amisom
Golaha Ammaanka ee qaramada Midoobey ayaa muddo kordhin waxaa uu u sameeyay Ciidamada nabad ilaalinta Midowga Afrika ee ku sugan magaalada Muqdisho, kadib shir xalay ay ku yeesheen magaalada New York...
View ArticleWararkii ugu dambeeyay Xaalada degmada Ceelbuur, kadib duqeyntii shalay
Iyadoo wali ay adag tahay wararka laga heli karo duqeyn shalay diyaarado dagaal u geysteen degmada Ceelbuur iyo deegaanka kale ee Ceelgaras gobolka Galgaduud ayaa wararka saaka soo baxaya ay sheegayaan...
View ArticleKooxda ICG Oo Warsaxaafadee Ka Soo Saaray Shirka Copenhagen Iyo Cambaareen Ay...
Copenhagen (RBC)- War saxaafadeed Kooxda ICG ka soo saartay shir labo maalmood ay ku yeesheen magaalada Kobanheegan ayaa waxa ay ku cambaareeyeen dagaalo Al-Shabaab ay ku qaadeen magaalooyinka...
View ArticleSaraakiil ka socota xooga dalka iyo AMISOM oo gaaray Garowe
Wafdi Saraakiil Ciidan ah oo ka socda Xooga dalka iyo AMISOM ayaa gaaray Magaalada Garowe ee Xarunta Maamulka Puntland, iyadoo socdaalka wafdigan uu la xiriiro arrimo Milateri. Sida ay sheegayaan...
View ArticleMadaxweyne Silaanyo oo uu qawlka iyo qalinku la taraaray
asc wr wb marka hore waxa mahad iska leh ILLAAHAY (SWT) marka xigta waxan u mahad celinayaa mareegaha ama websiteska somalida gaar ahaan kuwa galbeedka somaliland sida gabilay awdal iyo selel intaa...
View ArticleMeydad gowracan oo lagu arkay magalada Kismaayo
Wararka laga helay magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose oo ay gacanta ku hayaan xoogag ka tirsan Al-shabaab ayaa waxaa lagu arkay meydad labo nin la gowracay. Meydadkaas oo laga helay...
View ArticleMadaxweyne Shariif oo Booqday Khaar ka mid ah Xeryaha ay Daganyihiin dadka...
War-Saxaafaddeed: Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaliya Mudane Shariif Sh. Axmed ayaa maanta kor’meer ku soo maray qaar ka mid ah xeryaha barakacayaasha ee magaalda Muqdisho. Madaxweynaha ayaa booqday...
View ArticleDhageyso Barnaamijka Nasashada Todobaadka
Barnaamijka Nasashada Todobaadka Waa Barnaamij Todobaadle ah oo Dhageystayaasha Radio Muqdisho ay dhageystaan habeenka Jimcaha waxaana uu xambaarsanyahay Macluumaad isugu jira Mucjisooyinka Caalamka ka...
View ArticleMuqdisho Oo Maati Lagu Laayey.
Muqdisho(GMN)-Inta la Ogyahay 15-ruux ayaa ku geeriyootay oo u badan dad rayid ah halka 20-kale ay dhaawacmeen ka dib markii dagaal xoogan uu ka dhacay Degmaa dharkenley ee Gobolka Banadir. Dhamaan...
View ArticleAskari ka tirsan ciidamada dowladda KMG Soomaaliya oo dil u geystay nin...
Degmada Xamarweyne ee magaalada Muqdisho ayuu maanta Askari ka tirsan ciidamada dowladda KMG Soomaaliya dil ugu geystay nin daral ah ku toogtay gudaha Sida wararku sheegayaan askariga ayaa ninkaas...
View ArticleMadaxweynaha Jamhuuriyadda Oo Kormeeray Dekedda Muqdisho iyo Xerada...
Madaxweynaha oo fiirihaayo Mucaawinada qaar kamid ah Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa maanta kormeer howleed ku tagay Dekedda Caalamiga Muqdisho iyo xerada...
View ArticleDAAWO SAWIRADA:-Madaxweynaha jamhuuriyadda Oo maanta kormeeray Degadda...
Madaxweynaha oo wadada laamiga lugeynaayo Madaxweynaha oo wareysahaayo Ninki mucaawina Dadka masaakiinta uqeybihaaye Madaxweynaha Oo wareysahaayo Nin Kamid ah Dadki mucaawinada Lasiihaaye...
View ArticleDaawo sawirada Xafladii soo dhaweynta Waftigii Puntland uga qayb galey...
Copenhagen(Puntlandi.com) Jaaliyada Puntland ee Copenhagen-Denmark ayaa Xaflad soo dhaweyn ah u sameysey Waftigii ka socdey Dowlada Puntland iyo Safiirka Qaramada Midoobey Xafiiskooda Geneva u fadhiya...
View Article