Qiyaanada loo maleegayo Xadeynta Badda Soomaaliya iyo qorshaha ka dambeeyay...
Iyadoo mudooyinka uu guux weyn ka jiray qorshaha lagu iibsanayo Badda Soomaaliya, isla markaana is fahamo badan uu ka jiray ayaa waxaa isa soo taraya qiyaanada loo maleegayo arrinta ka dmabeysa...
View ArticleDowladda Kenya oo xaqiijisay in Haweeneydii Faransiiska lala galay Somalia
Dowladda Kenya ayaa shaaca ka qaaday in Haweeneydii Faransiiska u dhalatay lala galay dhulka Soomaaliya, kadib markii uu fashilmay isku day la doonayay in lagu hor-istaago, iyadoo iska hor imaad uu...
View ArticleDhibaatooyin culus oo ka taagan deegaanka Gawaan ee magaaladda Dhuusa Mareeb...
Xaalad cakiran ayaa waxay ka taagan tahay tuulada Gawaan oo qiyaastii 50km u jirta magaaladda Dhuusa Mareeb ee Gobolka Galgaduud, iyadoo dadka ku dhaqan ay ka soo yeereyso qaylo dhaan xoogan. Xaaladda...
View ArticleLaba nin oo lagu qalay magaaladda Kismaayo iyo shacabka ku dhaqan magaaladda...
Waxaa maanta magaaladda Kismaayo ee Gobolka Jubbada Hoose lagu gawracay laba nin oo dhalinyaro ah, iyadoo shacabka ku dhaqan magaaladda Kismaayo ay amuurtaasi ka muujiyeen argagax xoog leh. Meydadka...
View ArticleDhakhaatiirta Turkey oo soo gabogabeysay Hawlgalkii Caafimaad ee ay Puntland...
Wasiirka caafimaadka oo ka hadlaya xafladii sagootinta ee casho sharafta Boosaaso: Dhakhaatiirta wadanka Turkey ee hawlaha caafimaad ee Taborucaadka ah ka waday Magaalooyinka Gaalkacyo iyo Boosaaso...
View ArticleShabaab oo laba nin ku gawracday magaaladda Kismaayo
Xoogaga Shabaab ee ka arrimiya magaaladda Kismaayo ee Gobolka Jubbada Hoose, ayaa waxay gawraceen laba nin oo dhalinyaro ah, iyadoo aan la-ogeyn sababaha dhabta ah ee ay u gawracday kooxda Shabaab....
View ArticleMadaxdii Dowlada KMG oo uga Qeyb galay Shirkii ICG ee Danmark oo 3-garab u...
Sida maanta lagu Baahiyay Shabakada Wehel Media oo u kuur gashay wax ka ogaanshiyaha shirka kooxda xiriirka Caalamiga ee ka dhacay Magaalada Copenhagen ee dalka Denmark ayaa waxaa u suura gashay in ay...
View ArticleMadaxweyne Shariif Sh. Axmed ayaa maanta kor’meer ku soo maray qaar ka mid ah...
Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaliya Mudane Shariif Sh. Axmed ayaa maanta kor’meer ku soo maray qaar ka mid ah xeryaha barakacayaasha ee magaalda Muqdisho. Madaxweynaha ayaa booqday goobahan ay...
View ArticleWar Saxaafadeed: Dowladda KMG Soomaaliya oo kordhinaysa Ciidammada Ilaaliya...
Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka ayaa kordhienysa Ciidamada Gaarka ah iyo Ciidamada Deegaanka ee ka howlgalaya xeryaha barakacayaasha ee Muqdisho,kuwaasoo xeryaha ka howl-geli doona...
View ArticleWarar dheeraad ah oo ka soo baxaya dagaalkii galabta ee Dharkeenley iyo...
Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dagaal culus oo galabta degmada Dharkeenley ku dhex maray Ciidamo ka wada tirsan dowladda oo hoos taga maamulka degmadaas. Dagaalka ayaa yimid kadib muran maalmahan...
View ArticleMuxaadaro Tilmaanta Dacwada Anbiyada By Sh. Mustafe Xaaji ismaaciil Haaruun...
Muxaadaro Tilmaanta Dacwada Anbiyada By Sh. Mustafe Xaaji ismaaciil Haaruun Part.1 Muxaadaro Tilmaanta Dacwada Anbiyada By Sh. Mustafe Xaaji ismaaciil Haaruun Part.1 From: MUHAMMEDM1 Views: 1 0...
View ArticleMuxaadaro Tilmaanta Dacwada Anbiyada By Sh. Mustafe Xaaji ismaaciil Haaruun...
Muxaadaro Tilmaanta Dacwada Anbiyada By Sh. Mustafe Xaaji ismaaciil Haaruun Part.2 Muxaadaro Tilmaanta Dacwada Anbiyada By Sh. Mustafe Xaaji ismaaciil Haaruun Part.2 From: MUHAMMEDM1 Views: 1 0...
View ArticleWararkii ugu dambeeyay dagaalo culus oo Shabaab iyo Amisom ku dhex maray...
Dagaalo culus ayaa waxay xalay iyo saakayba ay ka dhaceen magaaladda caasimadda ah ee Muqdisho, waxayna dagaalada ay geysteen khasaarooyin kala duwan oo soo kala gaaray labada dhinac ee dagaalamay....
View ArticleAxmed Daaci oo walaac xoogan ka muujiyay dagaalada ka dhacay degmada...
Axmed Daaci ayaa wuxuu ka hadlay dagaalo culus oo shalay galab ruxay degmada Dharkiinleey ee Gobolka Banaadir, iyadoo uu sheegay in dagaaladu ay geysteen khasaarooyin badan. Gudoomiyaha Degmada Wadajir...
View ArticleNatiijooyinka Kulamdii Horyaalka ingiriiska iyo kulamo adag oo maanta dhacaya.
02 Oct 2011- Kulamadii 7aad ee horyaalka ingiriiska ayaa asbuucaan la ciyaaray,waxaana wali hogaanka horyaalka ku loolamaaya hanaanka guushana isugu fanaaya kooxaha reer Manchester. Kulankii ugu...
View ArticleNatiijooyinka Kulamdii Horyaalka ingiriiska iyo kulamo adag oo maanta dhacaya.
02 Oct 2011- Kulamadii 7aad ee horyaalka ingiriiska ayaa asbuucaan la ciyaaray,waxaana wali hogaanka horyaalka ku loolamaaya hanaanka guushana isugu fanaaya kooxaha reer Manchester. Kulankii ugu...
View ArticleNatiijooyinka Kulamdii Horyaalka ingiriiska iyo kulamo adag oo maanta dhacaya.
02 Oct 2011- Kulamadii 7aad ee horyaalka ingiriiska ayaa asbuucaan la ciyaaray,waxaana wali hogaanka horyaalka ku loolamaaya hanaanka guushana isugu fanaaya kooxaha reer Manchester. Kulankii ugu...
View ArticleXildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta shir xasaasi ah ku leh...
Xubnaha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxay maanta magaaladda Muqdisho ay ku yeellan doonaan kullan xasaasi ah, oo ay uga hadli doonaan arinta ku saabsan badda dalka Soomaaliya. Xubnaha Baarlamaanka...
View ArticleLaba ka tirsan Ciidamadda Shabaab oo lagu dillay degmada Dhoobleey iyo...
Laba ka tirsan Ciidamadda Xarakada Al Shabaab ayaa waxaa shalay galab lagu dillay degmada Dhoobleey ee Gobolka Jubbada Hoose, iyadoo labadaasi nin ay ku hareen gudaha degmada Dhoobleey. Ciidamadda...
View Article