Somali militants vow to up attacks after bombing
MOGADISHU, Somalia — Al-Qaida-linked militants threatened more terror attacks that will “increase day by day” after a suicide bomber killed 72 people. Mourners transported coffins atop cars Wednesday...
View ArticleUNPOS and Ethiopia killed the hope for sovereign Governance in Somalia
Reflecting upon the charade that surrounded the UN Consultative Meeting (UN-CM) held at Mogadishu Airport at a time when the entire Somalia is overwhelmed by the worst drought and famine in 60 years,...
View ArticleUrurka u dooda xuquuqda dhalinyarada SYAO oo cambaareeyay falkii waxashnimada...
Ururka u dooda xuquuqda dhalinyarada ee SYAO ayaa si kulul u cambaareeyay falkii waxashnimada ahaa ee shalay lagu xasuuqay dadkii u badnaa Ardayda Xarunta Hargaha iyo Saamaha ee nawaaxiga Isgoyska KM4....
View ArticleCiidamo isku dhaf ah oo ka tirsan dowladda KMG oo la geeyay degmada Dharkenley
Ciidammo ka tirsan dowladda KMG Soomaaliya ayaa maanta la geeyay degmada Dharkenley ee magaalada Muqdisho, iyagoo la la wareegay jidgooyooyin halkaasi u yaalay ciidamadii maamulka degmadaas oo...
View ArticleHey’adda Nabadsugida oo soo bandhigay dhalinyaro Shabaab ka soo goosatay
Iyadoo Kooxda Al-Shabaab ku hanjabeen inay sii wadi doonaan weeraro la mid ah kuwii shalay dadka faraha badan ku hoobteen ayaa Hey’adda Nabadsugida Qaranka waxay maanta soo bandhigtay afar dhalinyaro...
View ArticleSheekh Nuur Baaruud “Maxaa loo waayay Ilaa Hada Hal nin oo madaxda Shabaab oo...
Sheekh Nuur Baaruud Gurxan oo ka mid ah Culimada Soomaaliyed ayaa sheegay in layaab ay tahay in wali aan la arag Madax ka tirsan Shabaab oo is qarxiya, bedelkii ay qaldayaan caruurta inay is qariyeen....
View ArticleDhaawacyada Halista ah oo Dibedda loo Qaadayo
Madxweynaha DKMG ayaa maanta booqday dadkii ku dhaawacmay qaraxyadii shalay ka dhacay Muqdisho oo ku jira cisbitaallada Madiina iyo Xalane. Madaxweynaha ayaa sheegay in dhaawacyada halista ah loo qaadi...
View ArticleDhaawacyada Halista ah oo Dibedda loo Qaadayo
Madxweynaha DKMG ayaa maanta booqday dadkii ku dhaawacmay qaraxyadii shalay ka dhacay Muqdisho oo ku jira cisbitaallada Madiina iyo Xalane. Madaxweynaha ayaa sheegay in dhaawacyada halista ah loo qaadi...
View ArticleDowladda Turkiga Oo Dalkeeda Ku Daweyneysa Dhaawacyadii Qaraxii Muqdisho
Muqdisho 05 October 2011 (SONNA) –Dowladda Turkiga ayaa ballan qaaday in ay dalkeeda ku daaweyneyso dhaawacyadii dhacdadi naxdinta lahayd ee Hargaha iyo saamaha Shalay ka dhacday. warkaan oo...
View ArticleRa’isal wasaaraha Turkey iyo madaxweyne ku xigeenka South Africa oo...
Ra’isal wasaaraha Turkey Rajab Dayib Ordogan iyo wafdi uu hogaaminayo oo ka qeyb qaadanayay shir ka dhacayay dalka South Africa ayaa shirka inta uu socday ka sheegay dhacdadii shalay ka dhacday...
View ArticleSharta Shabaab fara kama qodna.
Inaa lilaahi wa inaa ileyhi raajicuun, intii ku dhimatay falkiii foosha xumaa ee shalay lala beegsaday dad shacab ah oo u badnaa Arday Allaha u naxariisto, kuwii ku dhaawacmayna allaha caafimaad deg...
View ArticleXisbiga PDP oo cambaareeyay weerarkii is qarxinta
War Saxafadeed INNAA LILLAAHI WA INNAA ILEYHI RAJICUUM Dhammaan xubnaha iyo taageerayaasha Xisbiga Nabadda iyo Horumarka iyagoo aad uga tiiraanyeysan waxay la wadaagayaan dhammaan shacabka Soomaaliyeed...
View ArticleRa’iisul Wasaaraha Xukuumadda Somalia oo weerarkii ka dhacay Muqdisho ku...
Ra’iisul wasaaraha Soomaaliy, C/weli Maxamed Cali oo ku sugan dalka Itoobiya ayaa shir jaraa’id oo uu qabtay ku cambaareeyay qaraxii dadka badan ay ku dhinteen ee shalay ka dhacay magaalada Muqdisho,...
View ArticleXukuumadda Somaliland oo Tacsi u dirtay Shacabka iyo Dawladda Somaliya dadkii...
Xukuumada Somaliland ayaa markii u horeysay tacsi u dirtay shacabka iyo dowlada Soomaaliya qaraxii ismiidaaminta ahaa ee ka dhacay Salaasadii magaalada Muqdisho. Kaasi ay oo in ka badan 70 qof ay...
View ArticleIndia Oo Soo Bandhigtey Computer $35doolar ah.
India ayaa waxa ay soo bandhigtey wax ay ugu yeertay computerkii ugu raqiisasnaa ee dunida iyadoo lagu sheegay qiimihiisa 35doolar. Kombuterkan oo loo bixiyey Aakash ayaa loogu talogalay in ardayda...
View ArticleQorshe la doonayay in lagu dilo Madaxweynaha Afganistan oo la fashiliyay
Saraakiisha sirdoonka dalka Afganistan ayaa waxa ay sheegeen in ay xabsiga dhigeen illaa lix ruux oo la rumeysan yahay in ay doonayeen in ay qaarijiyaan madaxweynaha dalka Afganistaan Xamid Karzai....
View ArticleXukuumada siilaanyo khatar bay Galisay ardayda muqdisho martay Waalidiintuna...
Marka hore waxan tacsi tiiranyo leh udiraya dhamaan walidiinta ay ka geeriyoodeen Caruurtoodi iyo kuwoodii ay jeclaayeenee ku qudhbeelay kadib qaraxi is midaaminta aan loo meel dayin Ee lagu qaday...
View ArticleMarwo Samsam Cabdi waa in ay iska casishaa jagada ay u heyso shacabka reer...
Horta waxaa nasiib darro ah inay awoodi kari weydey dawlada Somaliland iney ardeydeeda deeqda wax barasho ka heshey dalka Turkiga, iyadu u qaado wadankaas una sii marisey koonfurta Soomaliya oo...
View ArticleSaxiibtinimadu dhib iyo dheef keebay ku dheertahay,By: waliid yousuf ahmed...
tan iyo markii la abuuray adaamaha waxa uu lahaa baahiyo aad utira badana kuwaas oo isaga laf ahaantiisa lagu abuuray baahida asaasiga ah waa isagoo adaamuuhu markasta iyo meelkasaba uu u...
View Article