Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Browsing all 54547 articles
Browse latest View live

Golaha Amaanka oo Ogolaaday Kordhinta Ciidamada AMISOM

Golaha amaanka ee Qaramada Midoobay  ayaa goor dhaweyn  si buuxda u ansixiyay qaraar mudada u kordhinaya ciidamada midowga Africa ee nabad ilaalinta u jooga Somaliya, awoodna u siinaya iney qaadi...

View Article


MAQAAL DIINI AH: WAXYAABAHA QOFKA XARMADAY XAJKA KA XAARAANTA AH :

  Walaal akhriste,maanta waxaynu qormada maqaalkan kaga hadlaynaa waxyaabaha xaaraanta ka ah qofka xajka xidha ama xarmada.Qofku markuu xajka xarmado ama xidho,waxaa ka xaaraan ah toban 10 arimood oo...

View Article


Dagaal ka socda qeybo ka tirsan magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya

Muqdisho-hobyonet) Dagaal aad u culus ayaa waxaa uu ka socdaa iminka dhinaca Xoosh ilaa Exkoontrool afgooye iyadoo dagaalka uu u dhexeeyo ciidamada DKMG iyo kuwa xarakada al-shabaab oo la sheegay inay...

View Article

YAA HESHIISIINAYA DAD AAN SAAXIIB LAHAYN OO AAN SAAXIIB AHAYN..??

Shirka London oo maanta oou ka furmey London ayaa uun sidii caadada ahayd iska noqon doona dhereg dhacsi aan wax xal ah u sidin maxasta SOOMAALIYEED ee sida xaya la’aanta ah sidii xaabo loogu shidayo...

View Article

ubaxii jacaylkaay

ubaxii jacaylkaay - heestii Ahmed Ishar (Olol) iyo Shankaroon - by FARDOFUUL Music by: Sa'id Ibrahim (Sumbul) From: fardofuul Views: 9 0 ratings Time: 04:00 More in Entertainment

View Article


Warbixin Dheer oo laga soo Ururiyey Shirka Magaaladda London lagu soo...

Khudbadihii ay jeediyeen David Cameron, Ban Ki Moon, Shiikh Shariif, Dr Cabdiweli, Hillary Clinton, Miless Sanawi , Kibaki,Ismaaciil Cumar Geelle iyo Wasiirka arrimaha dibada ee Turkiga Miless Zanawi...

View Article

Qarammada Midoobay oo Liiska Xannibaadda Ka Saartay Shaqsiyaad iyo Shirkado...

Go’aan ka soo baxay golaha amaanka ee qaramada midoobay ayaa Liiska Alqaacidda looga saaray gancsade Axmed Nuur Cali Jimcaale iyo todobo iyo toban shirkadood oo Soomali ah. 17-kii febraayo 2012....

View Article

Munaasabad lagu celeemosaarayey Ugaas Maxamed Ugaas Xaashi oo Ka dhacdey...

Waxaa shalay oo ay taariikhdu tahay 22/02/2012 ka dhacday degmada Beledxaawo Gobolka Gedo xaflad taariikhi ah oo si heersare ah loosoo abaabulay. Xafladaan ayaa aheyd mid lagu caleemo saarayey Ugaaska...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

War-muqrtiyeedka shirkii arrimaha Soomaaliya ee London ka soo baxay oo ku...

1.  Shirka Soomaalida ee London waa uu qabsoomay Wuxuuna ka dhacay goobtii loo qorsheeyey ee Lancaster House London 23-February-2012 waxaana Shirka kasoo qeybgalay 55 Xubnood oo ka kala yimid...

View Article


War-muqrtiyeedka shirkii arrimaha Soomaaliya ee London ka soo baxay oo ku...

1.  Shirka Soomaalida ee London waa uu qabsoomay Wuxuuna ka dhacay goobtii loo qorsheeyey ee Lancaster House London 23-February-2012 waxaana Shirka kasoo qeybgalay 55 Xubnood oo ka kala yimid...

View Article

Dhageyso Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada Maalinlaha ah ee ka baxa Idaacadda waxaana dhageystayaasha Radio Muqdisho ay dhageystaan habeen walba 09:30 fiidnimo marka laga reebo...

View Article

Culumaa'uddiin Hargeysa ku Kulmay

Culumadan oo Qaarado kala duwan ka kala yimid ayaa Al-Shabab iyo Ahlusunna Waljamaaca ugu baaqay inay joojiyaan hagardaamada ay magaca diinta ku geysanayaan. Culumada ayaa labada dhinacba ku booriyey...

View Article

Culumaa'uddiin Hargeysa ku Kulmay

Culumadan oo Qaarado kala duwan ka kala yimid ayaa Al-Shabab iyo Ahlusunna Waljamaaca ugu baaqay inay joojiyaan hagardaamada ay magaca diinta ku geysanayaan. Culumada ayaa labada dhinacba ku booriyey...

View Article


Dawladda Ingiriiska oo Sheegtay in aysan Damac ka lahayn Shidaalka Laga Soo...

London[RBC Radio] Dawladda dalka Ingiriiska ayaa sheegtay in aysan haba yaraatee damac ka lahayn Shidaalka laga soo saarayo gudaha dalka Soomaaliya balse ujeedadeedu tahay sidii ay door muuqda uga...

View Article

Baanka adduunka oo Somaliland ka bilaabay mashruuc ganacsiga kor loogu qaadayo

Hargeysa(RBC):- Shir  lagaga hadlayay horumarinta hantida iyo Ganacsiga gaarka ah ayaa maanta lagu qabtay Huteelka Maansoor ee magaalada Hargaysa. Waxaa shirkaas soo qaban qaabiyay Baanka adduunka kaas...

View Article


Ololahe ku saabsan Tallaalka Hooyada iyo Dhallaanka oo Somaliland lagu soo...

Hargeysa(RBC):- Isu-duwaha Wasaaradda Caafimaadka Somaliland ee Gobolka Maroodi-jeex (Hargeysa) Dr. Axmed Xasan Goolle ayaa maanta ka warbixiyay maalmaha tallaalka caafimaadka carruurta oo la soo...

View Article

Andrew Mitchell: Waxba kama jiraan haba yaraatee

Xoghayaha Horumainta Caalamiga ee Britian, Andrew Mitchell, ayaa beeniyay war uu qoray wargeyska Observer oo ahaa in Britain ay hogaamineyso shidaal ka raadinta Soomaaliya.

View Article


Andrew Mitchell: Waxba kama jiraan haba yaraatee

Xoghayaha Horumainta Caalamiga ee Britian, Andrew Mitchell, ayaa beeniyay war uu qoray wargeyska Observer oo ahaa in Britain ay hogaamineyso shidaal ka raadinta Soomaaliya.

View Article

Xaqiiqada Batroolka Somalia ku Jira

Wargeyska The Observer ayaa shalay qoray in Madaxda Soomaalida ee ka qeyb galay shirkii London ay la kulmeen madax reer Britain ah iyo madaxda shirkado waaweyn oo bartoolka soo saara. Wareysi arrintaas...

View Article

Madaxweyne Shariif oo ka Hadlay Shirkii London

Shir jaraa'id oo uu maanta ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa Madaxweynaha DKMG Shariif Sheekh Axmed kaga halday shirkii London. Madaxweynaha ayaa soo dhaweeyey wixii kasoo baxay. Madaxweyne Shariif...

View Article
Browsing all 54547 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>