Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Browsing all 54547 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Badweynta India oo la sheegay in saliidii gaaskii ugu badnaa ebid laga helay...

                          Sida maanta lagu qoray wargeyska ka soo baxa dalka ingiriiska oo la yiraahdo The observer waxaa badda SOmalia dhex ceegaaga marka laga tago malaayga ilaahey ku manneystay...

View Article


EU oo Kordhisay Howlgalka Somalia

Midowga Yurub ayaa kordhiyay wakhtiga howlgalka la dagaallanka burcad-badeedda ee xeebaha Soomaaliya, waxaana laga dhigay ilaa Dec 2014. Wasiirrada Arrimaha dibedda ee Midowga Yurub ayaa Brussells ka...

View Article


African Media for Africa´s Economic,Politics, Diplomacy & Life independence

An exclusive interview with Dr. Moha Farah Jire conducted in Herald News Paper and quoted by Walta Info Of Ethiopia By Niguse Sibuh The futrure of Africans depends on how they are consolidated and...

View Article

African Media for Africa´s Economic,Politics, Diplomacy & Life independence

An exclusive interview with Dr. Moha Farah Jire conducted in Herald News Paper and quoted by Walta Info Of Ethiopia By Niguse Sibuh The futrure of Africans depends on how they are consolidated and...

View Article

R/wasaare xigeenka Dowladda oo Soomaalida Aarhus Denmark kala qeybgalay...

Xaflad lagu maamuusayey soo dhaweynta R/wasaare xigeen ahna wasiirka ganacisga iyo warshadaha isla markaana lagu taageerayey guulaha dowladda federalka  Soomaaliya ayaa lagu qabtay Magaalada Aarhus ee...

View Article


Yaa Dilay Wariye Maxamed C/raxmaan Maxaase Usoboba Dilkiisa?

Aragtida dadweynaha -Hadal aan sax loo odhan waa lagu saxdaa ee Wariye Maxamed dilkiisu waxa uu ku salaysanyahay Qabyaalad iyo cadaawad Gadabuursiga dhexdiisa ka jirta ninkii taa danfiraana waa isaga...

View Article

Aragtida dadweynaha ee ku wajahan ciqaabtii Jidh-dilka ahayd ee loo gaystey...

Aragtida dadweynaha ee ku wajahan ciqaabtii Jidh-dilka ahayd ee loo gaystey wariye reer Borama ah: Yaa Dilay Wariye Maxamed C/raxmaan Maxaase Usoboba Dilkiisa? Hadal aan sax loo odhan waa lagu saxdaa...

View Article

Colka Waraf ma lagu dayey?

Colka Waraf ma lagu dayey? Bashir M. Hersi brdiraac@hotmail.com Feb 28 2012 Soomaalidaa waxay tiraa: “Mar i dage Allaha dago, mar labaad idagase Anaa is dagay” Xadiiskuna waa kii lahaa: “Mu’minka god...

View Article


Dowladda Yemen; "300 oo dagaalyahaniin al Shabaab ah ayaa dalkeena soo galay...

Wasaaradda arrimaha gudaha ee xukuumadda Yemen ayaa daboolka ka qaaday in dalkeeda ay soo galeen 300 oo ka tirsan al Shabaabka Soomaaliya, kuwaas oo sida la sheegay ka barbardagaalaya al Qaacidada...

View Article


Maxaa ka jira wararka sheegaya in Cabdullaahi Yuusuf uu Yemen ka xirxirtay...

Dalka Yemen oo in mudo ah ay ka socdeen rabshadogaalo wata oo lagaga soo horjeeday madaxweynihii mudada dheer dalkaas xukumayay Cali Cabdalla Saalax ayaa waxaa hadda ka soo baxaya warar sheegaya in...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Duqa magaalada Muqdisho "Xeebta liido ayaa noo balan ah"

video: 

View Article

Somalia forces ‘seize territory from militants’

Daily Nation Wednesday, February 29, 2012 Somalia forces have seized some territory in the Bakol region from Al-Shabaab, say government officials.  The areas were taken over after pro-government forces...

View Article

USAID oo Soomaaliya ka fulinaysa mashaariic ay ku baxayso $22 milyan

Idhanka(Muqdisho) –Hay’adda USAID ayaa sheegtay inay Soomaaliya ka fulinayso mashaariic ay ku baxayso lacag dhan 22 milyan oo doollarka Mareykanka ah, kuwaas oo uu ka mid yahay barnaamij lagu...

View Article


Duqay iyo Waxgarad kale oo ka soo jeeda Degmada Lughaya ee G/Awdal oo ka...

View Article

Wasaarada Warfaafinta Oo Sheegtay inaanu Jirin Qorshe Xukuumadu ku...

Xukuumadda Madaxwayne Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa bilowday hirgalinta heshiisyo ay dhawaan la gashay saxaafada madaxa-banaan oo uu malato ururka Solja, kaasi oo ahaa in xukuumaddu saxaafada...

View Article


Madaxweynihii Hore Ee Soomaaliya Col. C/laahi Yuusuf Oo iskaga Guuray Dalka...

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya C/laahi Yuusuf Axmed oo isaga ku noolaa dalka Yemen tan iyo intii uu ka degay Xilka Madaxweynenimo ee dalkan Soomaaliya ayaa waxa ay wararku sheegayaan in uu isaga...

View Article

Prof. Axmed I Samatar “In Somaliland Lagu Yidhaa Waxaad Ka Mid Tihiin Gobol...

View Article


Maxkamadda Sare Ee Dalka Oo Tababar U Furtay 50 Garsoore

Maxkamadda sare ee dalka ayaa maanta 50 garsoore u furtay tababar kor loogu qaadayo aqoontooda dhinaca garsoorka. Tababarkan oo socondoona muddo todobo bilood ah ayaa waxaa iska kaashaday hey’adda...

View Article

W/Warfaafinta Oo Cambaareeysay Falkii Lagu Dilay Agaasimihii Idaacadda...

Wasaaradda warfaafinta boostada iyo isgaarsiinta ayaa cambaareeysay falkii lagu dilay agaasimihii idaacadda Soomaaliweyn oo xalay lagu dilay Muqdisho. Wasiir ku xigeenka wasaaradda warfaafinta Boostada...

View Article

Dhageyso Warka Duhurnimo

WAR DUHUR 29 02 12

View Article
Browsing all 54547 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>