BRICS oo sheegay inay samaynayaan bangi
Hogaamiyayaasha shanta dal ee ugu wayn ee dhaqaalahoodu soo koroyo ayaa ku taliyayay inay sameeynayaa bangi horumarineed oo la tartama Bangiga Adduunka.
View ArticleAssad oo sheegay inuu aqbalay qorshaha nabada
Jaamacada Carabta oo ku shirtay Baqdaad maanta ayaa ku baaqday in la hirgaliyo qorshaha nabada ee ay qaramada Midoobay taageertay sida ugu dhaqsaha badan.
View ArticleAsxaabi loo-sheegay calaamaddo cajiib ah oo u gaar ah Nabi Muxamed Caleehi...
Udub-dhexaadka Sheekada Salmaan Al-Faarisi waxay ku soo wareeganaysaa sheekadiisii la xiriirtay waddooyinkii iyo dhibaatooyinkii uu u soo maray diinta xaqa ah. Waa sheekadii saxaabigii raad-raacayay...
View Articlekororso Aqoontaada Su’aalo iyo Jawaabo oo Diini ah iyo Aqoon Guud
Waa barnaamijkii aad inooga barateen Maalin walbo oo jimco ah, Wuxuuna xanbaarsan yahaymacluumaad fara-badan ee bal kaalay oo inala faa’iideyso. 1-Su’aal Sheeg Suuradda labo aayadood oo sujuud ah ay ku...
View ArticleDagaal ka dhacay duleedka Deyniile
Ciidamada dowladda ku meel gaarka ee Soomaliya oo ay taageerayaan kuwa midowga Afrika ayaa saaka weerar ku qaaday qeybo ka mid ah duleedka degmada Deyniile ee magaalada Muqdisho.
View ArticleWararkii ugu dambeeyay dagaalada ka soconaaya Magaaladda Muqdisho, dhul...
Warar dheeraad ah ayaa waxay ka soo baxayaan dagaalada culus ee maanta ka soconaaya duleedka Magaaladda Muqdisho, iyadoo dagaalada ay markii hore qaadeen Ciidamadda Dowladda iyo Amisom, waxaana markale...
View ArticleHRW: Kenya Yaysan Dib u Celin Qaxootiga
War-saxaafadeed ka soo baxay hay'adda xuquuqda aadanaha ee Human Rights Watch ayaa lagu sheegay in Somalia aysan ahayn goob nabad ah ool ay ku noqon karaan qaxootiga Soomaalida ah ee ku jira xeryahah...
View ArticleDagaal ka Dhacay Deyniile
Dagaal xooggan oo u dhaxeeya ciidamada dowladda/AMISOM iyo kooxda Al-Shabaab ayaa ka dhacay deeggaanka Deyniile ee duleedka magaalada Muqdisho. Ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM ayaa weerar saaka...
View ArticleMuxaadaro Fursadaha Lumaya By Sh Maxamed Idris Xaafidullah2
Muxaadaro Fursadaha Lumaya By Sh Maxamed Idris Xaafidullah2 From: Kheerto Views: 5 0 ratings Time: 01:12:38 More in Music muxaadaro:
View ArticleFaaqidaadda: Heshiis Dhexmaray DKMG iyo Shirkad
Barnaamijka waxaan toddobaadkan ku eegaynaa heshiis hor dhac ah oo dhexmaray DKMG iyo Shirkadda Holliday Finch. Shirkaddan ayaa la sheegayaa inay dowladda la gashay heshiis ku saabsan ilaalinta xeebaha...
View ArticleShabaab oo Dagaalkii Dayniile ka Warbixiyey iyo Weerar Rogaal Celis ah oo ay...
Muqdisho (RBC) Saraakiisha ururka Al-Shabaab ayaa ka hadlay dagaalkii maanta ka dhacay degmada Dayniile halkaasoo ciidamada DKMG iyo kuwa AMISOM fariisimo kaga qabsadeen. Sheekh Maxamed Xasan Abuu...
View ArticleCiidamada Al Shabaab oo Dib Ula Wareegay Degmada Maxaas ee Gobolka Hiiraan
Dagaalyahanada xarakada Al shabaab ayaa maanta dib ula wareegay gacan ku haynta degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan oo maalmo ka hor lagala wareegay. Kadib dagaal gaadmo ah oo ay dagaalyahanada Al...
View ArticleDab Qabsaday Mid Ka Mid Ah Suuqyada Ganacsiga Ee Ceerigaabo
Ceerigaabo(OWN) Mid ka mid ah suuqyada waaweyn ee magaalada Ceerigaabo ayaa habeennimadii wax qabsaday dab xooggan oo sida la sheegay kazoo bilawday goob bakhaar ah oo haweenka danyarta ee xaraashka oo...
View ArticleSomaliland Presidents Welcomes Turkish Ambassador to Somalia
HARGEISA(Somalilandpress)-Somaliland President H.E Ahmed Mohamed Mohamud (Silanyo) has welcome delegation from Turkey that consist of six member delegation led by the Turkish ambassador to Somalia Mr...
View ArticleDagaal iyo duqeymo khasaare geystay oo xalay iyo maanta ka socda degmada...
Ugu yaraan 10-qof oo dhinacyadii dagaalamay iyo shacab isugu jira ayaa ku dhinta dagaallo iyo duqeymo illaa xalay ka socday duleedka Muqdisho iyo degmada Dayniile, kuwaasoo u dhexeeyay ciidamada DKMG...
View ArticleKoobka Nabadda iyo isdhexgalka oo lagu soo gaba gabeeyay magaalada...
Tartanka Ciyaaraha kubadda cagta ee lagu magac daray nabadda iyo isdhexgalka ayaa galabta lagu soo gaba gabeeyay garoonka kubadda ee magaalada Bosaaso. Ciyaarta kama dambeysta ayaa dhexmartay kooxaha...
View ArticleRa’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo ka qeybgalay shirkii ICMG lana kulmay Lynn...
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo jooga Nairobi ayaa 30kii Maarso ka qeybgalay shir aad iyo aad u mihiim ah oo ay soo qaban qaabiyeen Qaramada Midoobey oo lagu qiimeynayey waxqabadka iyo horumarka laga...
View ArticleEurope: Sanduuq Dhaqaale Ayaan Furaneynaa
Dalalka Yurub ee ku bahoobay lacagta Yuurowga ayaa si weyn kor ugu qaaday lacagta samata-bixinta dhaqaalaha Yurub ay ugu talagaleen in ka badan hal Trillion, waxaana talaabadaasi ay qeyb ka tahay...
View Article