Quantcast
Browsing all 54547 articles
Browse latest View live

Ciidamada Kenya oo dib loogu celinayo dalkooda ka dib markii la sheegay inay…

Warka ka imaanaya magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya ayaa waxay sheegayaan in askar gaareysa 850-askari oo ka mid ah ciidamada Kenya ee ku sugan dalka Soomaaliya in dib loogu celinayo dalkooda,...

View Article


Weeraro iyo dagaal lagu qaaday xalay saldhigga Howlwadaag iyo warar kala...

Weeraro bambaano ayaa xalay lagu qaaday isgoyska H/wadaag ee magaalada Muqdisho oo ay ku suganyihiin ciidamo ka tirsan dowladda KMG Soomaaliya, waxaana weerarka bambaano xigay rasaas ay...

View Article


Xidhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya iyo siyaasiyiin Wasiiro horay...

Wararka naga soo gaaraya magaalada Hargeysa ee xarunta maamulka la baxay Somaliland ayaa waxay sheegayaan in magaaladaasi ay ku suganyihiin Siyaasiyiin iyo Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka KMG...

View Article

DEG DEG: Madaxweyne Shariif Oo Magacaabay Gudiga la Hadla Soomaaliland

Muqdisho (RBC Radio) Madaxweynaha dowlada KMG Soomaaliya ayaa magcaabay guddiga wada haddalka maamulka Soomaaliland ka dib markii dhowaan maamulkaasi uu ogolaaday in uu wada hadal la galo Soomaaliya....

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Villa Somalia oo xalay lagu weeraray madaafiic iyo madaafiicdaas qaarkood oo...

Weerar madaafiic oo isdaba-joog ahaa ayaa waxaa xalay lagu qaaday xarunta Villa Somalia, xafiiska madaxweynaha Soomaaliya. Madaafiicdan ayaa waxaa la sheegay in qaarkood ay gudaha u galeen Xarunta...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

MUCJSO: Weyl caafimaad qabta oo Lix lugoodleh oo ku dhalatay dalka...

Dalka Switzerland waxaa ku dhalatay weyl soo jiidatay indhaha caalamka, weyshaas oo Lix lugoodleh, waa mucjisada Allee weyshaasi waa caafimaad qabtaa. Weyshaan oo loo bixiyay Lilli waxaa isla leh...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Soomaali kumanaan gaareysa oo ka faa'iideysatay daryeellada caafimaad ee...

Dowladda Turkiga oo sanadkii tegay si wannaagsan oo aan la qiyaasi karin ugu soo gurmatay Soomaaliya ayaa waxay Muqdisho ka dhiseen Cusbitaalo daryeel caafimaad u fidiya shacabka Soomaaliyeed....

View Article

Ergayga Dib u Heshiisiinta U Qaabilsan Madaxweynaha DKMG Oo Rajo Wanaagsan Ka...

Muqdisho (RBC Radio) C/qaadir Xaaji Maxamuud Dhaqane oo madaxweynaha dowlada KMG Soomaaliya u qaabilsan dhinaca dib u heshiisiinta ayaa wuxuu ka hadlay wada hadalada Soomaaliland iyo waliba dowlada...

View Article


Natiijooyinkii Ugu Dambeeyay Ee Tartanka Koobka Jaaliyadda Soomaaliyeed Ee...

Jidda (RBC) Ciyaaro ka tirsanaa Koobka Horyaalka Jaalliyadda Soomaaliyeed Magaalada Jidda Boqortooyada Sacuudi Carabiya isaga horyimid taariikhdu markey aheyd 13/04/2012 kooxaha Xiddigaha Ruweys iyo...

View Article


Shaqaale Shisheeye ah oo muddo ku dhow labo Sano Afduub loogu haystay...

Gaalkacyo-hobyonet)Wararka naga soo gaaraya Magaalada Garacad ee ee Gobalka Mudug ayaa sheegaya in Xalay la sooo gaarsiyay Magaaladaas 21 Shaqaale Ajaaniib oo mudo ku dhaw Labo Sano lagu haystay...

View Article

Xubno ka socda Golaha ammaanka ee Qaramada Midoobey oo Muqdisho soo gaaray

Waxaa shalay magaalada Muqdisho soo gaaray wafdi ka socday Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay kuwaasi oo xarunta madaxtooyada kula kulmay qaar ka mid ah madax ka tirsan dowlada. Xubnahan ayaa ka kala...

View Article

Maamulka Gobolka Gedo oo ka hadlay Duqeyn xalay loo geystay iyo qaraxii shalay

Maamulka Gobolka Gedo ayaa faah faahin ka bixiyay duqeyn xalay loo geystay degmadaas, iyo qarax shalay ka dhacay, kaasoo dhimasho iyo dhaawac dad rayid ah ka soo gaaray. Gudoomiyaha Gobolka Gedo...

View Article

Dowladda Jarmalka oo Soomaaliya u soo direysa tababarayaal ciidamada...

Saraakiil ku xeel-dheer tababarka ciidamada oo ka socda dalka Jarmalka ayaa dhowaan soo gaari doona Soomaaliya si ay u tababaraan ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ee dagaalka kula jira al...

View Article


Magaalada Muqdisho iyo deegaanada ku xeeran oo ay saakay ku hoortay raxmadda...

Magaalada Muqdisho iyo deegaanada ku xeeran oo labadii bilood ee la soo dhaafay ay ka jireen kuleylo daran ayaa waxaa saakay ku hoortay raxmad Alle oo loogu riyaaqay. Roobabkan oo runtii lagu...

View Article

Gen. Fred Mugisha:- Waxaan dooneynaa inaan sedexda bilood ee soo socota ka...

Saraakiisha dowladda KMG Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ayaa waxay shalay kulan saacado badan qaaday oo looga hadlayey amaanka Muqdisho ku yeesheen Saldhigga ciidamada Midowga Afrika ay ku leeyihiin...

View Article


Madaxweyne Yuweri Musaveni:- Marnaba ma doonayo inaan awoodda dalka...

Madaxweynaha dalka Yugandha Yoweri Museveni ayaa sheegay inuu xilka ka degayo marka la gaaro sanadka 2016-ka, haddii uu xisbigiisu oo talada dalkaasi haya uu taas weydiisto, si kalena uusan xukunka...

View Article

Dowladda Jarmalka oo sheegtay inay saraakiil u soo direyso Soomaaliya iyo...

Dowladda Jarmalka ayaa sheegtay inay Soomaaliya u soo direyso saraakiil ciidan si ay tababar ugu fidiyaan ciidamada dowladda KMG Soomaaliya iyo kuwa AMISOM si ay gacanta ugu dhigaan ammaanka guud ee...

View Article


Wasaaradda Dastuurka: soo xulidda odaaysha dhaqan meel gabogabo ah ayeey...

Wasaaradda Dastuurka, arrimaha Federaalka iyo Dib u heshiisiinta dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in meel gabogabo ah uu marayaan soo xulidda odayaasha dhaqan ee ka qeyb qaadanaya ansixinta Dastuurka...

View Article

Gen. Dhego-badan:- Dowladda KMG awood uma laha inay dadka hubka ka qaado,...

Abaanduulaha ciidamada xoogga dalka Soomaaliya Gen. C/kariin Yuusuf Aadan {Dhego-badan} ayaa shalay sheegay inay caalamka weydiisanayaan dhaqaale hubka looga iibiyo shacabka, ka dib hadal uu ka...

View Article

Hoggaanka, Socdaalka iyo Jinsiyadaha oo sheegay in Soomaalida dalalka reer...

Hoggaanka, Socdaalka iyo Jinsiyadaha dowladda Soomaaliya ayaa sheegay in ay isaga soo taryaan dadka Soomaaliyeed ee dib laagu soo celinayo gudaha dalka kaddib markii dowladdaha reer galbeedka shaki...

View Article
Browsing all 54547 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>