Qof naftii hure ah oo isku qarxiyay Baydhabo
Ugu yaraan laba ruux ayaa ku dhimatay qarax ismiidaamin ah oo saaka ka dhacay magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay. Labada qof ee qaraxa ku dhintay ayaa kala ah, ruuxii ismiidamiyay iyo askari ka...
View ArticleBoqortooyada Sacuudi oo Soo Saaray Qorshe ay ku Ogolaanayaan Iib geynta Xoolaha
sida ay maanta qortay jariidadda lagu magacaabo al-riyadh kana faaloota arimaha caafimaadka xoolaha hoos-timaadana wasaarada caafimaadka ee dalka boqortooyada sacuudi carabiya ayaa waxa ay maanta...
View ArticleDowlada oo faa faahin dheeriya Kabixisey Muwaadiniin Soomaali laga soo...
Kadib markii Maalinimadi shalay garoonka Diiyaaradah ee magaalada Mqudisho laga soo dajiye 9Muwaadiniin SOomaali oo laga soo masaafuriye dalka mareekanka oo in mudo kunoolayeen aya waxa faa faahin...
View ArticleAabo somaliyeed oo Buffalo New York ku dilay wiil 10 jir ah oo ilmahiisa la...
Aabo Soomaaliyeed ayaa wiil uu adeer u yahay ku dilay magaalada Buffalo NY, wiilka yar oo lagu magacaabi jiray Abdifataax waris ayaa wuxuu ahaa 10 jir iasagoo meydkiisana ku qariyay Basement-iga...
View ArticleA Somali Stepfather Charged with Beating 10-year-old to Death
A 40-year-old Buffalo man is behind bars, accused of beating his stepson to death. The body of 10-year-old Abdifatah Mohamud was discovered in the basement of a Guilford Street home Tuesday night...
View ArticleCiidammada Alfa-group oo howlgalkii ugu ballaarnaa Muqdisho ka sameeyay
Ciidammo si gaar ah u Tababarran oo ka tirsan dowladda Soomaaliya ayaa xalay howlgal ballaaran ka sameeyay degmooyin ka tirsan gobolka Banaadir, iyadoo dhan kale taliska Nabad Suggida qaranka gobolka...
View ArticleKullan xasaasi ah oo ka dhacay Villa Somalia, Madaxweynaha iyo Golaha...
Kullan xasaasi ah ayaa wuxuu xalay ka dhacay Aqalka Madaxtooyada ee Villa Somalia, kaasoo u dhaxeeyay Madaxweynaha Dowladda Kmg ah ee Soomaaliya, Golaha Wasiirada iyo Saraakiisha Dowladda Kmg ah ee...
View ArticleShabaab oo sheegay in hubkii ugu badnaa ay ka heleen deegaanka Siinka-dheer
Kooxda Al-Shabaab ayaa sheegtay in ay ka heleen deegaanka Siinkadheer ee duleedka magaalada Muqdisho hub fara badan oo lagu aasay guri ku yaala halkaasi. Afhayeenka Al-Shabab, C/casiis Abuu Muscab ayaa...
View ArticleHargeysa : Nin Dhallniyaro Ah Oo Saaka Si Badheedha Iskaga SooTuuray Biriijka...
Hargyesa (OWN)- Caydaruus Maxamed Askar oo ah wiil dhallinyaro ah ayaa saaka abaare 10:30 kii subaxnimo ayaa si badheedha iskaga soo tuuray Birjjika 2aad ee magaalada Hargeysa . Isaga oo ku dhacay...
View ArticleCiidamada Hey’adda nabadsugida oo howl galo gaar ah xalay ka fuliyay...
Ciidanka nabadsugida dowlada Soomaaliya ayaa howlgalo ay xalay ka sameeyeen degmooyinka Wardhiigleey, Yaaqshiid iyo Daayniile kusoo qab qabtay hub iyo dhalinyaro lala xiriirinayo Al-Shabaab. Taliyaha...
View ArticleMadaxweyne Shariif oo sheegay in shirweynaha Dastuurka lagu qabanayo xarunta...
Madaxweynaha Soomaaliya, Shariif Shiikh Axmed ayaa sheegay in xarunta Gaadiidka Booliska ee degmada C/casiis lagu qaban doono shirweynaha ansixinta dastuurka Soomaaliya. Shariif oo halkaasi shir...
View ArticleWAR DEG DEG: Xarakada Al Shabaab oo toogatay Taliyihii Saldhigga Degmada...
Xarakada Al Shabaab ayaa waxay maanta toogatay Allaha u naxariistee Maxamed Samaan, iyadoo ku eedeysay in uu xiriiro dhaw dhaw uu la-lahaa Dowladda Kmg ah ee Soomaaliya. Maxamed Samaan oo ahaa...
View ArticleMarxaladda kala guurka ah iyo Madaxda mustaqbalka Q:1aad: By Bashir M. Hersi
Waxaa maalmahan loo wada xusul duubayaa ama xawli loogu jiraa, sidii loo soo xuli lahaa gudiyada marxaladda kala guurka ah, si ay u qabtaan hawlo badan oo aad u adag, labo ayaase ugu muhimsan...
View ArticleMeher Xadka Qudbasireedka Muxaadaro
Meher Xadka Qudbasireedka Muxaadaro From: MrJamil27 Views: 2 0 ratings Time: 01:12:30 More in Entertainment muxaadaro:
View ArticleAbaalmarin la Siinayo Qofkii al-Shabab soo Dila ama soo Qabta
Dawladda Soomaaliya ayaa sheegtay inay abaalmarin dhan 500 doollarka Maraykanka ah siinayso cidii soo qabata ama soo disha dadka lagu tuhunsan yahay argagixisada. War-saxaafadeed ka soo baxay...
View ArticleShaqaale ka Tirsanaa Safaarada Turkiga oo la Dilay
Xalay fiidkii waxaa magaalada Muqdisho toogasho lagu dilay Yuusuf Sheikh Ibrahim Xassan, oo madax ka ahaa shaqaalaha safaaradda Turkiga ee Somaliya. Dilka sarkaalkan ayaa waxaa geystay Nin ku labisnaa...
View ArticleHolland oo Joojisay Musaafurinta 16 Somali ah
Wasiirka jinsiyada iyo socdaalka ee dalka Holland Gerd Leers ayaa sheegay inuu ka laabtay dacwad ka dhan aheyd 16 Somali ah oo u xiraa in dib loogu celiyo Somalia. Warkan ayaa lagu baahiyay shalay qaar...
View ArticleWhat Can African Leaders Learn From Brazil?
Opinion By:LibanObsiye It is no newsnow that China, once just another poor communist nation in the eyes of itscritics, has developed to be the second wealthiest country in the world.However, what would...
View ArticleSuxufiyiin iyo Fanaaniin ku Dhaawacmay Qaraxii Tiyaatarka Oo Wali Ku Jira...
Muqdisho (RBC Radio) Iyadoo wali isbitaalada magaalada Muqdisho ay ku jiraan dadkii ku dhaawacmay Qaraxii ka dhacay Tiyaatarka Qaranka Afartii bishaan ayaa hadana dowlada KMG wali waxay ku cel...
View ArticleSomalia sets $500 bounty on al Qaeda-linked rebels
Mogadishu (RBC) Somalia has set a $500 award for anyone who captures or kills a militant from the al Qaeda-linked militant group of al Shabaab which has been attacking government and African Union...
View Article