Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Browsing all 54547 articles
Browse latest View live

Ehelada Mid Ka Mid Ah Shaqaalaha Safaarada Turkiga Oo Ka Codsaday Dowladda...

Muqdisho (RBC) Cali Sheekh Ibraahim Xasan oo la dhashay Yuusuf Sheikh Ibrahim Xassan oo madax ka ahaa shaqaalaha safaaradda Turkiga ee Somaliya oo xaley fiidkii lagu toogtay ayaa sheegay in dilka...

View Article


DKMG ah : Abaalmarin $5,00 Ayaa La Siinayaa Qofkii Al-Shabab Soo Dila Ama Soo...

Muqdisho (RBC) Dawladda Soomaaliya ayaa sheegtay inay abaalmarin dhan 500 doollarka Maraykanka ah siinayso cidii soo qabata ama soo disha Al-Shabaab oo dagaallo xooggan kula jirta dowladda KMG iyo...

View Article


AMISOM oo mar kale qabsatay Dayniile

Ciidammada Afrikaanka ee ku sugan Muqdisho, AMISOM, ayaa mar kale sheegtay in ay qabsadeen garoonka dayaaradaha ee Dayniile oo ka tirsan Muqdosho.

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Taliska Ciidamada AMISOM: "Waxaan dagaal ku qabsanay garoonka diyaaradaha ee...

Taliska ciidamada AMISOM oo war-saxaafadeed Muqdisho ka soo saaray ayaa sheegay inay weerar ku qaadeen xalay garoonka diyaaradaha ee degmada Dayniile, halkaas oo ay al shabaabku gacanta ku hayeen....

View Article

AMISOM: Waxaan Qabsanay Garoonka Deyniile

AMISOM ayaa sheegtay in ciidamada Burundi ee ka tirsan AMISOM ay howlgal qorsheysan oo ay xalay ku qaadeen degmada Dayniile ee magaalada Muqdisho ay kooxda Al-shabaab kaga qabsadeen garoonka...

View Article


120 dayaaradi la dhacday

120 in ka badan ayay dayaaradi kula dhacday Pakistan.

View Article

Ciidamadda Dowladda Jabuuti oo la-diyaariyay meelihii laga dejin lahaa...

Iyadoo maal maha soo socdo la-fillaayo in Ciidamadda Dowladda Jabuuti la-geeyo Magaaladda Baladweyne ee Gobolka Hiiraan, ayaa waxaa la-diyaariyay goobihii laga dejin lahaa Magaaladda baladweyne....

View Article

Wararkii ugu dambeeyay Xabsiga Dhexe ee Magaaladda Muqdisho iyo waxa ay ka...

Dowladda Kmg ah ee Soomaaliya ayaa waxay si deggan ay uga hadashay dhacdadii shalay ka dhacday Xabsiga Dhexe ee Magaaladda Muqdisho, kaasoo shalay ay dad ku dhinteen kuwo kalana ay ku dhaawacmeyn....

View Article


Xasan Daahir Aweys : “Hubka Shabaab Ay Kala Baxday Siinka Dheer Wax Leh Dad...

Sheekh Xasan Daahir Aweys Muqdisho (RBC) Sheekh Xasan Daahir Aweys oo ka mid ah saraakiisha sare ee Al-Shabaab, ayaa sheegay in hub badan oo dhawaan Al-Shabaab ka qaateyn guri ku yaala deeganka Siinka...

View Article


Xarakada Al Shabaab oo sheegatay inay iyadu ka dambeysay weerarkii lagu...

Xarakada Al Shabaab ayaa waxay sheegatay inay iyadu ka dambeysay weerarkii ka dhacay Xabsiga Dhexe ee Magaaladda Muqdisho, iyadoo shaaca ka qaaday inay Xabsiga Dhexe ka soo bad baadisay rag lagu xukumo...

View Article

Saxmad milatari oo xoog leh oo maanta ka taagan aafafka Degmada Afmadow iyo...

Saxmad ciidan oo xoog leh ayaa waxaa maanta laga dareymayaa Degmada Afmadow ee Gobolka Jubbada Hoose, iyadoo laga cabsi qabo in dagaalo xoogan ay ka dhacaan daafaha Degmada Afmadow. Ciidamadda Dowladda...

View Article

Dowladda Kenya 7 ceel shidaal ka qodoneysa badda la sheegay in somalia...

Dowladda Kenya oo ay ciidamo ka joogaan gudaha dalka Soomaaliya ayaa haatan shaacisay inay ceelal shidaal ah oo gaaray 7-ceel ay ka qodeyso gudaha dalka Soomaaliya, kuwaas oo ay Kenya bilo ka hor ku...

View Article

Burburka diyaaradda Pakistan

Dadka baaraya shilkii diyaaradda Boeing 737 ayaa ururinaya waxyaabihii ka haray burburka diyaarada. Waxaa diyaaraddu ay burburtay markii ay ku dhawaatay caasimadda Pakistan ee Islamabad shalay galinkii...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xafiiska Madaxweyne Shariif ; "Waxaan xilkii wasiirnimada ka qaadnay Maxamed...

Madaxweyne Shariif Shiikh Axmed oo xafiiskiisa ka soo saaray wareegto ayaa wuxuu sheegay in uu xilkii ka qaaday wasiirkii wasaaradda isboortiga shaqada iyo shaqaalaha. Wareegtada madaxweynaha ayaa...

View Article

War Deg Deg AH: Wasiir Ku Xigeenka Arrimaha Dibadda Kenya Oo Goordhow...

Muqdisho (RBC)Waxa goordhow magaalada Muqdisho soo gaaray wafdi ballaaran oo hor kacaayao wasiir ku xigeenka arrimaha dibadda dowladda Kenya Richard Onyango. Wafdiga ayaa markii garoonka diyaaradaha...

View Article


Al-Shabaab oo si maldahan uga jawaabtay hadalka Xasan Dahir, dalbatayna in...

Kooxda Al-Shabaab ayaa si maldahan uga hadashay hadal ka soo yeeray Xasan Dahir, kaas oo ahaa in hub ku qarsanaa deegaanka Siinka Dheer ay la wareegeen sabab la’aan, kuna tilmaameen hub uu cadawga...

View Article

C/laahi Xasan Bariise: Waxa Aan Heynaa Seddax Qof Oo Ku Dhaawacmay Miino Ay...

C/laahi Xasan Bariise Muqdisho (RBC) DKMG ah Soomaaliya ayaa sheegtay in gacanta lagu dhigay seddax qof oo miino ku aasayay xaafadda KPP ee degmada Hodan ee magaalada Muqdisho. Afhayeenka Ciidammada...

View Article


Amisom oo ka qeyb qaadaneysa baaritaanada qaraxii tiyaatarka

Muqdsiho-hobyonet)Warsaxaafadeed kasoo baxay Amisom ayaa lagu sheegay in ay ka qeybqaadan doonaan weerarkii ismiidaaminta ahaa ee bishan afarteedii ka dhacday Tiyaatarka Muqdisho oo ay ku dhinteen dad...

View Article

Golaha Amaanka Qaramada Midoobay oo u codeeyay in kormeerayaan dheeraad ah...

Newyork-hobyonet)Golaha Amaanka Qaramada Midoobay ayaa u codeeyay in la kordhiyo tirade kormeeryaasha Qaramada Midoobay ka socda ee la geeynayo dalkaSyria. 15-xubnood ee Golaha ayaa si aan kala har...

View Article

Wiil la sheegey inuu sitey walxaha qarxa oo la qabtey

Muqdsiho-hobyonet)Hay’adda Nabad sugidda dowladda KMG Soomaaliya ayaa maanta soo bandhigtay wiil dhallinyaro ah oo ay sheegeen inay ku soo qabteen howlgal ay ka sameeyeen magaalada Muqdisho. Taliyaha...

View Article
Browsing all 54547 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>