Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Browsing all 54547 articles
Browse latest View live

Marxaladda kala guurka ah iyo Madaxda mustaqbalka Q:2AAD

Haddaan qaybtii hore oo qormada uga hadlay; Arar, Marxaladda kala guurka ah, Guddiga Dastuurka, iyo qayb ka mid ah Dastuurka qabyo qoraalka ah, ayaan qaybtanna ku sii qaadaa dhigayaa, wali qaybo ka mid...

View Article


Gabiley : Dhir Dood Xoogan Ka Dhex Abuurtay Dadka Degan Deegaanada Gabiley

Gabiley (OWN)- Gobolka Gabiley oo ah gobolka ugu wax  soo saarka badan Somaliland ayaa ah mid Illaahay ku manaystay  dhul  beereedyo aad u qurxoon ku waas   ay ka soo baxaan khudaar aad u tiro badan...

View Article


SOMALIA: President Sharif not satisfied with the draft constitution

By; Abdalle Ahmed Mogadishu (RBC) Somali interim president Sharif Sheikh Ahmed has demonstrated that he is not satisfied with some of the contents of the new draft constitution amid contradictory...

View Article

Al-Amriiki oo la sheegay in uu noolyahay kuna suganyahay Somalia.

News-(GMN) Cumar Xamaami oo Abuu Mansuur (Al-Amriki)  loo yaqaan oo dhawaanahan la shaacinayay in ay ururka Al-shabaab qoorta ka jareen kadib markii uu qilaaf soo kala dhexgalay. Ayaa waxaa iminka soo...

View Article

Kismaayo: Al-Shabaab oo Saaka 4-Ruux Si Arxan Darro ah ugu Dilay Deegaanka...

Kismaayo (RBC) Wararka naga soo gaaraya magaalada Kismaayo ee gobolka Jubada Hoose ayaa sheegaya in ciidamada ururka Al-Shabaab saaka ay si xun u dileen afar ruux oo labo ka mid ah ay ahaayeen odayaal...

View Article


Baarlamaanka Soomaaliya oo fariin xasaasi ah u diray Madaxweynaha Somaliya

Xilli uu sheegay Madaxweynaha Dowladda KMG Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed inaan la aqbali karin baarlamaan laba guddoomiye leh ayaa arrintaas waxaa ka jawaabay qaar ka mid ah mudanayaasha Baarlamaanka...

View Article

Taliyaha Guud ee Ciidamadda Booliska Soomaaliyeed oo dalka Turkiga ku sugan...

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sareeye Guuto Shariif Sheekhuna Maye ayaa tan iyo 18 kii bishan april 2012 socdaal shaqo ah ku joogay dalka Turkiga. Taliyaha ayaa sababihii uu u tagay waddanka...

View Article

“SACIID BINU CAAMIR WAA NIN AAKHIRADA KA DOORTAY ADDUUNYADA, WUXUUNA ALLE IYO...

SACIID OO AAN ISLAAMIN: Wiilkii dhalinyarada ahaa ee la oran jiray Saciid Binu Caamir Al-Jumaxi wuxuu ka mid ahaa kumanaankii kun ee yimid degmada Tanciim ee ku taallay agagaarka magaalada Makka, si ay...

View Article


Kororso Aqoontaada Su’aalo iyo Jawaabo oo Diini ah iyo Aqoon

Waa barnaamijkii aad inooga barateen jimco walbo. Wuxuuna xanbaarsan yahay macluumaad fara-badan ee bal kaalay oo inala faa’iideyso 1-Su’aal Sheeg Sida aan ognahay todobada asxaabi ee ugu axaadiista...

View Article


Sheekh Shariif iyo Feysal Cali Waraabe oo Xalay Kulan Gaar ah ku Yeeshay Dubai

Dubai (RBC) Sida uu maanta Shabakada Raxanreeb u xaqiijiyey safiirka Soomaaliya ee Dubai waxaa xalay kulan gaar ah hotel ku yaalla magaalada Dubai ku yeeshay madaxweynaha DKMG ah Shariif Sheekh Axmed...

View Article

W/Warfaafinta Oo Caafimaad Dibadda Ah U Qaadday Wariyayaashii Ku Dhaawacmay...

Dowladda KMG ah ayaa maanta caafimaad dibadda ah u qaaday weriyeyaashii ku Dhaawacmay qaraxii dhawaan ka dhacay golaha Murtida iyo Madadaallada kuwaas oo Xaaladdooda caafimaad wax looga qaban waayey...

View Article

Wafdi uu hogaaminayo Gudoomiyaha Gobolka Banaadir oo u ambabaxay dalka Uganda

Wafdi uu hogaaminayo gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Maxamuud Axmed Nuur (Tarsann) ayaa maanta u duulay magaalada Kampala ee dalka Uganada. Hadal uu ku siiyey wariyaasha...

View Article

Wasaarada Dastuurka oo sheegtay in qodobo ka mid ah qabyo qoraalka wax laga...

Wasaarada Dastuurka Soomaaliya Soomaaliya ayaa sheegtay in wax laga badalay qaar ka mid ah qodobada Dastuurka lagu wado in la ansixiyo bisha soo aadan ee loo diyaariyey Soomaaliya. Wasiiru dowlaha...

View Article


DEG DEG: Guardiola oo ka Tagay Barcelona iyo Macallin Cuusb oo la magacaabay

27 April 2012: By Ibraahim Geedow Cawaale. Macallinka Kooxda Barcelona Pep Guardiola ayaa ka fariistay shaqadii Macallinimo ee kooxda Barca kadib 4 Sano oo uu leylinaayay. Guardiola ayaa ku dhawaaqay...

View Article

Djibouti oo Dad Dhaawac ah ka Qaaday Muqdisho

Dowladda Djibouti ayaa maanta magaalada Muqdisho ka qaaday 4 wariye oo ka mid ahaa dadkii ku dhaawacmay qaraxii bilowgii bishan ka dhacay Tiyaarka Muqdisho. Dhaawacyadan ayaa in muddo ahba ku jira...

View Article


AMISOM oo sheegtay in dhowaan ay tagi doonaan gobolada dalka oo dhan

Hogaanka cusub ee Ciidamada AMISOM ayaa shaaca ka qaaday inay dhowaan Gobolada dalka oo idil kala wareegayaan Al-Shabaab, ayna Ciidamo ku filan oo ammaanka sugan ay geyn doonaan. Taliyaha cusub ee howl...

View Article

Faah faahin ka soo baxeysa dagaalo labadii maalmood si xiriir ah uga dhacayay...

Faah faahin dheeraad ah ayaa ka soo baxeysa dagaalo culus oo labadii maalmood ee la soo dhaafay ka dhacayay deegaano ka tirsan Gobolka Gedo, kaasoo u dhaxeeyay ciidamada Kenya oo taageeraya kuwa...

View Article


Wararkii ugu dambeeyay dagaalo ka dhacay Gobolka Gedo

Faah faahin dheeraad ah ayaa ka soo baxeysa dagaalo culus oo labadii maalmood ee la soo dhaafay ka dhacayay deegaano ka tirsan Gobolka Gedo, kaasoo u dhaxeeyay ciidamada Kenya oo taageeraya kuwa...

View Article

Suuqa Bakaaraha oo laga mamnuucay in lagu dhex iibiyo Qaadka iyo shidaalka

Gudiga Ganacsatada Suuqa Bakaaraha ayaa mar kale soo saaray digniino ku wajahan howlaha ganacsi ee suuqa, iyagoo ugu baaqay ganacsatada inay si deg deg ah uga raraan suuqa Qaadka iyo Shidaalka. Axmed...

View Article

Sarkaal Ajnabi ka tirsanaa Shirkada Saracen oo lagu dilay Gobolka Bari

Askari ka tirsanaa Ciidamada la dagaalanka burcad badeedka ee Puntland ayaa ku dilay duleedka deegaanka Isku shuban ee Gobolka Bari, sarkaal ka tirsanaa Shirkada Saracen ee Ciidamada Puntland tababarka...

View Article
Browsing all 54547 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>