Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Browsing all 54547 articles
Browse latest View live

Xannuuno La Garan Waayey oo Xoolo ku Dilay Gobolka Awdal

Boorama (RBC) Wasaaradda Xannaanada Xoolaha Somaliland ayaa sheegtay inay baaritaan Shaybaadh ah ku samaynayso Xanuunno la garan-waayey oo Xoolo fara badan oo Lo’ iyo Ari isugu jira ku laayey tuulooyin...

View Article


Xasan Dahir “Hubkaas dad Muslimiin lahaa, meel cadaw hub ku qarsan karo ma...

Hogaamiyihii hore Ururka Xisbul Islaam Shiikh Xasan Dahir Aweys oo beryahan si xoogan u naqdinayay Al-Shabaab ayaa ku tilmaamay hubkii ay ka soo faagteen guri ku yaal Siinka Dheer oo dhulka hoostiisa...

View Article


Deg deg:Qarax Xoogan oo haatan kadhacay Magaalada Nairobi

Sida aya shegayaan wararka aan xiligaan kaheleyno magaalada Nairobi ee xarunta dalka kenya in oo kadhacay qarax aad u xoogan kasoo kadhacay goob kaniisad ah oo kutaalo Guru Nanak hospital along Muranga...

View Article

Waasarada Dastuurka Oo Ku Dhawaaqday Xiliga Uu Sida Rasmiga ah u Furmayo...

Muqdisho (RBC Radio) Wasiiru dowlaha wasaarada Dastuurka iyo dib u heshiisiinta Xasan Maxamed Jimcaale ayaa wuxuu ka warbixiyay howlaha Dastuurka halka ay marayaan iyo waliba shirka lagu ansixinayo...

View Article

Wararkii ugu dambeeyay qarax xoogan oo goor dhaw ruxay Magaalada Nairobi iyo...

Qarax xoogan ayaa wuxuu goor dhaw oo maanta ah uu ruxay Magaalada Nairobi ee dalka Kenya, iyadoo qaraxu uu ahaa mid xoogan oo khasaarooyin kala duwan ay ka dhasheen. Qaraxaan ayaa waxaa lagu weeraray...

View Article


Dagaal u dhaxeeyo Ciidamadda Dowladda Soomaaliya oo iminka ka soconaaya...

Dagaal u dhaxeeya Ciidamadda Dowladda Kmg ah ee Soomaaliya ayaa wuxuu xilligaan ka soconayaa Agagaaraha Dhismihii hore ee Banaadir ee Degmada Hodan ee Gobolka Banaadir. Dagaalka u dhaxeeya Ciidamadda...

View Article

Wasiirka Warfaafinta Oo Shacabka Ku Nool Gudaha Dalka Iyo Dibadda Su’aallo...

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta,Boostada iyo Isgaarsiinta Xukuumadda Soomaaliya Mudane C/qaadir Xuseen Maxamed Jahweyn ayaa Su’aallo uga jawaabay Shacabka Soomaaliyeed ee ku nool gudaha dalka iyo...

View Article

Real madrid oo ku guuleysatay Horyaalka Spain (Warbixin+ rikooro)

3 May 2012: By Ibraahim geedow Cawaale (Biibbo) Kooxda Real Madrid ee Wadanka Spain ayaa ku guuleysatay Horyaalka wadanka Spain 4 sano kadib markii u horeysay. Ciyaartii Xalay oo ay la yeelatay Kooxda...

View Article


Xeer Ilaalinta Mareykanka oo sharci dil ah la raadinaya sedex nin oo Soomaali...

Dacwad ku oogayaasha Mareykanka ayaa sheegay inay u raadinayaan xukun dil ah sedex qof oo Soomaali ah haddii lagu helo dembi ah toogashii afar qof oo Mareykan ah loogu geystay dooni afduub loogu...

View Article


Ninkii ay Ahlu Sunna sheegeen inuu isku qarxiyey magaalada Dhuusamareeb oo...

Maxamuud cartan cadaawe culusow oo ah ninkii la sheegay inuu isku qarxiyey magaalada Dhuusamareeb ayaa beeniyay inuu yahay ninka is qarxiyay isla markaasna uu nool yahay, wuxuuna hadalka Maxamuud...

View Article

Mid kamd ah Oday dhaqameedyada Somaliland oo ka soo goostay Somaliland,...

Boqor Maxamed Jaamac Cumar oo ka mid ah Madaxdhaqameedyada Somaliland ayaa ka tallaabsadan go’aan ay wadagaaeen maamulka Somaliland iyo Odayaal dhaqameedka ka soo jeeda Somaliland oo ku sugaabsanaa...

View Article

Wasaaradda Warfaafinta oo si kulul u cabaarreysay dilkii wariye Farxaan jeemis

Wasaaradda Warfaafinta, Boostada iyo Isgaarsiinta Xukuumadda Soomaaliya ayaa si kulul u cabaarreysay dilkii xalay magaalada Gaalkacyo ee xaeunta gobolka Mudug loogu geystay Allaha u naxariiste Wariye...

View Article

Maamulka Gobolka Banaadir: Waxaa la soo celiyay Darjiinnadii iyo beerrihii...

Maamulka gobolka Banaadir ayaa magaalada Muqdishoka wada mushruucii ugu ballaarnaa ee lagu soo celinayo Dhismaha waddooyinka, Dajiinnadii ay Bulshada farriisan jiray si isbaddelka caasimadda ka jira...

View Article


Axmed Cabdisalaam oo ka hadlaya sida uu u arko weerarkii uu ku dhaawacmay iyo...

Axmed Cabdisalaam oo ka mid ah mas'uuliyiin ka soo jeeda gobolada Dhexe ee Soomaaliya oo mudooyinkan dambe u xusul-duubayay sidii ay maamul ugu sameyn lahaayeen goboladaas ayaa waxaa uu ka hadlayaa...

View Article

Dagaal mudo kooban socday kadib deegaanka Goobo ee degmada Maxaas, Hiiraan oo...

Dagaal mudo saacado ah ka socday deegaanka Goobo ee degmada Maxaas ayaa la sheegayaa in uu wax ka bedelay xaaladdii uu deegaankaas ku sugnaa mudooyinkii la soo dhaafay. Warar laga soo xigtay dadka...

View Article


Dood kulul Sarkozy iyo Hollande

Dood kulul ayaa Telefishinka ku dhex martay Madaxweyne N. Sarkozy iyo murashaxa xisbiga Hantiwadaagga F. Hollande

View Article

Agaasimaha guud ee wasaaradda Warfaafinta oo Djibouti ugu qeyb galay xuska...

Munaasabad ballaaran oo lagu maamuusayay xuska maalinta xoriyadda Saxaafadda adduunka, isla markaana ay ka qeyb galleen masuuliyiin uu ka mid yahay agaasimaha guud ee wasaaradda Warfaafinta, Ra’iisul...

View Article


Kulanka lagu taageerrayay wasaaradda Gaashaandhigga oo Muqdisho ka dhacay

Kulan lagu Taageerayay isbedellada ay wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya ka sameysay xagga amniga dalka oo ay ka qeyb galleen saraakiil sarre oo ka tirsan Ciidamada Xogga dalka iyo qeybaha Bulshada...

View Article

Golaha Wasiirada oo isla go’aamiyay goorta uu dhici doono shirka Odayaasha...

Golaha Wasiirada Dowladda Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid shirkoodii caadiga ahaa iyadoo shirkani uu guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, waxaana...

View Article

Madaxweynaha oo xafiiskiisa ku qaabilay Gudoomiyaha Gudiga Madaxa banaan ee...

Madaxweynaha Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa maanta Xafiiskiisa kula kulmay Gudoomiyaha Gudiga Madax banaan ee Dastuurka iyo Arrimaha Federaalka Prof. C/llaahi Xasan Jaamac iyo Gudoomiyaha Gudiga...

View Article
Browsing all 54547 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>