Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Browsing all 54547 articles
Browse latest View live

Waxagaradka Galmudug oo baaq Nabaddeed u diray Beello ku dagaalamay Degmada...

Gaalkacyo-hobyonet)Iyadoo Maalin ka hor uu dagaal qasaare gaystay uu dhexmaray Beello wada daga magaalada Xarardheere ee Gobalka Mudug ayaa waxaa soo baxaya baaqyo loo jeedinayo Beelaha Dirirtu u...

View Article


Qarax xoogan oo maanta gil gilay Magaaladda Baladweyne iyo Ciidamadda...

Qarax xoogan oo khasaaro ka soo gaaray Ciidamadda Itoobiya ayaa wuxuu maanta ka dhacay Magaaladda Baladweyne ee Gobolka Hiiraan, iyadoo qaraxa laga maqlay meelo badan oo ka tirsan Magaaladda...

View Article


General Dhaga Badan oo sheegay inuu xiiseynaayo inuu taggo Gobolada...

General Dhaga Badan ayaa wuxuu shaaca ka qaaday inuu xiiseynaayo inuu arko Gobolada Shabeellaha Hoose iyo Shabeellaha Dhexe, isagoo tilmaamay in taasi ay kahor taagan tahay oo kaliya, in Xarakada Al...

View Article

General Diini oo sheegay in Ciidamadda Xoogga Dalka Soomaaliyeed ay suggi...

Ciidamadda Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa waxay suggi doonaan ammaanka Cisbitaalka Hooyada iyo Dhalaanka ee SOS, oo ku xirmay dagaaladii qaraaraa ee sanadkii hore ka qarxay Degmada Heliwaa ee Gobolka...

View Article

Meydka Nin Oday ahaa oo la gowracay oo saaka lagu arkay duleedka Muqdisho

Meydka nin oday ahaa oo la gowracay ayaa saaka lagu arkay duleedka magaalada Muqdisho, gaar ahaan deegaanka Ceel-Cadde ee gobolka Shabellaha Dhexe, iyadoo ninkan la sheegay inuu ka mid ahaa ganacsatada...

View Article


Shabaab oo sheegay inay dagaal uga hortagayaan Ciidamada Jabuuti ee B/weyn...

Kooxda Al-Shabaab ayaa ku goodisay inay dagaal kala hortagi doonto Ciidamada Jabuutiyanka ee qeybta ka ah Amisom ee la filayo in dhowaan ay yimaadaan magaalada B/weyn ee Gobolka Hiiraan. Hadalkan ayaa...

View Article

Madaxweyne Shariif “Ma Baarlamaan labo gudoomiye leh miyaan u xayirnaaneynaa,...

Madaxweynaha Soomaaliya Shariif Shiikh Axmed ayaa si kulul u weeraray Baarlamaanka soomaaliya ee labada garab u kala qeybsan, isagoo cadeeyay in aan loo dulqaadin doonin kala qeybsanaantooda iyo...

View Article

Wasiirka Waxbarashada Galmudug”Wasaaraddu si wanaagsan ayey u shaqaynaysaa”

Nairobi-hobyonet)Wasiirka Waxbarashada Galmudug Burhaan Warsame Cigaal oo Safar shaqo ku jooga Magaalada Nairobi ee Dalka Kenya oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in Wasaaradda Waxbarashada Galmudug...

View Article


WAR DEG DEG Taliyaha Cususb AMISOM Oo Goordhow Soo Gaaray Muqdisho

Muqdisho (RBC) Waxa goordhow garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdishoo ka soo degay taliyaha cusub ee ciidamada AMISOM Lt. Gen. Andrew Guti,kaa oo dhawaan uu magacaabay madaxweynaha...

View Article


Gabay Waddani ah oo uu Tiriyay Abwaan Kaldeeq Muuse Ibrahim

suugaan:  Gabay Waddani ah oo uu Tiriyay Abwaan Kaldeeq Muuse Ibrahim Gabay uu Tiriyay Abwaan Kaldeeq Muuse Ibrahim kana tiriyay Shirweynihii Jaaliyaadka Ogaadeenya ee Pacifica ee lagu qabtay magaalada...

View Article

Gobolka Hiiraan oo Laba loo Qeybinayo

Iyadoo dadka gobolka Hiraan gaar ahaan magaalada Beledweyne ay ka cabanayaan bandow ay ku hayaan magaalada ciidamada Ethiopia ayaa maamulka gobolka waxa uu sheegay in amaanka uu soo hagaagayo, dhinaca...

View Article

Wadahalka Soomaalida: Qorshe-Xumo iyo Jahwareer Siyaasadeed!

Waxaa maalmihii ugu dambeeyay aad isu soo tarayay, wada hadalo la sheegay in loo qabanayo soomaalida, fikradda wahadalkaas waxay ka dhalatay shir bishii Febraayo ee aynu soo dhaafnay soomaalida loogu...

View Article

R/wasaare Gaas Talaabooyin Muuqada ayaan ka qaadnay Roudmapka lakiin?

Muqdisho-(GMN) Ra’iisul wasaare  C/weli Maxamed Gaas oo ka hadlayay dhamaystirka qorshaha Roudmapka ayaa waxa uu xusay in dowlada KMG ah ee Somalia ay samaysay dadaal aadu balaran oo ku aadan...

View Article


Ciidamadda Dowladda oo mararka qaarkood ka daran Xarakada Al Shabaab

Ciidamada dowladda KMG Soomaaliya ayaa la-sheegay in dhac iyo dil ay ka geesteen habeenkii xalay xaafada juungal ee degmada yaaqshiid ee gobalka banaadir Sida dadka deegaanka oo lahadlay Warbaahinta...

View Article

Kooxda ODAA oo hogaanka uqabatay Horyaalka Heerka 1-aad ee wadanka Australia

April 26 2012. By Yusuf Noor Mohamed(owkoombe), Somgoal Director. Kooxda Kubadda Cagta ODAA oo ah Koox Soomaali ah oo ka Ciyaarta Horyaalka Heerka koowaad ee Wadanka Australia ayaa hoggaanka u qabatay...

View Article


Sheekh Aadan Madoobe oo beeniyay in la xiray isaga iyo Xaabsade.

Ethopia-(GMN) Xili maalmihii la soo dhaafay ay soo baxayeen warar sheegaya in gudoomiyihii hore ee Baarlamanka Soomaaliya Sheekh Aadan Madoobe iyo Xildhibaan Max’ed Ibraahim Xaabsade oo labaduba ka soo...

View Article

Tababar Macalimiinta Gobolka Banaadir loogu Soo gaba gabeeye”Aqriso”

SOMALI CONGRESS OF TRADE UNIONS ayaa tababar siminaar ah oo soconaya mudo sadex cisho ah u furay afartan (100) macalin oo kamid ah macalimiinta wax ka dhiga dugsiyada kala duwan ee magaalada muqdisho...

View Article


Wasiir cusub oo loo dhaariyay wasaaradda Shaqada iyo shaqaalaha

Muqdisho, April 26, 2012-Munaasab xalay lagu dhaarrinayay wasiirka cusub ee dhaqadda Shaqaalaha, Isbortiska iyo dhalinyaradda Xukuumadda Soomaaliya isla markaana ay ka soo qeyb galleen mas’uuliyiin ka...

View Article

Maxay Real Madrid ay ka tiri guul daradii ay kala kullantay kooxda Bayern Munich

Jose Mourinho ayaa guuldaradii ka soo gaartay kooxdiisa semi-finalka Champions League ku eedeeyay nasiib darro soo wajahday kooxdiisa. Kooxda ku guuleysatay 9 jeer Champions League ayaa rigoore 3-1...

View Article

Maraykanka Oo $120 Million Siinaya Dalalka Ku Yaala Geeska Afrika

Washington (RBC) Dowladda Maraykanka ayaa sheegtay Arbacadoo in lacag dheeraad ah oo gaareysa 120 malyuun oo Dollal-ka Maraykanka ay siinayso dalal ay ka mid ah yihiin Soomaaliya, Kenya iyo Ethiopia ,...

View Article
Browsing all 54547 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>