Qarax ka dhacay magaalada Mombasa
Ugu yaraan laba qof ayaa ku dhintay shan qof oo kalena waa ay ku dhaawacmeen qarax xalay ka dhacay baar ku yaal magaalada Mombasa ee dalka Kenya.
View ArticleDastuurka Soomaaliya oo dhamaad ku dhow
Wasiirka dastuurka ee dawladda federalka Somaliya Cabdiraxman Xoosh Jibriil ayaa sheegay inay meel gabagaba ah marayso hawsha dastuurka.
View ArticleNin Loo Qabtay Weeraro Ka Dhacay Mombasa
Wararka ka imaanaya Mombasa ee dalka Kenya ayaa sheegaya in mid ka mid ah dadkii ku dhaawacmay weerar habeenkii talaadada lagu qaaday goob lagu caweeyo uu ka ahaa dadkii weerarka geystay . Madaxa...
View ArticleWFP oo kaarar cunto siineysa qoysas ku dhibaateysan Soomaaliya.
Barnaamijka Qaramada Midoobay ee cuntada aduunka WFP ayaa sheegay in ay kaarar ay cunto ku qaataan ay siinayaan deegaano ka tirsan Soomaalia.
View ArticleHargeysa 17 qof ayaa lagu xukumay dil
Somaliland maxkamad ku taalla Hargeisa, waxa ay maanta dil ku xukuntay 17 dil, halka shan qofna lagu xukumay xabsi daa'in.
View ArticleHargeisa: 22 Qof oo La Xukumay
Maxkamada Ciidamada Militariga Somaliland ee magaalada hargeisa ayaa maanta Xukuno Dil toogasho iyo Xabsi daayin iskugu jira ku riday 22 qof oo la sheegay inay ka mid ahaayeen dad Shacib hubaysan ah...
View ArticleMSF Belgium oo xiraysa xarumo caafimaad
Hey'adda samafalka ee MSF ee ka hawlgasha Soomaaliya ayaa sheegtay inay go'aansatay inay xirto xarumo caafimaad.
View ArticleBaydhabo: Arday Jaamacad ka Qalin jabisay
Jaamacaddan oo shan sano ka hor laga furay ayaa Ardaydu ay ku qalin-jabiyeen dimploma-da kalkaaliyaha caafimaadka oo saddex sanadood ah. Ardayda ayaa ka hadlay xiliyada adag ee ay soo mareen intii ay...
View ArticleQaramada Spain iyo France oo Magacaabay Xiddigaha uga Qeeyb Galaya koobka...
image: Muqdisho (RBC Radio) Macalinka xulka Qaranka Spain Mr.Vincente del Bosque ayaa waxa uu magacaabay qaar ka tirsan Xiddigaha Qarankaas uga qeeyb galaya koobka Qaramada Yurub. Xidigaha uu xushay...
View ArticleFaroole "qolyahaya dowladda Fadaraalka KMG ah, ayaa wax badan isku qasay"
Muqdisho (RBC) Kaddib markii labo maalin ka hor ay odayaal-dhaqameed ka socday deeganada Puntland ay ka noqdeyn shirka Muqdisho, ayaa waxa ka hadlay arrintaas madaxweynaha maamulka Puntland C/raxmaan...
View ArticleCiidamada KMG oo weerar ku qaaday fariisin Shababa ku leeyihiin duleedka Xudur
Xudur: (Sh. M. Network): Ciidamo ka tirsan kuwa dowladda KMG Soomaaliya ayaa weerar qasaare geystay waxa ay ku qaadeen fariisin xarakada Al Shabaab ay ku leeyihiin duleedka degmada Xudur ee xarunta...
View ArticleTolow Maxaan isu badali la’nahay!!! | C/qaadir Jaamac
Aduunyada aan manta ku noolnahay waxaa ka jira 196 dal (inta xoriyada haysata). Somalida waa dalka kaliya oo aan lahayn dowlad dhexe oo shaqaynaysa laga bilaabo 1991. Marka 195 dal oo isugu jira...
View ArticleMaxaa ka Cusub Tartanka K/Cagta Jaaliyada Soomaaliyeed ee Magaalada Jidda?
Ciyaaro ka tirsan Koobka Horyaalka Jaalliyadda Soomaaliyeed Magaalada Jidda ee dalka Boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa la qabtay 11/05/2012 waxaana kooxuhu isu arkeen sedan: Jubba Airways waxay madaxa...
View Article2012-05-17.mp4 Muxaadaro-fahamka nolsha-sh mustafaa.
2012-05-17.mp4 Muxaadaro-fahamka nolsha-sh mustafaa. Fahamka nolosha. From: aliciid Views: 0 0 ratings Time: 01:24:37 More in Entertainment muxaadaro:
View ArticleMalta: Qaxooti Dib u Dejin La Siiyay
Safiirka Cusub ee Mareykanka ee Jasiiradda Malta ayaa shalay soo sagootiyay 27 muhaajiriin Somali iyo E Eritrean ah oo ku soo jeeday dalkan Mareykanka, ka dib markii ay ka heleen degenaansho ah inay ku...
View ArticleCameron oo ka digay Euro
Ra'iisal Wasaaraha waddankan Britain, David Cameron ayaa ka digay aayaha lacagta Euro haddaan wax laga qaban.
View ArticleShaqo la'aanta dhalinyarada Tunisia
Tan iyo intii ay dowlada kumeel gaar ka ah ay xukunka haysay Tunisia mudo lix bilood ah maxaa iska badalay shaqo laanta ka jirta Tunisia.
View ArticleTazkiyatu Nafs - تزكة النفس
Tazkiyatu Nafs - تزكة النفس Muxaadaro ku saabsan Tazkiyatu Nafs, waxaa soo jeediyey Sheekh Axmed Daahir Aweys حفظه الله تعالی وجعل الجنة مثواه From: lfw82 Views: 0 0 ratings Time: 58:32 More in...
View ArticlePuntland oo dalbatay in Ciidamo Amisom la keeno Garowe iyo Galkacyo
Iyadoo falalka amni dari ee ka jira deegaanada Puntland ay sii kordhayaan, ayaa hadana waxaa isa soo taraya cabashada Maamulkaas ka muujinayo ammaanka faraha ka sii baxaya iyo dhaq dhaqaaqyada ka socda...
View Article