US to expand drone hits with secret new bases - The Independent
US to expand drone hits with secret new basesThe Independent... of a US base on Ethiopian soil would further strengthen the Addis government's position, said Roger Middleton, a regional analyst with...
View ArticleHay’adda Sharjah Charity International Oo Gargaar Bini’aadannimo Gaadhsiisay...
Hargeysa (OWN) — Hay’adda samafalka oo layidha Sharjah Charity International ayaa shalay ilaa maanta gargaar bini’aadannimo gaadhsiisay ku dhowaad laba kun oo qoys degan Gobolada Hargeysa, Gabiley,...
View ArticleAbdirahman Ali Ubaxle oo Ku Baaqay in Saxafada laga joojiyo qadiyada ku...
Bismilaahi Raxmaani Raxiim, Asalamu Calaykum wa raxmatu laahi wa barakaatul. Walaalayal waxaan salaan qiimo badan halkan uga soo gudbinaya dhamaanba Beelaha walaalaha ah ee wada dega Gobolka Saraar...
View ArticleTelesom Shirkad Dhaqaaqday oo Isgaadhsiineed + Shaqaale Aqoon ka Aradan,...
Marka aad tahay Shirkad Ganacsi haddana u adeegta Dadweyaha , waxay bulshada kuu Macaamiisha ahi u baahan tahay hadalo dabacsan oo ay ka Muuqato Tixgalin, oo ay Hareer socoto Soo dhawayn iyo gacmo...
View ArticleWASAARADDA WAXBARASHADA WAA IN DIB LOO BAADHAA, By: yasin ali
Waxan marka hore salamayaa dhamaan dadweynaha Somaliland oo ay ugu horayso bahda saxaafaddu. Intgaa ka dib haddaan u soo noqdo mawduucan yaabka le, waxaynu wada ogayn sanadkan badhtamihiisii markii...
View ArticleXisbiga UDUB: The Deceitful Voter Register, By: Abdi Halim Mohamed Musa
Xisbiga UDUB ___________________________________________ Ref: UDUB/XGK/F-2-1157 Date: September 20, 2011 The Deceitful Voter Register According to the detailed report...
View ArticleDhibaatooyinka shaqo aqooneed (work-experience) ee haysta Masuuliyiinta...
Marka hore waxaan halkan ka salaamayaa dhamaan Shacabka Somaliland meel kasta oo ay joogaanba. Waxaan kaloo salaamayaa saxaafada xorta ah. Salaam ka bacdi, waxaa maanta igu kalifay in ann qalinka...
View ArticleMaraykanka oo Afrika Saldhigyo ka Sameysanaya
Saraakiil Maraykan ah ayaa sheegay in Maraykanku saldhigyo diyaaradaha aan cidi wadin uu ka sameysanayo Ethiopia iyo Sychelles.
View ArticleObama oo ka Hadlay Somalia
Shirka Golaha Guud ee QM ayaa Obama kaga hadlay in caruurta Soomaaliyeed loo ogolaado inay u noolaadaan si la mid ah sida caruurta kale ee dalalka kale ee caalamka ku dhaqan. Obama waxa uu sheegay in...
View ArticleJeneraal Dhega-Badan “Xaalad dagaal ayay xilligan ku jiraan Gobolada dalka”
Abaanduulaha Ciidamada Xooga dalka Soomaaliya Jen. C/kariin Yuusuf Dhega-Badan ayaa sheegay in Gobolada dalka ay xaalad dagaal ka jiraan, isagoo soo hadal qaaday diyaar garow ballaaran oo soconaya....
View ArticleSoomaaliya iyo Talyaaniga Oo Kala Saxiixday Heshiis Horumarineed.SAWIRRO
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Prof Abdiweli Mohamed Ali oo ka qeybgalaya shirkii guud ee Qaramada Midoobey ee sanadlaha ahaa ayaa la kulmay Wasiirka Arrimaha Dibadda ee dalka Talyaaniga Franco...
View ArticleGuulaha Ciyaaryahanka Soomaaliyeed ee Islam Feruz Iyo Godobta Warbaahinta...
Ottawa-Sep-21-2011-qurbejoog.com-Saaxiibayaal qormadeena ciyaaraha waxaynu caawa ku soo qadaneynaa sababta ay warbaahintu uga faaloonweydey haddii ay noqoto BBC-da,VOA-da,wariyayaasha,idaacadayaash...
View ArticleXarakada ALshabaab oo ciidamo soo dhoobay meelo kamid ah magaalada Muqdisho
Dagaal-yahanada Xoogaga Xarakada Al Shabaab ayaa waxay ku soo qul-qulaayaan qeybaha kala duwan ee magaaladda caasimadda ah ee Muqdisho, iyadoo dhinaca kalana ay jiraan walaac xoogan oo shacabka soo...
View ArticleDeeq Somaliland gaysay Muqdisho
Hargeysa ayaa maanta waxaa ka amba baxaya laba wafdi oo sida mucaawino gaareysa 700 oo kun oo doollar oo dadweynaha Somaliland ay ugu deeqeen Soomaalida ay abaarta iyo macluusha ay heshay. Labada...
View ArticleRa'isal wasaarayaasha Soomaaliya iyo Turkiga oo New York ku shiray kadibna...
Ra'iisal wasaarayaasha Soomaaliya iyo Turkiga oo magaalada New York ku kulmay ayaa kulankoodi warbaahinta uga wrabixiyay. Labada ra'iisal wasaare oo New York uga qeybgalay Kalfadhiga Golaha loo dhan...
View ArticleGudoomiyaha Baarlamaanka Puntland; "Dilalka ka dhacahaya Puntland al Shabaab...
Gudoomiyaha Baarlamaanka maamul goboleedka Puntland oo ka hadlayay dilalka abaabulan ee mudooyinkan dambe ka dhacayay deegaanada Puntland ayaa dilalkaas eedooda dusha uga tuuray xoogagga al Shabaab ee...
View ArticleReysul wasaare C/wali oo lakulmay xogayaha guud ee jaamacad carabta.
NEW York:- Reysul wasaaraha Soomaaliya C/wali Maxamed Cali oo wali kuguda jira booqashadiisa Laatiin America iyo kaqeyb galkiisa shirkii guud ee Qaramada Midoobey ee sanadlaha ahaa ayaa lukulmay...
View ArticleOWN: Halkan Ka Dhegaysta Waraysi Aanu Ka Qaadnay Macallinta Xaafadda “Faysal...
Hargeysa (OWN)- Waxa aanu halkan idiinku soo gudbinaynaa waraysi aanu maanta ka qaadnay maccalinta saxaaffa “Faysal Maxamed Fadhfadhle.” isla markaana wax soo baray arday ka qalinjebisay machadka...
View ArticleRa’isal wasaaraha Turkiga oo sheegay inay Muqdisho ka dhisayaan isbitaal...
Ra’isal wasaaraha Turkiga Recep Tayyip Erdogan oo magaalada New York ee dalka Mareykanka u jooga ka qeybgalka shirka guud ee Qarammada Midoobay ayaa waxa uu kulan gaar ah la qaatay Ra’isal wasaaraha...
View Article