Siilaanyo oo martiqaaday xubaha golaha wakiilada
Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud "Siilaanyo", ayaa shalay markii ugu horreysay intii la doortay kulan qado ah Hotel Ambassador kula yeeshay guud ahaan xubnaha golaha wakiilada ee...
View ArticleSawirro daadadka dalka Pakistan
Roobab dheeraad ayaa ka da'aya waqooyiga Pakistan, kuwaas oo uga sii daraya daadadkuu ugu xumaa muddo sideetan sano ah ee dalka soo mara. Dadka oo biyaha dhex socda, iyagoo ka...
View ArticleHaween ay ka dhex muuqatay wariyada caanka ah Aamina Muuse Weheliye oo asaay...
Haween ay ka dhex muuqato saxafiyadda caanka ah ee soomaaliyeed Aamina Muuse Wehliye ayaa qaatay maryo cad cad oo ay ku matalayaan in ay asaay wadaan kadib markii ay daba dheeraatay colaada...
View ArticleFaaiidada ay Leedahey Walaaltinimada amp; Saaxiibtinimada Part One
Author: somalilandinfo Keywords: Added: August 3, 2010 muxaadaro:
View ArticleFaaiidada ay Leedahey Walaaltinimada - Part Two
Author: somalilandinfo Keywords: Added: August 3, 2010 muxaadaro:
View ArticleFaaiidada ay Leedahey Walaaltinimada amp; Saaxiibtinimada Part Three
Author: somalilandinfo Keywords: Added: August 3, 2010 muxaadaro:
View ArticleShacabka wadanka Kenya oo saakay u codeynaya Dastuur Cusub!
Shacabka dalka Kenya ayaa saaka u dareeray goobaha codbixinta si ay ugu codeeyaan dastuurka cusub oo uu yeelan doono wadankood kaas oo ey isku khilaafsan yihiin siyaasiyiinta wadanka Kenya. Safaf...
View ArticleWar deg deg ah: Qarax waxyeelo geystay oo lala beegsady haween ka...
Qarax khasaaro geystay ayaa lala beegsaday dad ka shaqeeynayey nadaafada jidadka magaaalada Muqdisho ee caasimada dalka Soomaaliya. Qaraxaan oo ahaa mid aad u xoog badnaa ayaa dadka deegaanka waxa ay...
View ArticleAlshabaab oo sheegay iney burburiyiing kaniisadii Katooliga ee magaalada Marka
Maamulka xarakada Shabaab ee gobolka Shabeelaha hoose ayaa maanta sheegay in ay soo gaba gabeeyeen bur burinta kaniisadii ay taliyaaniga ku lahaayeen magaalada Marka ee xarunta gobolkaasi. Maamulka...
View ArticleSomali girls have fashion show sewn up - Sun-Journal
LEWISTON — Sahro Noor, 11, carefully guided her fabric through a humming sewing machine Monday. Instructor Kristy Ouellette watched. “Perfect. I think you've...
View ArticleSarkaal ka tirsan ciidamada Dowaldda; "Alshabaab waxaan ka dilnay 59 Askeri...
Sarkaal ka tirsan maamulka iyo ciidamada dowladda ee gobolada Bay iyo Bakool ayaa daboolka ka qaaday in Alshabaab ay ka dileen 59 Askeri islamarkaana ka qabsadeen hub aad u fara badan dagaal faraha...
View ArticleWiil somalida mareykanka ah oo lagu xiray mareykanka kadib markki lagu...
Will asalkiisu somali ah balse Mareykan ah ayaa Ciidamada Amaanka Gobalka Chicago ee dalka Mareykanka xabsiga u dhaadhiciyeen kadib markii lagu eedeeyay in uu taageero siinayo xoogaga Al-Shabaab ee ka...
View ArticleHooyooyinka magaalada Muqdisho oo banaanbax ka dhigay magaalada Muqdisho
Degmada Xamar weyne ee magaalada Muqdisho ayaa Waxaa ka soconaya dibad bax balaaran oo looga soo horjeedo, dhacdooyinka foosha xun ee magaalada muqdisho ka dhaca, gaar ahaan qaraxyada lala eegto...
View ArticleHuuno, Ma Xamaraawi ayaa tahay?
Bil ka hor July 3, 2010 ayaan ka safray Magaaladda Nairobi ee dalka Kenya anigoo ku wajahanaa dalkeena Soomaaliya waxaana raacay Diyaaradda ay leedahay Shirkadda Juba...
View ArticleShir Madaxtooyada Villa Somalia ku yeesheen Madaxda dowladda KMG iyo...
Shir albaabada u xirnaa isla markaana Saxaafada loo diiday inay warar ka hesho ayaa wararka laga helayo Xarunta Madaxtooyada Villa Somalia waxay sheegayaan inay yeesheen Madaxda dowladda KMG,...
View ArticleAMISOM oo madaxda dowlada ka diiday iney madaafiic arxandarada ah shacabka ka...
Shir albaabada u xirnaa isla markaana Saxaafada loo diiday inay warar ka hesho ayaa wararka laga helayo Xarunta Madaxtooyada Villa Somalia waxay sheegayaan inay yeesheen Madaxda dowladda KMG,...
View ArticleGuusha dastuurka cusub ee Kenya
Taageerayaasha dastuurka cusub ayaa ku dhawaaqay inay ku guulaysteen aftidii shalay loo qaaday dastuurka cusub ee Kenya. Kiraitu Murungi oo ka mid ah dadka aad u taageerayay dastuurka cusub ayaa ku...
View ArticleNaomi Campbell oo Charles Taylor ku marqaati furtay
Naomi Campbell ayaa markhaati ka noqotay dacwadda ka dhanka ah Charles Taylor. Dadkii ka casheeyay Guriga Mandela 2007. Ms Cambell waxaa u yeertay Dacwad Oogayaashaasha oo rajo ka qabay in ay caddeyso...
View ArticleMareykanka oo 14 ruux eedeeyay
Mareykanka ayaa dad qabtay qaar kalena ku eedeeyay in ay Shabaab taageeraan. Maanta ayay dowladda Mareykanku soo saartay magacyada 14 ruux oo lagu eedeynayo falal argagixiso oo ah in ay lacag, shaqaale...
View Article