Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Browsing all 54547 articles
Browse latest View live

Maqaal "HURTA UMMADDA IYO SIYAASINTEEDU MA IS KU BAAHI BAA??"

"Baahi"   waa dareen adamigu ka wada siman yahay ; ahna kan ku kalifa in uu sameeyo dadaal iyo howgel si uu u  helo xal iyo jid uu u maro gaarista baahida uu qabo.  Dareenkaas oo leh wajiyo aad u kala...

View Article


xalaasha xaaraanta Q.1aad

Author: saadsuuban Keywords: Added: August 6, 2010 muxaadaro: 

View Article


Ahlu sunah oo dagaal guulo ka sheegtay siina wada dagaalka bisha ramadan

Sarkaal u hadlay ururka Ahlu Sunna Wal Jamaaca ee gobolka Banaadir Shiikh Maxamuud  Axmed Shuuriye oo dhinaca khadadka Idaacadaha Shir  Jaraa’id ugu qabtay ayaa ka hadlay ayaa sheegay iney ka...

View Article

Muwaadiniin Soomaaliyeed oo ciidamada Kenya xabsiga u taxaabeen

Muwadiniin somaliyeed oo sida la sheegay ka cararayey dagaalka ka holcaya meelo kamid ah dalka Somalia ayaa ciidamada Kenya ee Xaduuda jooga qabteen isla markaasna xireen sida ey sheegeen dadka...

View Article

Ciidamada Galmudug oo soo qabtay raggii dhacay xawaalada Qaran

Ciidanka amaanka maamulka koonfurta Gaalkacyo ee Galmudug ayaa sheegay in ay gacanta ku soo dhigeen ragii dableyda ahaa ee dhaca iyo boobka u geystay Xawilaada Qaran ee magaalada Gaalkacyo. Saraakiisha...

View Article


Dhaq dhaqaaqyo ciidan iska soo horjeeda oo laga dareemayo meelo kamid ah...

Ciidamada Dawladda Ku Meel Gaarka Soomaaliya iyo Culumaa’uddiinka Ahlu Sunna Wal Jamaaca ee  ku   sugan Magaalada Dooloow ee Gobolka Gedo ayaa Maalmihii la soo dhaafay waxa ay ka wadeen daafaha iyo...

View Article

Ra'iisal wasaare Sharma'arke" Waxaan halkan u imid dedejinta ciidamada la...

Ra'iisal wasaaraha xukuumada Soomaaliya ayaa gaaray magaaalada Nayroobi wuxuuna durbaba bilaabay dhaqdhaqaaqyo uu ku dedejinayo ciidamada Afrikaan ee loo yaboohay Dowladda Soomaaliya in ay ka...

View Article

Madaxweyne Faroole oo maanta sheegay in Shiikh Atam iyo Maamulka Puntland...

Salaadii Jimcaha ee maanta ka dib ayuu Madaxweyne Faroole Jameecadii la tukatay u sheegay in Shiikh Atam ay buuraleyda Galgala xoog uga saarayaan. Faroole oo aad u xamaasadeysnaa ayaa maanta shacabka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Hay'adda QM ee OCHA oo Warbixin ka soo saartay Somalia

Heyadda xidhiidhinta arrimaha gargaarka iyo banii'aadminnimada ee Somalia, OCHA, ayaa warbixinteedii ugu dambaysey ku soo qaadday tarxiilinta barakacayaasha, dabka iyo dabaylaha xagaaga, iyo...

View Article


Dagaallo iyo duqeymo daba socday oo Ka Dhacay Muqdisho

  Dagaaladan oo intooda badan ahaa kuwa goos goos ah ayaa waxa ay u dhaxeeyeen ciidamada dowlada kmg ah iyo kuwa ururka xisbul islaam, waxana labada dhinac ay isku adeegsanayeen qaybaha kala duwan ee...

View Article

Ambassador Yamamoto iyo somalida Maraykanka

Ku xigeen Kaaliya Xoghaya Arimaha dibada ee Maraykanka Uqaabilsa Arimaha qaarada Afinca Donal Yamamoto, ayaa shir balaadhan oo ay ka soo qayb galeen jaaliyada Somalidau ku qabatay Magaalada Seattle ee...

View Article

Somalida Mareykanka oo ey soo waajahday cabsi iyo kala shaki kadib markii...

Sirdoonka Mareykanka ee loo yaqaano FBI-da ayaa sirdoon Somali ah ku yaaciyey magaalooyinka somalidu u badan yihiin iyadoo somalidu haatan kala shakisan tahay kadib markii ALshabaabku sheegteen qaraxyo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Fadlan Caawi Dhismaha wadada Cusbitaalka Laascaanood(codsi loo jeedinayo...

Ku: Dhamaan ummada jecel inay qabtaan wax-qabadka daryeelka dalkeenii hooyo. Ka: Guddiga Abaabulka Barnaamijka Dhismaha Wadada (Las-Anod Hospital) Walalayaal marka hore waxan idinku salamayna salaanta...

View Article


Salaadiinta Togdheer iyo Buuhoodle oo shiray

Salaadiin ka kala socotay gobolka Togdheer iyo Buuhoodle oo shir dhowr maalmood socday ugu dhammaaday degaanka xadh-xadhka ee u dhexeeya Coodinle iyo Buuhoodle ayaa go'aano soo saaray.   Salaadiinta...

View Article

Xarakada hubeysan ee Alshabaab oo amar dul dhigay Ganacsatada gobolada Bay...

Ururka Alshabaab ee ka arimiya inta badan Koonfurta Soomaaliya ayaa amar dul dhigay ganacsatada ku gacansatada gobolada Bay iyo Bakool. Shiikh Cabdiraxmaan Mire Mataan, taliyaha ciidamada Alshabaab ee...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Shiikh Xasan Daahir oo ganacsatada Soomaaliyeed eedeyn kulul dusha uga...

Hogaamiyaha Xisbul Islaam, Shiikh Xasan Daahir Aweys ayaa weerar afka ah ku qaaday ganacsatada Soomaaliyeed ee Alle maalka aduun u dhiibay. Shiikha oo kulan deegaanka Ceelasha Biyaha kula qaaday qaar...

View Article

Dowladda Soomaaliya oo todobaadkii la soo dhaafay Maamulka Puntland si...

Dowladda Soomaaliya ayaa sida la soo werinayo waxay qaab Qarsoodi ah u geysay magaalada Garowe, xarunta maamulka Puntland Hub aad u fara badan. Shabakada warbaahinta Shabelle barta ay internetka ku...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Hogaanka Alshabaab oo hadda lagu muransan yahay. Maxaadse kala socotaa ragga...

Hogaanka sare ee Xarakada Alshabaab ayaa iminka ah sida wararka lagu helayo mid lagu muransan yahay. Shiikh Cabdirixiin Ciise Cadoow, Afhayeenkii hore ee Midowgii Maxkamadaha ayaa sheegay in uu hayo...

View Article

War deg deg ah: Dagaal aad u xoog badan oo hadda ka socda Buuraleyda...

War deg deg ah: Dagaal aad u culus oo saakay barqadii ka qarxay deegaanka Buuraleyda ah ee Gal-gala ayaa hadda sii xoogeeystay waxaana labada dhinac ee uu dagaalku u dhexeeyo soo kala gaaray gurmad....

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Warbixin kooban oo ku saabsan Kulankii Arrimaha Soomaaliya ee ka dhacay...

Kulan afar maalmood socday oo looga hadlayay arrimaha Soomaaliya ayaa Khamiistii ku aadaneyn Shanta Bishan Agoosto lagu soo gunaanaday Xarunta Sofia ee Dhaqanka. Kulankan oo ay ka soo qeybgaleen...

View Article
Browsing all 54547 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>