Faah Faahin Ku Saabsan Shirkii Shabaab Ee Baydhabo’Dhageeyso Warbixin Dheer’
Faah fahinno dheeraad ah ayaa ka soo baxaya shir kooxda alshabaab dhawaan ugu soo gabagaboobay magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Bay Iyo Qodobbo ay ku heshiiyeen horjoogayaashii ka qeybgalay Sida...
View ArticleQarax ka dhacay Muqdisho
Qarax baabuur oo ka dhacay Muqdisho ayaa dilay shan qof lix kalena dhaawacay.
View ArticleQarax ka dhacay Muqdisho
Qarax baabuur oo ka dhacay Muqdisho ayaa dilay shan qof lix kalena dhaawacay.
View ArticleHalaga daayo Aflagaadada Isboortiga Soomaaliyeed(Faallo)
06 Dec 2011.Waxaa in naba xumaan ah in ay usahlanaato shaqsi kastaa in uu aflagaadeeyo isboortiga Soomaaliyeed hadaba maqaalkeyga oo aan horo dhac aan uga dhigay( halagadaayo aflagaadada isboortiga...
View ArticleWasaaradda Gaadiidka Oo Qalab Ku Wareejisay Hoggaanka Ciidamada Nabadgelyada...
Wasaaradda Gaadiidka Cirka dhulka Badda iyo Dekedaha ayaa maanta qalab loogu talagalay shuruucda waddooyinka ku wareejisay hoggaanka ciidanka Nabadgalyada waddooyinka ee Taraafikada si loo dardar...
View ArticleQarax ka Dhacay Magaallada Muqdisho
Ugu yaraan 4 qof ayaa dhintay kaddib markii baabuur laga soo buuxiyay walxaha qarxa uu ku qarxay meello u dhow N-4 ee Muqdisho. Goobjoogayaal ayaa VOA u sheegay in baabuurkan intii uusan qarxin ay...
View ArticleCulimada Taageerta Al Shabab Oo U Soo Jeedisay In Ka Guuraan Magaca Caanka...
Baydhabo (OWN)- Culimada taabacsan Xarakada Al Shabaab ee ku dhaqan magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Bay ayaa u soo jeediyey kooxdaasi in ay iska badaleen magacoodii ahaa Al Shabab iyaga oo ku...
View ArticleFaah faahin dheeraad ah oo ka soo baxeysa qaraxii xooganaa ee maanta gil...
Faah faahin dheeraad ah ayaa waxay ka soo baxeysaa qarax xoogan oo maanta gil gillay Isgoyska km4 ee magaaladda Muqdisho, waxaana qaraxaasi loo-maleynayaa inay ka dambeysay Al Shabaab. Nin watay gaari...
View ArticleWasiirka Wasaaradda Cadaalad Oo Maanta Soo Saaray Wareegto Isku Shandhayn...
Hargeysa(OWN)- Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda Somaliland Xuseen Axmed Caydiid ayaa maanta soo saaray Wareegto uu xilkii kaga qaaday isla markaana ku magacaabay qaar ka amid ah Garsoorayaasha iyo...
View ArticleDaawo Sawirada: Madaxweynaha Soomaaliya oo maanta ku soo laabtay magaaladda...
Madaxweynaha Dowladda Soomaaliya ayaa wuxuu maanta uu dib ugu soo laabtay magaaladda caasimadda ah ee Muqdisho, kadib markii uu shalay uu safar hal maalin qaatay uu ku aaday magaaladda Addis Ababa ee...
View ArticleIndhacade “Qaraxyada ka dhaca muqdisho Al-shabab ka dmabeeyaan ee ciidmada ha...
Shir jaraa’id oo uu Jen. Yuusuf Maxamed Siyaad (Indha-cade) oo ka mid ah saraakiisha dowladda KMG ah, ku qabtay magaalada Muqdisho ayuu ku sheegay in ay ka dambeyaan qaraxayada magaalada Muqdisho...
View ArticleDagaalo xoogan oo caawa ka soconaaya magaaladda Muqdisho iyo hubka culus oo...
Dagaalo culus ayaa waxay caawa ka soconayaan magaaladda Muqdisho, waxayna u dhaxeeyaan Ciidamadda Dowladda Soomaaliya oo ay kaabayaan Ciidamadda Amisom iyo Al Shabaab oo dhinac ah. Dagaalada ayaa waxay...
View ArticleDagaal iyo duqeymo culus ayaa xilligan ka soconaya Magaalada Muqdisho
Dagaal culus iyo duqeyn ayaa xilligan ka soconaya Magaalada Muqdisho, iyadoo aad loo maqlayo hugunka hubka culus ee la is weydaarsanayo. Xilligan oo Saacada Muqdisho ay tahay 6:30, wax yar ka horna...
View ArticleWarbixin: Xoollaha Soomaalida iyo Saameynta Abaaraha
Waa Warbixin gaar ah oo aynu kaga hadlayno xaaladda xoolaha Soomaalida iyo saamaynta ay ku yeesheen abaaraha. Waxaa warbixintan inoo soo diyaariyey soona jeedinaya Cabdullaahi Nuur Kolombo.
View ArticleR/W Cabdiweli: Wadahadal Diyaar baan u Nahay
C/weli Max'ed Cali, ra'iisul-wasaaraha DKMG ayaa sheegay in DKMG ay diyaar u tahay wadahadal ay la furto cid walba oo nabad doonaysa. Ra'iisul-wasaare Cabdiweli Cali Max'ed ayaa VOA siiyay wareysi uu...
View ArticleXiisad ka Taagan Galbeedka Somaliland
Xiisad ayaa ka taagan deeggaanka Seemaal oo u dhaxeeya Baki iyo Gabiley kaddib markii halkaasi lagu dilay afar qof. Xiisaddan ayaa waxay u dhaxeysaa laba beellodd oo halkaasi wada dega. Saddex qof ayaa...
View ArticleCiyaaro xiiso badan oo ka tirsan koobka Champions League oo la ciyaarayo caawa
Kulamo xiiso badan oo ka tirsan koobka horyaalada qaarada Yurub ee Champions League ayaa caawa la ciyaarayaa kuwaasi oo aad u xiiso badan. Ciyaarahaan ayaa waxaa wada ciyaari doono kooxo badan oo ka...
View ArticleTacsi ay dirayaan Macalimiinta Jaamacadda Taibah iyo Ardada Jaamica...
Waxaan halkan Rabbi u weydiinaynaa in Rabbi uu u naxariisto Sh. Dr. Axmed X. C/Raxmaan oo ay dishay gacan ka xaqdaran. Wax u tacsiyaynaynaa dhammaan elehadii uu ka tegay iyo shacab weynaha...
View ArticleHaka Talin Masiibiyo wax Makhluuqa kala Dila!, By. AHMED SULIEMAN NOUR
Magacaagu yuu noqon mid xumaan kamarag kaca waxan tacsi u diraya ehelki iyo qarabadii ay ka geeriyoodeen dadkii gacanta ka xaqa daran ku dhishey deganka u dhaxeeya gebiley iyo baki, wuxu aha arrin...
View ArticleMaqaal, By. Abdirahman Ismail
Waxaa sibilaa naxariisah daro ah uqarxinaya dadwaynaha soomaaliliyeed ee kunool magaalada moqadisho baryahan dane allah umanaxariistayaasha diigyacabka ah ee labaxay alshabaab oo iyagu iskumagacaaba...
View Article