Quantcast
Browsing all 54547 articles
Browse latest View live

Djibouti: Shirkii ICG oo soo Gababoobay

RW Somalia ayaa sheegay in waxyaabaha kulankaas lagaga hadlay uu ka mid ahaa shirka London, sidii KMG loo dhameyn lahaa iyo nabad gelyada. Ra'iisal wasaaraha ayaa sheegay in dhamaan intii ka qeyb...

View Article


Barnaamij Gaar ah: Shirka London

Waa barnaamijyo taxane ah oo ka hadlaya waxa laga fili karo shirka London ee Soomaalida loogu qabanayo dalka Britain dhamaadka bishan. Barnaamijka oo dhameystiran qeybta hoose ka dhageyso.

View Article


Bacadlhii Xamar-weyne oo DKMG ah lagu Wareejiyey

Madaxweynaha DKMG ee Somalia ayaa guddoomay furihii dhismihii weynaa ee Bacadlihii degmada Xamar-weyne ee gobolka Benaadir. Madaxweynaha ayaa u mahad celiyey dadkii hayey dhismaha, waxana uu u...

View Article

Shirka London: shirqool iyo luggooyo:by Bashir M. Hersi

Sida qarankii u qallibmay, waxaa Soomaaliya loo qabtay dhawr shir, dhammaan ku suntanaa nabadeyn, waxaase jiray qaar loogu yeeray wadatashi, aanse nabaddu marna ka marnayn, dabcan nabaddu waa nudubka...

View Article

Khaatumo State oo Hub kala Wareegtay Somaliland Dagaalkii Maanta Sawiro

Buhoodle  Wararka naga soo gaadhaya baa sheegaya in Ciidamada daacada u ah Deegaanka Khaatumo State  ay Hub kala wareegeen Ciidamada Somaliland dagaalkii Maanta deegaankaasi ka dhacay Waraysi uu BBcda...

View Article


Jerry Rowlings oo Madaxda Dowladda kala hadlay khilaafka Baarlamaanka iyo...

Ergeyga Midowga Afrika u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya Jerry John Rowlings ayaa Qasriga Madaxtooyada Soomaaliya kula kulmay Madaxweynaha iyo Ra’iisul Wasaaraha, isagoo kala hadlay khilaafka baahay ee...

View Article

Subac quran JuzTabaarak iyo culumo soomaaliyeed

muxaadaro:  Filimkan oo tayo leh iyo subac oo dhemeystiray ka daawo http://sonnna.net/ Waa subac quran juz tabaarak oo ey akhrinayaan culimo soomaaliyeed. Wuxuu qaadanayaa illaa iyo 50 daqiiqo ee sabar

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Subac quran JuzTabaarak iyo culumo soomaaliyeed

Filimkan oo tayo leh iyo subac oo dhemeystiray ka daawo http://sonnna.net/ Waa subac quran juz tabaarak oo ey akhrinayaan culimo soomaaliyeed. Wuxuu qaadanayaa illaa iyo 50 daqiiqo ee sabar muxaadaro: 

View Article


Weerar ismiidaamin ah oo lagu qaaday hotel Munna oo u dhow xarunta...

Muqdisho-hobyonet)Weerar ismiidaamin ah oo loo adeegsadey gaawi uu saarnaa hal ruux ayaa lagu qaaday hotelka Munna oo u dhow xarunta madaxtooyada Somalia ee Villa Somaliya. Qaraxa ismiidaaminta ayaa...

View Article


WAR DEG DEG: Xildhibaano ka tirsan Dowladda Soomaaliya oo goor dhaw uu ruux...

Weerar ismiidaamin ah ayaa waxaa lagu qaaday Hotel Munna oo ku yaalla Degmada Xamar Weyne ee Gobolka Banaadir, iyadoo qaraxaani uu geystay ruux watay mooto laga soo buuxiyay walxaha qarxa. Ruuxaan ayaa...

View Article

Dallad ay ku midoobeen ururrada ka shaqeeya samofalka iyo horumarinta...

Dallad ay ku mideysan yihiin ururrada ka shaqeeya samofalka iyo horumarinta bulshada ayaa maanta looga dhawaaqay Muqdisho, waxaana munaasabadda looga dhawaaqay goobjoog ka ahaa xubno ka socday qaar ka...

View Article

Weerar Ismiidaamin ah oo galabta lagu qaaday Maqaayad ku dhegan Hotelka Muna

Weerar Ismiidaamin ah oo loo adeegsaday gaari yar oo walxaha qarxa laga soo buuxiyay ayaa galabta lagu qaaday Maqaayad caan ah oo lagu magacaabo Fatxi oo ku dhegan Hotelka Muna ee degmada Xamar weyne....

View Article

Qarax ka dhacay Muqdisho

Boliiska magaalada Muqdisho ayaa sheegay in qof baabuur isku qarxiay uu dilay ilaa toban qof xaafada xamarweyne.

View Article


Qarax ka dhacay Muqdisho

Boliiska magaalada Muqdisho ayaa sheegay in qof baabuur isku qarxiay uu dilay ilaa toban qof xaafada xamarweyne.

View Article

C/raxmaan Faroole “Somaliland waa in ciidamadeeda ku celisaa 15-kii Janaayo...

Madaxweynaha Maamulka Puntland C/raxmaan Faroole ayaa ku eedeeyay Maamulka Somaliland inay wadaan daan daansi, isagoo ka digay dagaalo sokeeye inay ka hureyso deegaanada Ciidamadooda ay soo galeen....

View Article


Kenyan, Somali Soldiers Gun down 13 Al-Shabaab Militants

Niarobi(RBC) At least 13 Al-Shabaab fighters have been killed including a top commander in the latest battle in the small town of Dalayat, North East of Badhade, a key transit point from the sea...

View Article

Al-Shabaab oo ku hanjabay inay sii kordhin doonaan qaraxyada

Kadib markii shalay qarax loo adeegsaday gaari yar oo ka dhacay Maqaaxi caan ah oo ku dhow Hotelka Muna ayaa weerarkaas waxaa sheegtay Xarakada Al-Shabaab oo dagaal kula jira Dowladda Soomaaliya iyo...

View Article


Tababarihii xulka Qaranka England Fabio Capello oo is casilay

Tababarihii xulka Qaranka England Fabio Capellp ayaa iska casilay xilka tababarnimo, kadib markii uu u gudbiyay xiriirka FA ee dalka Ingiriiska warqadiisa istiqaalada. Is casilaada Macalin Capello ayaa...

View Article

Xulalka Ivory Coast iyo Zambia oo u soo gudbay Finalka Koobka Qaramada Afrika

Xulka K/cagta Zambia ayaa wacdaro layaab leh ka dhigay Koobka Qaramada Afrika, kadib markii ciyaartii Sema Finalka aheyd ee dhex martay Xulka Ghana oo ahaa xulkii loo saadaalinayay Koobkan uu gool iyo...

View Article

Wasiirada Gaashaandhiga iyo Arrimaha gudaha oo shacabka ka codsaday inay la...

Wasiirada Arrimaha Gudaha iyo Gaashaandhiga ayaa si kulul u cambaareeyay qaraxii weynaa ee shalay ka dhacay goob maqaaxi aheyd oo ku dhow Hotelka Muna, kaasoo mas’uuliyadiisa ay sheegteen Al-Shabaab....

View Article
Browsing all 54547 articles
Browse latest View live