Quantcast
Browsing all 54547 articles
Browse latest View live

Madaxweyne Shariif oo la kulmay Gudoomiyaha Gudiga madaxa banaan ee Dastuurka

Madaxweynaha Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa maanta Xafiiskiisa kula kulmay Gudoomiyaha Gudiga Madax banaan ee Dastuurka iyo Arrimaha Federaalka Prof. C/llaahi Xasan Jaamac iyo Gudoomiyaha Gudiga...

View Article


Cutubkii ugu horreeyay ciidammada AMISOM oo gaaray gobolka Hiiraan

Ciidammada ugu horreeyay dowladda Jabuuti ee ka tirsan ciidammada AMISOM ayaa xalay gaaray deegaanka Kalabeyrka ee gobolka Hiirran, halkaasi oo ay si KMG ah farriisin uga sameysteen. Ciidammada ka...

View Article


Weerar is qarxin ah oo ka dhacay Pakistan

Ugu yaraan labaatan qof ayaa ku dhintay weerar is qarxin ah oo ka dhacay magaalo u dhaw soohdinta Afghanistan. Taliban ayaa sheegtay inay ka danbeeyeen weerarka.

View Article

Weerar is qarxin ah oo ka dhacay Pakistan

Ugu yaraan labaatan qof ayaa ku dhintay weerar is qarxin ah oo ka dhacay magaalo u dhaw soohdinta Afghanistan. Taliban ayaa sheegtay inay ka danbeeyeen weerarka.

View Article

Madaxweyne Shariif oo sheegay inaysan Aqbalayn Dastuurka oo la diido Laakiin...

Madaxweynaha Soomaaliya, Sheekh Shariikh Sheekh Axmed oo shalay booqday xarunta gaadiidka booliiska oo lagu wado inuu ka furmo shirka lagu ansixinayo dastuurka cusub ee Soomaaliya, ayaa sheegay...

View Article


Dowladda Mareykanka Oo Taageertay Go’aankii Q.M. Midowga Africa Iyo Igad

Dowladda Mareykanka ayaa si weyn u dhiirigelisay baaqii wadajirka ahaa ee ay dhowaan soo saareen Q.M. IGAD iyo Midowga Afarika kaas oo ahaa in tallaabo adag laga qaado shaqsiyaadka caqabadda ku ah...

View Article

Ammaanka Magaalada Muqdisho oo saaka si aad ah loo adkeeyay & Ciidamo badan...

Iyadoo saaka la filayo in magaalada Muqdisho uu ka furmo shirka Odayaasha dhaqanka ee lagu soo xulayo 825-ergo ee ansixinaya Dastuurka ayaa ammaanka Caasimada si aad ah loo adkeeyay. Wadooyinka...

View Article

Qaraxii ka dhacay Kaniisada Kenya oo la ogaaday in ay ka dambeeyeen Al Shabaab

image:  Muqdisho: (Sh. M. Network) Ciidamada Booliska ee dalka Kenya ayaa sheegay in qaraxii ka dhacay Kaniisad kutaala Magaalada Nairobi oo lagu Magacaabo Ngara ay ka dambeeyeen xarakada Al Shabaab ee...

View Article


Muqdisho: Shirkii Odayaasha Dhaqanka oo Goordhow Furmi Doona Iyo Amaanka...

image:  Muqdisho (RBC) Shirkii odayaasha dhaqanka ee beelaha Soomaalida ayaa lagu wadaaa in goordhow uu ka furmo xaruntii hore ee gaadiidka booliska ee magaalada Muqdisho oo dhowaan dayactir lagu...

View Article


Ahlu Sunna iyo Masuuliyiintii dhawaan tegay Galgaduud oo ka hor yimid Dastuurka

image:  Muqdisho: (Sh. M. Network) Kulan ay wadayeesheen Xildhibaanadii Siyaasiyiintii maalmihii dambe ku sugnaa magaalada Dhuusamareeb iyo maamulka Ahlu suna waljamaaca ayaa waxaa looga wada hadlay...

View Article

Aadan Madowe : Saraakiil Al-Shabaab Ayan Xiriir La Leenahay Si Ay Noogu Soo...

image:  Xudur (RBC) Xudur Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoowe oo ka tirsan Xildhibaanada Baarlamaanka KMG ah Soomaaliya, ee ka soo jeeda gobalka Bakool ayaa sheegay in ay wadahadalo ay kula jiraan...

View Article

Ciidamadda xoogan oo Al Shabaab ka tirsan oo gudaha u gallay dalka Kenya...

image:  Hay’adda ammaanka Dalka Kenya ayaa sheegay in boqolal dhallinyaro Kenyan ah oo ku soo tababartay wadanka Soomaaliya ay dib ugu soo laabteen dalkaasi Kenya. Saraakiisha Booliska Kenya ayaa...

View Article

Mogadishu:Shirka Odayaasha oo Furmay

Waxaa goor dhaweyd si rasmi ah uga furmay magaalada Muqdisho shirka odayaasha dhaqanka Soomaaliyeed ee soo xullaya ergada ansixineysa Dastuurka uu dalkaasi Mustaqbalka yeelan doono, iyadoo dhinaca kale...

View Article


Dowlada Zambia Oo Albaabada Isugu Dhuftay Safaarada Soomaaliya Ee Lusaka...

Lusaka (MGN) Booliska wadanka Zambia ayaa albaabada isugu dhuftay Safaarada Dowlada Soomaaliya ay ku leedahay Caasumada Zambia ee Lusaka. Xiritaanka safaarada ayaa wuxuu ka danbeeyay ka dib is qabqabsi...

View Article

Madaxweynaha Soomaaliya oo soo afjaray Shirka maanta ka furmay Magaalada...

Madaxweynaha diowlada kMG Soomaaliya ayaa sheegay in magaalada Muqdisho uu kusoo dhaeynayo odayaasha dhaqanka beelaha Soomaaliyeed isaga oo ka cudur daarat waqtuiga dheer ee lagu sugnaa madasha xaflada...

View Article


Wasiirka Dastuurka DKMG: Maanta Saddex Gumeysi Ayaan ka Gudubnay!

C/raxmaan Xoosh Jibriil, Wasiirka Dastuurka iyo Arimaha Federaalka Xukuumadda KMG ah Muqdisho (RBC) Wasiirka dastuurka xukuumadda KMG Soomaaliya C/raxmaan Xoosh Jibriil oo furitaankii shirka odayaasha...

View Article

Shir odayaasha dhaqanka uga furmay Muqdisho

Dugsiga Booliiska ee magaalada Muqdisho, waxaa ka bilaamay, Shir ay ka qayb galayaan odayaasha dhaqanka Soomaaliya oo soo-xulaya ergooyinka ansixin-doona dastuurka Cusub ee la diyaariyey.

View Article


Caweyska Washington: (Sharif Cabdalla)

Barnaamijka Caweyska Washington ee toddobaadkan waxaan idinku haynaa qubanayaal aad u xiiso badan oo idin xiisagalin doona. Sidoo kalana waxaa marti ku ah fannaanka aanu codkiisu duugoobin ee Shariif...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Muxaadaro Halgankii Geeska Africa

Muxaadaro Halgankii Geeska Africa Muxaadaro ka hadleysa halgankii geeska Africa ee Sh. Abyad From: halgankanet Views: 0 0 ratings Time: 16:31 More in Film & Animation muxaadaro: 

View Article

Xubno Al-Qaacida ka Tirsan oo Maxkamad la soo Taagey

Shan ka tirsan ururka Al-Qaacida oo ku xirnaa jasiiradda Guantanamo Bay ee dalka Cuba, laguna tuhmayo inay qeyb ka ahaayeen qaraxyadii ka dhacay dalka Maraykanka 11kii bishii September ee sanadkii...

View Article
Browsing all 54547 articles
Browse latest View live