Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Browsing all 54547 articles
Browse latest View live

Shirkii Sharma Sheekh ee Madaxda Carabta oo soo dhamaaday iyo Warmurtiyeed...

Shirkii ka socday magaalada loo tamashlaha tago ee Sharma Sheekh ayna ku kulansanaayeen madaxda Carabta ayaa la soo gunaanaday waxaana Shirkaas oo uu Soomaalida u metelayay Madaxweynaha Soomaaliya ka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Sawirka Maanta: Xeebta Xarardheere

Muuqaalka xeebta Xarardheere. Badda uu ilaaheyku maneysay dalka Somalida

View Article


Dagaalo qaraar oo xalay ka dhacay xaafado kamid ah magaalada Muqdisho iyo...

Waxaa sii kodhaya qasaaraha ka dhashay dagaalo iyo duqeymo xalay ka dhacay degmooyin ka mid ah gobolka Banaadir. Dagaalka ayaa bilowday kadib markii ciidamo ka tirsan Shabaab ay weerareen fariisimo...

View Article

Ciidamada dowladda KMG ah ee gobolka hiiraan oo dhexdooda iska dagaalay

2 askri ayaa kudhimatay, 3 kelana way kudhaawacmeen iskahor imaad kadhex dhacay ciidamo kawada tirsan DKMG ee kusugan Jawiil (kalabeyr) . Iskudhacaan ayaa imaanaya kadib markii dhinac uu iskudayay in...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Sawirka Maanta: Awr raran duleedka Hargeysa

Awr raran duleedka Hargeysa

View Article


Dagaal ka socda magaalada Muqdisho

Ugu yaraan lix qof, ayaa ku dhintay dagaal ilaa xalay ka socday magaalada Muqdisho.Dagaalka ayaa bilowday kadib markii xoogaga al-Shabaab ay weeraro ku qaadeen fariisimo ciidamada dowladda iyo kuwa...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Sheekh Mustafa X. Ismaciil - Qisadii Salmaan Al-faaris ee Kheyr doonka Part 2...

Sheekh Mustafa X. Ismaciil - Qisadii Salmaan Al-faaris ee Kheyr doonka Part 2 - 6 Waa Muxaadaro Islaami, waxaana soo jeedinaaya Sheekh Mustafa Xaaji Ismaaciil, waxaana lagu qabtay Oslo, Norway...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Sheekh Mustafa X. Ismaciil - Qisadii Salmaan Al-faaris ee Kheyr doonka part 3...

Sheekh Mustafa X. Ismaciil - Qisadii Salmaan Al-faaris ee Kheyr doonka part 3 - 6 Waa Muxaadaro Islaami, waxaana soo jeedinaaya Sheekh Mustafa Xaaji Ismaaciil, waxaana lagu qabtay Oslo, Norway...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Sheekh Mustafa X. Ismaciil - Qisadii Salmaan Al-faaris ee Kheyr doonka part 4...

Sheekh Mustafa X. Ismaciil - Qisadii Salmaan Al-faaris ee Kheyr doonka part 4 - 6 Waa Muxaadaro Islaami, waxaana soo jeedinaaya Sheekh Mustafa Xaaji Ismaaciil, waxaana lagu qabtay Oslo, Norway...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Sheekh Mustafa X. Ismaciil - Qisadii Salmaan Al-faaris ee Kheyr doonka part 5...

Sheekh Mustafa X. Ismaciil - Qisadii Salmaan Al-faaris ee Kheyr doonka part 5 - 6 Waa Muxaadaro Islaami, waxaana soo jeedinaaya Sheekh Mustafa Xaaji Ismaaciil, waxaana lagu qabtay Oslo, Norway...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Sheekh Mustafa X. Ismaciil - Qisadii Salmaan Al-faaris ee Kheyr doonka part 6...

Sheekh Mustafa X. Ismaciil - Qisadii Salmaan Al-faaris ee Kheyr doonka part 6 - 6 Waa Muxaadaro Islaami, waxaana soo jeedinaaya Sheekh Mustafa Xaaji Ismaaciil, waxaana lagu qabtay Oslo, Norway...

View Article

Ciidamada Dowladda KMG ah oo howlgalo ka wada degmada Waaberi kadib qarax...

Ciidamada dowlada KMG ah ayaa saaka howlgalo aad u ballaaran ka wada Degmada Waabari ee magaalada Muqdisho ka dib qarax xalay halkaas ciidamada lagula eegtay fariisimo wadada maka almukarama ay ku...

View Article

Roobab ka da'ay qeybo ka mid ah gobolka Gedo iyo dadka oo ku diirsaday

Roobab lagu diirsaday balse aan waqti badan socon ayaa ka da'ay qeybo ka mid ah gobolka Gedo waxaana raxmadan Alle ku farxay dadka ku dhaqan deegaanka oo in mudo ah abaaro iyo harraad la ildarnaa....

View Article


Xildhibaanada Baarlamaanka oo ka doodaya sharci ku saabsan Burcad badeeda...

Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa ka doodaya sharci si gaar ah u quseeya Burcad badeeda Soomaalida ee Badweynta Hindiya iyo Gacanka Cadmeed ka qowleysata. Mudanayaal ka tirsan Baarlamaanka...

View Article

Maamulka Puntland; "Xubanaha Dowladda Federaalku ma imaan karaan Puntland...

Maamulka Puntalnd ayaa ku dhawaaqay in shaqsi ka tirsan Golayaasha dowladda Federaalka ah ee Soomaaliyeed aysan imaan karin Puntland islamarkaana aysan isticmalai karin garoonada Puntland. Wasiir ku...

View Article


Fikrad: Soomaaliya: Dal Dad waayey! by: Bashiir M. Xersi

Dabayaaqadii sanadkii 2009-ka ayaan qoray qormo aan ugu magac daray:” Somalia: Wadankii Adduunku Dayacay!.”, oon ku muujiyey sida dunidu uga sii jeesatay Soomaaliya, kuna tusaaleeyey sida Soomaaliya...

View Article

Wasiirka warfaafinta Xukuumada Soomaaliya; "Shirkadda Saracen xiriirka ayaan...

Shirkada muranka badan ka dhex dhalisay Dowladda Soomaaliya ee Saracen ayaa sida uu sheegay wasiirka warfaafinta Xukuumada Soomaalidu waxaa loo jarayaa xiriirkii iyo heshiiskii lala galay. Heshiiska...

View Article


Axmed Diiriye Cali; "Maamulka Puntland go'aankii ay ka gaareen DFKMG waa ku...

Afhayeenka Golaha Dhaqanka iyo Midnimada Beelaha Hawiye Axmed Diiriye Cali oo ka hadlayay sida ay u arkaan go'aanka maamulka Puntland uu ku gaaray in ay dib uga laabtaan wadashaqeyntii kala dhaxeysay...

View Article

Beel ku wareejisay hub kala duwan xarakada Alshabaab iyo Alshabaab oo soo...

Beel kamid ah beelaha dega gobolka Sh/hoose ayaa ku wareeiyey Maamulka xarakada Al-Shaabab ee gobalka shabeelaha Hoose hub ka kooban noocyada kala duwan ey iyagu si gaar ah u heysteen iyadoo arintaaasi...

View Article

Burcad badeeda Somalida "Waan ka aarsan doonnaa waana u aar gudaynaa...

Burcad badeeda Somalida ka qowleysata xeebaha dalka Somalia ayaa sheegay iney toogan doonaan haddii ey qabtaan kuuriytaan markale kadib markii marka kuwa dagaalka ah oo laga leeyahay dalka Kuuriya...

View Article
Browsing all 54547 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>