Quantcast
Browsing all 54547 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Safaaradii Soomaaliya ee Jarmalka oo dib loo soo celiyay

      Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Jarmalka ayaa u dabaaldegtay soo dhaweynta dib u furida Safaaraddii Soomaaliya ee Jarmalka oo muddo gacanta Soomaaliya ka maqneyd kadib markii shalay halkasi...

View Article


Qaramada Midoobay oo Deristay arrimaha Burcad-badeeda

Daraasad ay Qaramada Midoobay samaysay, ayaa ku talisay in la kordhiyo tallaabooyinka ka dhanka ah burcad badeedda Soomaalida, kuwaas oo dunida galiyay qarash lagu qiyaasay ilaa todoba billion oo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

somalia-Dagaalo culus oo saakay ka socda degmada Hodon ee Gobolka Banaadir.

somalia-Dagaalo culus oo saakay ka socda degmada Hodon ee Gobolka Banaadir. www.dalkatv.com Halkan Ka Daawo warkii dalka LiveHalkan Ka Daawo Dagaalo culus oo saakay ka socda degmada Hodon ee Gobolka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

somalia-Dagaalo culus oo saakay ka socda degmada Hodon ee Gobolka Banaadir.

somalia-Dagaalo culus oo saakay ka socda degmada Hodon ee Gobolka Banaadir. www.dalkatv.com Halkan Ka Daawo warkii dalka LiveHalkan Ka Daawo Dagaalo culus oo saakay ka socda degmada Hodon ee Gobolka...

View Article

Alshabaab oo soo bandhigtay askari ey sheegeen inuu ka soo goostay ciidamada...

Maamulka Xarakada Alshabaab ee  degmada Buurhakaba ayaa sheegay in uu isu soo dhibay askari ka tirsanaa Ciidamada dowlada ee ku sugan magaalada Muqdisho islamarkaana sheegay in uu ka soo laabtay...

View Article


Labaatan sano ayaa laga joogaa tagitaankii Siyaad Barre

26-ka January sanadkii 1991, muddo hadda laga joogo 20 sano, ayaa madaxwaynihii Soomaaliya muddada dheer ka talinayay Maxamed Siyaad Barre jabhaddo hubaysan ay xukunkii ka tuureen, oo uu isaga baxay...

View Article

Ciidamada AMISOM oo qoys Soomaaliyeed ku laayey gurigooda xilli ay hurdayeen

Ciidamada AMISOM ee jooga Magaalada Muqdisho ayaa xalay qoys Soomaaliyeed ku laayay Xaafad ka mid ah degmada Yaaqshiid ee Magaalada Muqdisho kadib markii ey madaafiic ey ku tuureen degmada Yaaqshiid...

View Article

Fu’aad shangole oo markii ugu horaysay ka soo horjeestay ficilada Al-Shabaab

Sheekh Fu’aad Maxamed Adan Qalaf Shangole ayaa markii ugu horaysay ka soo hor jeestay ficilada kooxda uu ka tirsanyahay ee Al-Shabaab. Sheekh Fu’aad Maxamed Qalaf ayaa waxa uu ka hadlay isgaalaysiinta...

View Article


Wasaarada arrimaha Dibadda ee Australia;" Al-Shabaab waxay weerarayaan Shirka...

Wasaarada arrimaha dibadda ee dalka Australia ayaa ka digtay weerar dhalin kara dhibaayo ballaaran oo ay al-Shabaab la maagan yihiin in ay ku qaadaan madasha shirka madaxda Afrika ee dhowaan ka furmi...

View Article


Ra'iisal wasaare Farmaajo oo dalka ku soo gurya-noqday iyo xoogagga...

Ra'iisal wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya, Farmaajo oo safar shaqo ku maqnaa ayaa dib ugu soo laabtay caasimada dagaalada ka daashay ee Muqdisho. Mr Farmaajo oo saakay sida la sheegay ay diyaaradii...

View Article

Duleedka Beledweyne oo sida la sheegayo lagu dilay Shan ka tirsan...

Magaalada Beledweyne, xarunta gobolka Hiiraan wararka ka imaanaya ayaa sheegaya in xalay saqdii dhexe weerar abaabulan lagu qaaday Bar Kaantarool Galbeedka kaga beegan magaalada Beledweyne waxaana...

View Article

Al-Shabaab oo ka hadlaya ujeedada ka dambeysa mamnuucida Hay'adaha Gargaarka...

Ka dib markii aad looga dooday su'aalo badanna la iska weydiiyay ujeedada ay ka leeyihiin al-Shabaabku mamnuucida Hay'adaha Gargaarka ay ka mamnuuceen in ay ka shaqeeyaan deegaanada ay ka taliyaan...

View Article

Golaha Wasiirada Xukuumadda KMG ah oo ansixiyey go'aaan ku saabsan shirkadda...

Golaha wasiirada dowladda KMG ah oo maanta magaalada Muqdisho ku yeeshay Kulan albaabadu u xiran yahay ayaa ansixiyey in Kunturaadi laga noqday shirkada Saracen oo muran ka dhex dhalisay dowladda KMG...

View Article


Amiirka ururka Alshabaab ayaa fariin uu soo diray ku sheegay inaan dadka...

Amiirka ururka Alshabaab ayaa fariin uu soo diray wuxuu ku sheegay in aan dadka diinta la nacsiinin.  Sh. Axmad godane oo la hadlayey maamulada Alshabaab ayaaa sheegay in caddaalada ka dhaqmo. Dhowaan...

View Article

Madaxweyne Shariif oo dalka dib ugu soo laabtay iyo safiir cusub oo uu qaabilay

Madaxweynaha dowladda KMG Soomaaliya Sheekh Sharii Sheekh Axmed ayaa xalay dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho kadib safaro dhawaan uu uga maqnaa dalka dibadiisa, isagoo ay wehliyeen wafdi ka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Qolka Altaqwaa Muxaadaro kusaabsan Naarta iyo Jannada 2

Qolka Altaqwaa Muxaadaro kusaabsan Naarta iyo Jannada 2 From: TaleexWacaan Views: 25 0 ratings Time: 14:33 More in People & Blogs muxaadaro: 

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Qolka Altaqwaa Muxaadaro kusaabsan Naarta iyo Jannada 3

Qolka Altaqwaa Muxaadaro kusaabsan Naarta iyo Jannada 3 From: TaleexWacaan Views: 28 0 ratings Time: 14:33 More in People & Blogs muxaadaro: 

View Article


Xildhibaanno soo dhaweeyay go'aankii Xukuumadu ku joojisay xiriirkii...

Qaar ka mid ah Xildhibaannada Baarlamanka iyo aqonyahannada ayaa si isku mid ah usoo dhoweeyay go’aankii kasoo baxay Xukuumadda Soomaliya  kaas oo ku aadaanaa inay joojisay  xiriirkii kala dhexeeyay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Qolka Altaqwaa Muxaadaro kusaabsan Naarta iyo Jannada 4

Qolka Altaqwaa Muxaadaro kusaabsan Naarta iyo Jannada 4 Muxaadaro kusaabsan Naarta iyo Jannada From: TaleexWacaan Views: 6 0 ratings Time: 05:02 More in People & Blogs muxaadaro: 

View Article

War saxaafadeed: Xafiiska Madaxweynaha oo beeniyay in Madaxweynahu uu kala...

Waxaa nasiib darro ah iyadoo xaaladda Soomaaliya ay mareyso meel aad u adag oo u baahan in lagula tacaalo xikmad iyo xilkasnimo masuuliyadeed, in saxaafadda Soomaalida qaarkeed ay qoraan qoraallo been...

View Article
Browsing all 54547 articles
Browse latest View live