Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Browsing all 54547 articles
Browse latest View live

Gudoomiyahii Gudida Dhakhtarka weyn ee Hargeysa Marxuum Maxamed Xuseen Caabi...

Tacsi! Haddaanu nahay hawlwadeenada mareegta caafimaadka, waxa aanu tacsi weyn oo aan la soo koobi karin u diraynaa ehelkii iyo qaraabadii uu ka baxay, Ilaahay ha unaxariistee, marxuum Maxamed Xuseen...

View Article


Daawo Sawirada: Sida Xildhibaanada Baarlamaanka ay u doorteen Madoobe Nuunow...

Gudoomiyaha Baarlamaanka Kmg ah ee Soomaaliya ayaa waxaa goor dhaw loo-doortay Madoobe Nuunow Maxamed, kadib markii meesha laga saaray Shariif Xasan Sheekh Aadan. Xildhibaanada Baarlamaanka Kmg ah ee...

View Article


Horyaalkii 27-aad ee ciyaaraha fudud oo la soo xirey (Madaxda GOS oo ka...

Sports-hobyonet)Waxaa galabta garoonka banaadir lagu soo gabo-gabeeyey tartankii horyaalka 27-aad ee ciyaaraha fudud kaasi oo maalmo ka hore ka bilowdey halkaasi. Tartanka horyaalka 27-aad ee ciyaaraha...

View Article

Shir odayaal oo Bristol /UK lagu qabtay

Shir lagu qabtay magaladaBristolee cariga ingriiska (UK) aya waxaa lagu aasaasay urur gole odayaal oo ka kooban magaalooyinka boqortoyada ingriiska gaar ahaan kuwa Soomaalidu degenyihin ama ay ka...

View Article

DHEGAYSO:- Doorashadii Baarlamaanka Somaliya +Sawiro

Waxaa Galabta Xarunta Golaha Shacabka ee Magaalada Muqdisho ka dhacay kulan ee Baarlamaanka Dowlada Soomaaliya ku dooranayeen Gudoomiyaha Baarlamanaka Soomaaliya ee badalayay Gudoomiyihii xilka laga...

View Article


Gudiga Amniga Qaranka oo go’aan deg deg ka soo saaray waxyaabihii ka dhacay...

(Muqdisho, January 04, 2012) Kulankii caadiga ahaa ee ay maanta isugu yimaadeen Gudiga Amniga Qaranka  oo looga hadlay xaaladda amni ee dalku ku sugan yahay iyo qalalaasaha siyaasaddeed ee ka aloosan...

View Article

Mahiga oo ka walaacsan khilaafka baarlamaanka

Wakiilka gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay, Augustine Mahiga ayaa maanta muujiyay inuu walaac ka qabo khilaafka sii socda ee baarlamaanka Soomaaliya.

View Article

Mahiga oo ka walaacsan khilaafka baarlamaanka

Wakiilka gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay, Augustine Mahiga ayaa maanta muujiyay inuu walaac ka qabo khilaafka sii socda ee baarlamaanka Soomaaliya.

View Article


Ra'iisul Wasaaraha oo tegay Beledweyne

Ra'iisal Wasaaraha Soomaaliya, Cabdiweli Maxmed Cali, ayaa maanta booqday magaalada Beled Weyne.

View Article


Ra'iisul Wasaaraha oo tegay Beledweyne

Ra'iisal Wasaaraha Soomaaliya, Cabdiweli Maxmed Cali, ayaa maanta booqday magaalada Beled Weyne.

View Article

Ra'iisul Wasaaraha oo tegay Beledweyne

Ra'iisal Wasaaraha Soomaaliya, Cabdiweli Maxmed Cali, ayaa maanta booqday magaalada Beled Weyne.

View Article

Faah-Faahin Ka Soo Baxeysa Wafdiga Ra’iisal Wasaraha Uu Horkacaayo Ee Ku...

Beladweyne (RBC) Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya iyo wafdiga u hoggaaminaayo oo maanta barqadii gaaray magaalada Beladweyne ee xarunta Gobalka Hiiran ayaa waxa ay kulamo goonigooni la lee yihiin...

View Article

Golaha Sare Culumaa’udiinka Ahlusuna oo soo dhoweeyay Howl galada ammaanka...

Golaha Sare Culumaa’udiinka Ahlusuna Wal-jameeca ayaa taageeray howl galada ammaanka iyo xasilinta ee ka socda Gobolada dalka Soomaaliya, iyagoo soo dhoweeyay deegaanada iyo goobaha ay gacanta ku...

View Article


Xukuumada Turkiga oo xabsiga dhigtey taliyihii hore ee ciidamada.

Taliyihii hore ee ciidamada dalka Turkiga Gen Ilker Basburg ayaa xabsiga loo taxaabay isagoo loo haysto dambiyo ah in uu ka qeybqaatay isku day lagu doonayay in lagu rido xukuumada Turkiga. Gen Basburg...

View Article

Madaxweyne Shariif “Ciidamada qalabka sida waxay ku wajahan yihiin Gobolada...

Madaxweynaha Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa sheegay in Ciidamada Dowladda KMG ay ku wajahan yihiin Gobolada dalka ka haray, kadib markii dhowaan deegaano dhowr ah lagala wareegay Xarakada...

View Article


Ra’iisul Wasaare C/wali Gaas oo Magaalada Beledweyn kulamo kula leh,...

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr. C/wali Maxamed Cali Gaas oo barqanimadii maanta gaaray Magaalada Beledweyn ee Gobolka Hiiraan ayaa kulamo la leh Saraakiisha Ciidamada Dowladda, kuwa Itoobiya iyo...

View Article

Kenya oo guul ka sheegatay al-Shabab

Ciidamada dalka Kenya ayaa sheegay in kooxda Islaamiga ah ee dalka Soomaaliya, al-Shabab ay burburayso maadaama ciidamada Kenya weerarka ay ku hayaan kooxda ee gudaha Soomaaliya si xoog leh loo...

View Article


Britian oo ka digeysa ammaanka Kenya

Xafiiska arrimaha dibedda ee Britian ayaa digniin ku siinaya dadka British-ka ah ee booqanaya Kenya inay jirto khatar weerarro argagixiso.

View Article

Hey’adda Nabadsugidda Oo Soo Bandhigtay 2 Ruux Oo Watay Walxaha Qarxa

Hay’adda nabadsugida qaranka ayaa maanta soo bandhigtay 2 ruux oo gacanta lagu soo dhigay  xilli ay wateen walxaha qarxa iyadoo dadkaasina ay ka warbixiyeen waxa ay la damacsanaayeen. Labada ruux oo la...

View Article

Mudanayaal Ka Soo Jeeda Hiiraan Oo Soo Dhaweeyay Booqashadi R/wasaaraha Iyo...

Mudanayaal ka tirsan baarlamanka Soomaliya oo ka soo jeeda gobolka Hiiraan Ayaa maanta magaalada Muqdisho ku yeeshay kulan looga hadlayay sidii loo horumarin lahaa gobolkaasi iyo qaabka ay u garab...

View Article
Browsing all 54547 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>