Maxaa ka soo baxay shirkii Khamiislaha ee Golaha Wasiirada maanta ku yesheen...
Shirkii Khamiislaha ahaa ee ay isugu yimaadaan Golaha Wasiirada Soomaaliya ayaa goor dhow soo gaba gaboobay, iyadoo kulankan uu shir gudoominayay Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr. C/wali Maxamed Cali...
View ArticleXafladda Furitaan Xaafiiska Xisbiga DPS oo London ka dhacaysa.
London:(GMN) Guud ahaan Umadda Soomaliyeed ee ku dhaqan Magaaladda London iyo nawaa xigeeda waxaa laga codsanayaa inaay kasoo qayb Galaan Xafladda Furitaanka Xisbiga DPS. Xisbigaan DPS oo ah Xisbi...
View ArticleMaamulka Galmudug oo Heshiiyey
Khilaaf in muddo ahba u dhexeeyey hay'adaha kala duwan oo maamulka Galmudug ayaa Afhayeenka Baarlamaanka ee maamulkaasi sheegay in la dhameeyey. Afhayeenka baarlmaanka ee Galmudug Xasan Heyl oo VOAdu...
View ArticleMuqdisho: Hay'adda MSF oo Xirtay Xarumo Caafimaad
Hay’adda Caalamiga ah ee Dhakaatiirta Aan Xuduudda Lahayn (MSF) ayaa sheegtay inay xirayso xarumo caafimaad oo ka furnaa caasimadda Somalia ee Muqdisho, ka dib markii labo shaqaalaheeda bishii hore...
View ArticleSidee loga bixi karaa Qabyaalada loona dhisi karaa maamul cadaalad ah
Sidee loga bixi karaa Qabyaalada loona dhisi karaa maamul cadaalad ah Waxaa mahad oo idil u sugnaantay Allah Aburay circa iyo dhulka Intaa kadib waxan rabaa inta aan u guda galin maqaalka inaan hor...
View ArticleSidii Nabada Somalia Losoo Cilin Lahaa,Sh.Maxamed Idris Iyo Sh Bashir Shiil
Sidii Nabada Somalia Losoo Cilin Lahaa,Sh.Maxamed Idris Iyo Sh Bashir Shiil.
View ArticleShort But Important Story and Strong Message To The Muslims [Abdurraheem Green]
Short But Important Story and Strong Message To The Muslims [Abdurraheem Green]
View ArticleUganda oo sheegtay in Al-Shabaab ay damacsan tahay in dalkeeda ka geysato...
Dowladda Uganda ayaa ka digtay weeraro Al-Shabaab dooneyso inay dalkeeda ku soo qaado, si ay uga aar-gudato, kadib markii Ciidamadooda wiiqeen awooda Al-Shabaab, saldhigyo badan oo ku yaala Muqdisho...
View ArticlePele Maxaa Daba Dhigay Messi ?
Gedo Online Sports - Boqorka Kubbada Cagta Pele, ayaa is barbar dhigay isaga iyo Messi cida fiican, wuxuuna ku faanay Messi ha dhaliyo 1,283 gool isla markaana haku guueyto sedex koobka Aduunka ah ka...
View ArticleXarakada Al Shabaab oo damacsan inay qaraxyo cul culus ay ku gil gisho...
Dowladda Uganda ayaa waxay shaaca ka qaaday inay soo wajahday arin dareen culus leh, kadib markii ay ka war heshay in Xarakada AlShabaab ay damacsan tahay, inay qaraxyo waaweyn ay ka geysato gudaha...
View ArticleGeneral Dhaga Badan oo sheegay inaysan faro ka qodneen dagaalada culus ee...
General C/Kariin Yuusuf Aadan ayaa wuxuu shaaca ka qaaday inay isa soo tarayaan guulaha balaaran ee dagaalada looga gaaraayo Xarakada Al Shabaab, isagoo hoosta ka xariiqay in Xarakada Al Shabaab ay soo...
View ArticleAl-Shabaab Oo Qiratay Jabkeeda
Muqdisho – GMN - Al-Shabaab, ayaa si naf lacaari ah u sheegatay inay guulo aan muuqan ka gaareen dagaaladii qaraaraa ee shalay looga saaray fariimihii ugu dambeeyey ee ay ku lahaayeen magaalada...
View ArticleDhimashada iyo dhaawaca oo sii badanaya Magaalada Lascanood
Guud ahaan magaalada Lascanood ayaa si weyn isu badashay, waxaana hada magaalada gudaheeda ku dhex dagaalamaya maleeshiyaadka snm iyo shacabka lascanood Wali macada dhishada iyo dhaawaca, balse waxaa...
View ArticleSafiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Kenya oo deeq gaarsiiyay caruurta ku...
Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Kenya Amb. Maxamed Cali Ameerika ayaa kormeer ku tagay Xerada Qaxootiga ee Kaakuma, oo ka mid ah xerooyinka ugu waa weyn dalka Kenya, isagoo gaarsiiyay deeq kala...
View ArticleAl Shabaab oo ay ka soo yeertay hanjabaado culus iyo gurmad xoogan oo u yimid...
Waxaa markale laga cabsi qabaa in dagaalo faraha looga gubto ay ka dhacaan Magaaladda Muqdisho, kadib markii shalay dagaalo culus meelo badan looga qabsaday Xoogaga Xarakada Al Shabaab. Gurmadyo xoogan...
View ArticleAl-Shabaab oo sheegay in Ciidamada AMISOM ay gaareen halkii Ciidankii...
Xarakada Al-Shabaab ayaa sheegtay in dagaalada Muqdisho uu weji cusub galay, cadawgana uu bilaabay inay awoodooda ku baahiyaan Magaalada oo idil. War saxaafadeed ka soo baxay Al-Shabaab ayaa lagu...
View ArticleMacllimiinta Dugsiyada Quraanka ee Gobolka Shabeellada Hoose oo iyagoo fakad...
Waxaa magaalada Muqdisho soo gaaray inta badan Macllimiintii malcamadaha Quraanka Kariimka ah ee gobolka Shabeellada Hoose wax ka dhigi jirtay. Macallimiintan oo maalmihii la soo dhaafay koox-koox u...
View ArticleRabshaddo ka Dhacay Laascaanood
Rabshado dhaliyay dhimasho iyo dhaawac ayaa ka dhacay Laascaanood kaddib markii ay ku dhaceen dibadbaxayaal iyo ciidanka amniga Somaliland. Dibadbaxayaasha ayaa sheegay inay ka hortagayeen dad kale oo...
View ArticlePuntland oo ka Soo Horjeestay Khaatumo
Maamul-goboleedka Puntland ayaa maanta si rasmi ah u sheegay inay ka soo horjeedaan maamulka Khaatumo ee lagu dhisay shirkii Taleex. Dhageyso warbixinta ku saabsan mowqifka Puntland ee Khaatumo.
View ArticleCawayska: Faadumo Cabdilaahi Maandeeq (Q-3aad)
Cawayska waxaan idiinku haynaa qobonayaal xiiso leh iyo qeybtii saddexaad ee wareysiga Fannaanadda Faadumo C/laahi Kaahin Maandeeq. Dhageyso barnaaamijka oo dhameystiran. .
View Article